May 25 2013 02:07:14
Users Online
· Guests Online: 27

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Breaking News: Hillary Clinton oo Laga yaabo Inay Booqasho ku Timaado Soomaaliya..
SomaliBreaking News: Hillary Clinton oo Laga yaabo Inay Booqasho ku Timaado Soomaaliya..

July- 310 2012.

(Ogadentoday Press)- Xog-Hayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka Ms. Hillary ayaa bilowday safarkeeda ay ku marayso Dalal Afrikan ah, Clinton ayaa laga yaaba Inay booqasho ku timaado Dalka Soomaaliya, waxaa Sidaas shaaciyay Qoraal ka soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka.

Hadii aysan Madaxda Dowladda Soomaaliya ku booqon Dalka Kenya waxay doonaysa Inay la Kullanto Madaxda Soomaaliya kalana hadasho Nidaamka Kalla-Guurka ee Soomaaliya oo ku began Bisha August.

Waxaa safarkan ku waheliya Ms. Hillary Clinton, Wafti Balaadhan oo Dhanka Ganacsiga ah oo la socda.

War-Murtiyeedka la soo saaray ayaa waxaa ku qoran Dalalka kala ah, Senegal, South Sudan, Uganda, Somalia, Kenya, Malawi Iyo South Africa, waxaa laga saaray Dalka Nigeria oo Horey oogu jirey Liiska.

Safarkan oo manta bilaabmay oo Taariikhdu tahay July 31 waxayna ku sugnaan Doontaa Qaaradda Afrika illaa 10, 2012.

Waxay Madaxda Soomaaliya kalla kulmaysaa Madaxwaynaha Shariif Iyo Saxiixayaasha Hishiiska Qariiradda “Road Map” oo ah mid yihin Maamul Gobaleedkayadda Soomaaliya.


Secretary of State Hillary Rodham Clinton to Travel to Africa.
Tuesday, 31 July 2012

Press Statement

Victoria Nuland

Department Spokesperson, Office of the Spokesperson

Washington, DC

July 30, 2012


Secretary of State Hillary Rodham Clinton will travel to Africa July 31 through August 10, 2012. During this trip, the Secretary will emphasize U.S. policy commitments outlined in the Presidential Policy Directive - to strengthen democratic institutions, spur economic growth, advance peace and security as well as promote opportunity and development for all citizens

The Secretary's first stop will be Senegal, where she will meet President Sall and other national leaders and deliver a speech applauding the resilience of Senegal's democratic institutions and highlighting America's approach to partnership.

Next, Secretary Clinton travels to South Sudan where she meets with President Kiir to reaffirm U.S. support and to encourage progress in negotiations with Sudan to reach agreement on issues related to security, oil and citizenship.

In Uganda, the Secretary meets with President Museveni to encourage strengthening of democratic institutions and human rights, while also reinforcing Uganda as a key U.S. partner in promoting regional security, particularly in regard to Somalia and in regional efforts to counter the Lord's Resistance Army. She will also highlight U.S. support in the fight against HIV/AIDS.

The Secretary will then travel to Kenya where she plans to meet President Kibaki, Prime Minister Odinga, and other government officials to emphasize her support for transparent, credible, nonviolent national elections in 2013. To underscore U.S. support for completing the political transition in Somalia by August 20th, Secretary Clinton will also meet with President Sheikh Sharif and other signatories to the Roadmap to End the Transition.

The Secretary continues her trip in Malawi, visiting President Banda to discuss economic and political governance and reform.

In South Africa, Secretary Clinton will pay her respects to ex-President Mandela, and to participate in the U.S.-South Africa Strategic Dialogue focusing on the partnership between our two countries in addressing issues of mutual concern and our shared challenges on the African and world stage. Secretary Clinton will be accompanied by a U.S. business delegation.

Source: US Department of State

Ogadentoday Press
Washington
USA.


Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.71 seconds 6,905,291 unique visits