Bereket Simon- Zenawi waa soo roonaanayaa + Wariye sheegay Inuu Zenawi Dhintay?
Zenawi waa soo Caafimaadayaa Sidaas waxaa Yiri Bereket Siman.
Bereket Simon- Zenawi waa soo roonaanayaa + Wariye sheegay Inuu Zenawi Dhintay?
Wariye Abebe Gellaw oo sheegay in Zenawi Dhintay.
August 01 2012.
(Ogadentoday Press)- Afhayeenka Dowladda Itoobiya Bereket Simon oo u waramayay Idaacadda BBC Qaybta Afrika ayaa sheegay in Raysul Wasaaraha Itoobiya Melez Zenawi uu soo roonaanayo.
Warkan ayaa ku soo beegmaya xilli Idaacad Mucaaradka Dowladda Itoobiya leedahay Shaacisay In Zenawi uu dhintay.
Bereket oo u waramayay BBC ayaa Yiri “ Mucaaradku waxay doonayaan inay abuuraan wareer oo ay kaga faidaystaan Xanuunka Zenawi”
Isagoo la waydiiyay cida Dalka Xukunta ayuu ku jawaabay, wax is baddal ah ma Jiraan, mana jiri doonaan wax is baddal ah Mustaqbalka Dhow, Xaalku waa siduu horey u ahaan jiray”
Sidoo kale Bereket wuu diiday inuu sheego ama ka hadlo wax faahfaahin ah oo saabsan Xanuunka Zenawi Iyo meesha uu ku suggan yahay.
Zenawi waxaa laga wayay Warbaahinta Dalka Iyo Dibaddaba Muddo dhan 40 Bari waaxana Muuqaalkiisa oogu danbeeyay Shirkii G20 ee ka dhacay Dalka Mexico Bishii Lixaad.
Qoraal u muuqadda Jawaabta Warkan ayaa lagu soo daabacay Bogga Internet ee Joornaalka Awramba times oo uu qoray Suxufi Mucaarad ah isla marakasna u shaqeeya Idaacadda Iyo TV ESAT oo sheegay in Warka lagu baahiyay Idaacadda Iyo TV uu yahay mid dhab ah oo laga fiirsaday isla marakasna uusan noolayn Zenawi.
Ma jiraan warar madax banaan oo arrimahan ka hadlay, Xukumadda Itoobiya ayaa Dhowr war oo kalla duwan sheegtay, mar waxay sheegeen in Zenawi uu caafimaad qaboo oo hadli Dhowr Bari dhexdooda, Haddana waxay sheegeen in Zenawi Dr u qoray Fasax Caafimaad, Haddana Warbaahinta Dowladda Sheegtay In Zenawi soo laabtay, Waxaa ku xigay In Zenawi USA joogo, Haddana waxaa ku xigay In Wali Yurub Joogo, Xaalka ayaa u muuqada maalin waji Cusub.
Shaydaan ,waligaaa ma aragtay,sheeko iyo shaahod iyo riyo midna ,meel kale ja u doonin waa ninkan waligii miyaad aragtay isagoo toos wax u fiirinaya ,maya dhinac dhinac iyo foorar iyo dadab iyo cawaj, ayuu wax u fiiriyaa,maalin ayaa waxaa xafiiskiisa looga yerdhay cabdi maxud cumar,maxud cumar waa madaxwaynaha DDS,markaasuu soo galay, ninkan oo wuxuu arkay dhinac dhinac wax u fiirinaya,inta badana dhanka bidixda ayui jecel yahay in laga fadhiisto marka xafiiskiisa la joogo,cabdi wuxuu fadhiistay dhankii kale,ee midigta,waxaa la yidhi,istaag oo dhanka kale fadhiiso,kula yaabi maayo waxaad ku dhalatay jaakaaa,4millions oo jaakaa ku dhashayna waan kuu diray,intuui qosol ku dhuftay ayuu yidhi inshi inshi !!! Isagoo aad u naxsan,waxayna ahayd waagii liyuu pl,ka faraha badan lagu laayay galaalshe, waxaa ii sheegay nin camera man ahaa wakhtigaas oo aana magiciisa hada soo bandhigi karin,savety ahaan,
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin