Dagaal culus oo degmada Xudur ee Gobolka Bakool ku dhexmarya Ciidamada DKMG ah, kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab.
Dagaal culus oo degmada Xudur ee Gobolka Bakool ku dhexmarya Ciidamada DKMG ah, kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab.
Isniin, Ogoosto 06, 2012(HOL) — Dagaalkan oo ahaa mid culus ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 10-qof oo labadii dhinac ee dagaalamay ka mid ah, iyadoo la sheegay in tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen.
Xoogag taageersan Al-shabaab oo weerar ku qaaday degmadaas oo ay ka taliyaan ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya ee garabka siinaya ayaa isku bedel dagaal culus oo khasaare badan dhaliyay.
"Ciidammo taabacsan Al-shabaab ayaa gudaha u soo galay qaar ka mid ah xaafadaha degmada Xudur, wuxuuna dagaalku ka socday muddo saacado ah," ayuu yiri goobjooge ku sugan degmada Xudur oo warbaahinta la hadlay.
Goobjoogaha ayaa sheegay in dagaalku uu shalay gallinkii dambe ka billowday meel duleedka ka ah degmada Xudur oo ay ku yaalleen saldhigyo ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya lahaayeen, balse uu xalay la isla soo galay gudaha degmada.
Saraakiil u hadlay Al-shabaab ayaa sheegay inay ka gaareen dagaalkaas ujeedkii ay ka lahaayeen ayna ciidamadooda dib ugu laabteen fariisimihii ay markii hore kasoo duuleen oo ku yaalla meel ku dhow degmada Xudur.
Mas'uuliyiinta dowladda KMG ah ee ku sugan gobolka Bakool ayaa sheegay inay iska caabiyeen dagaalka, iyagoo intaas ku daray inay khasaare badan gaarsiiyeen xoogaggii Al-shabaab ee degmadaas weeraray.
Illaa hadda ma jiro dhinac sheegay khasaaraha kasoo gaaray dagaalka, wuxuuna ka mid noqonayaa dagaalkan weerarro ay tan iyo billowgii bishan Ramadaan ka wadday Al-shabaab degmooyin iyo deegaanno ku yaalla gobollada Koonfureed ee Soomaaliya.
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi
godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT
Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa
samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore
Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya
Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo