Madaxda Jabhadda ONLF oo Shirar Muhiim ah u socdaan.
Madaxda Jabhadda ONLF oo Shirar Muhiim ah u socdaan.
Agoosto 07 2012.
(Ogadentoday Press)- Masuuliyiinta Jabhadda ONLF ayaa kullamo shirar Muhiim ah u socdaan oo looga hadlayo Mustaqbalka Masiirka Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya, xilli is baddal balaadhan laga filayo Xukumadda Itoobiya.
Illo u dhow Jabhadda ONLF ayaa u sheegay Warbaahinta Ogadentoday Press in Madaxdda Shirarkoodda uu ah kuwo Khadka isgaarsiinta ah Dal Iyo Dibaddba ayaa Jabhadda ONLF kaga hadlaysaa Marxaladda Siyaasadeed, Masiirka Shacabka Ogaadeeniya Iyo Xaalada Guud.
Madax ka mid ah Dowladda Maraykanka oo u waramayay Wargayska Standard ee Dalka Kenya ayaa sheegay in ay doonayaan in Xukumadda Itoobiya ay hishiis taariikhi ah la gasho Jabhadda ONLF uu dagaal xooggan la gashay Itoobiya.
Arrimahan ayaa ku soo aaday Xilli Raysul wasaaraha Itoobiya Melez Zenawi aan laga haynin war suggan meesha uu ku suggan yahay.
Zenawi ayaa muddo 44 afar bari ah la waayay Muuqaalkiisa isagoo la sheegay in Xanuunka dilaaga ah ee Kansarka uu hayay.
asc ramadaan kariim dhamaan umada islaamka ee soman.inta aan somanayna ama aan islaamka ahayna allaha ka jazai siiyo.intaan kadab hadaanu soo laabto qormadayda hadalka ogaden today maalmahan qoraalkiisu wuxuu u badan yahay wadahadal iyo wargays baa qoray shalayna waxaad lahadeen wargaysbaa qoray maantana waad ku celiseen.anigu afka gaalda aad uma aqaano lakiin intii ama qoraalkii aad shay soo dhigteen kuma qornayn onlf iyo ethiopia wadahal dhexmaya sida aan u fahmayna qoraalku wuxuu ka hadlayay mucaradka kale ee ethiopia sida G7 iyo olf oo oromo ah kamana hadlin wax ogadina ku saab san, fadlan hadaad haysaan qoraalkaas soo geliya.w.b.tawqiif
to kkkkkk af gaalaad ma aqaano iyo warkaasi kuma jiro meesha is maleh ee bal adigu isa sax mida kale meeshan aad leedahay nika aan soomanayn iyo ninka aan islaamka ahayn alaah sonka ha ka jazai siiyo sidaa ma ahee waxaad dhahdaa allah ha hanuuniyo.ta sadexaad kolay abz ayaa kuu fasiray hadaada adigu famaynin.mahadsanid
waxaan ilaahay kabaryiyaa in uu ina tuso wadankeena oo xor ah iyo onlf oo ku guulaysata halgan keeda laakiin waxaan aad ulayaabanahay kuwa kanaxsan marka aymaqlaan war dadka wanaagsani ay kufarxiyaa mashayaadiinbaa mise garashadii ayaa kaluntay mise danbi aygaleen bay kawalwalsan yihiin war ilaahay kabaqa oo dadkiina wax uqabta
asc dhaman wan din salamay salan kadib luqada fahankeda ma ahan in la barto erayada adiga lidka kugu ah axmed baan lahadlaya webka sifican ufiri turjubana dono hadii adan sad shegtay luqada ku ficnayn ama iskul aad sxb si aad kuwa danbe ufahanto waa talo adiga ku anfici insh alh
ASC.RAMADAN KARIIM DHAMAAN INTA NASIIBKA U YEELATAY IN AY SOONKA GUTAAN.INTA KALANA WAA SIDA UU SHEEGAY SXBKAYE ALLA SOO HANUNIYO MIDNA OGAW SXB JAZUHU MA AHA WANAAG KALIYA WAA LA XISABTANKA ALLE LEHNA SHAR IYO KHAYRBA.abz NINKA WATANA AAD BAAN KU SALAMAY SXB WAADNA KU MAHADSAN TAHAY SIDA AAD MUHIMADA HADALKA U ABARTAY DHAMANTIINA WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUL IYO GOBANIMO.
A,C,W, salan kadib dhamaan muslimiinta oo dhan meel aynooganba
Waxaan leeyahay Ramadaan kariim mida kale ,,
Waxaan rabaa inaan walal ken Axmed hadii aadan luqada
Aqoonin sideed ku ogaatay in sikale oo been Abuur ah loo
Turjumay taas waxaan odhan karaa mid aan daacad ahayn
Ama aan kudhanin baa kulugooyay
Waxaase yaableh adigu maxaad uga xumaatay hadiiba wax
Fiican lasoo qoray miyaadan umuuqanin inaan kamid tahay
Siduu sxb,sheegay kuwa kabaqaya in cadaaladi timaado
Oo markaasna la anshax mariyo ////Su Aal?????! Fadlan bal
Noosheeg oo sharaxaad kabixi sababta aad uga Naxday ?
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey
mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda
abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi
godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT
Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa
samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore
Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya
Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter