Madaxa Arimaha dibad ee Bariga dhexe oo soo gaaray Dalka Masar
Madaxa Arimaha dibad ee Bariga dhexe oo soo gaaray Dalka Masar
August 1st, 201
Arbaco (Ogadentoday Press)- Maalin ka hore aya waxa yimid dalka Masar madaxa Xafiiska Bariga dhexe oo ka tirsan Hogaanka Arimaha Dibada (HAD) ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF), Mudane Mohamed Abdi (Gacmo dheere) oo ku yimid dalka Marsar booqasho rasmi ah oo la xidhiidha hawlaha halganka ee dibada ka socda.
Waxaana ugu horaynba masuulka halkaa ku soo dhoweeyey xubnaha Jaaliyada Ogadeeniya ee ku dhaqan dalka Masar ka dib waxaa masuulka u bilowday kulamo rasmi ah oo uu la yeelanayo shaqsiyaad iyo hay'ado kala duwan oo dalka Masar ku sugan , wuxuuna kulankii ugu horeeyey maanata oo taarikhdu tahay 31.07.2012 la yeeshey Dr.Fulayfil oo ah madaxa macadka Daraasaadka Afrika, islamarkaana ah \ qoraa weyn oo wax ka qora Taarikhda afrika khaasatan Geeska Afrika.
Labada Mudane ayaa is dhaafsaday hadaalo badan oo tabanaya xaalada Geeska Afrika guud ahaan garaan ahan halganka hubeysan ee Ogadeenya, waxayna markaas isku af garteen inaay ka wada shaqeeyan sidi loo hor mariun laha xirirka walaltinimo ee ka dhexeya shacabka Masar iyo Somalida Ogadenya iyo sidi wadanka Masar wax loogu guud biin laha xogag rasmi ah.
Dr. Fuleyfal ayaa soo jeediyay In shirkii ay yeeshen labada dhic inaay muhim tahay in Halganka Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadenya ay dhowr wanagsan ka qaadato xirirka Bariga Dhexe loona bahan yahay inay Jabhadu kalin muhim ah ka ciyaarto siyasada Geeska Afrika, sido kalena loo bahan yahay taqriiro tusaya ama qoraalo ku xusan afka carabiga sii looga gaadho qaadiyada ama looga dhaadiciyo shucuubta iyo dowladaha carabta,oo ay ka faa'ideystaan isbadalka siyasadeed ee ka fuurmay Wadamada Caraabta ,wuxuna xusay inaay Ogaadenya tahay qadiyad carbeed.
Kadib intaas aya labada Mudane waxay ku balamay ineey yeeshan kulamo dheeraad ah,wixi war ah ee ka soo baxana kulamada soo socooda kala soco Ogadentoday Press.
Shirkan oo ahaa mid aad muhiim u ah ayaa ku dhamaaday jawi aad u farxad badan oo ay labada dhinacna isku af gaartaan go'aamo latabaan karo wada gadheen.
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey
mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda
abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi
godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT
Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa
samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore
Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya
Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter