June 19 2013 04:59:31
Users Online
· Guests Online: 29

· Members Online: 1
Ogadentoday-Chief Editor

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Madaxda Jabhadda ONLF oo Shirar Muhiim ah u socdaan.
SomaliMadaxda Jabhadda ONLF oo Shirar Muhiim ah u socdaan.

Agoosto 07 2012.

(Ogadentoday Press)- Masuuliyiinta Jabhadda ONLF ayaa kullamo shirar Muhiim ah u socdaan oo looga hadlayo Mustaqbalka Masiirka Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya, xilli is baddal balaadhan laga filayo Xukumadda Itoobiya.

Illo u dhow Jabhadda ONLF ayaa u sheegay Warbaahinta Ogadentoday Press in Madaxdda Shirarkoodda uu ah kuwo Khadka isgaarsiinta ah Dal Iyo Dibaddba ayaa Jabhadda ONLF kaga hadlaysaa Marxaladda Siyaasadeed, Masiirka Shacabka Ogaadeeniya Iyo Xaalada Guud.

Madax ka mid ah Dowladda Maraykanka oo u waramayay Wargayska Standard ee Dalka Kenya ayaa sheegay in ay doonayaan in Xukumadda Itoobiya ay hishiis taariikhi ah la gasho Jabhadda ONLF uu dagaal xooggan la gashay Itoobiya.

Arrimahan ayaa ku soo aaday Xilli Raysul wasaaraha Itoobiya Melez Zenawi aan laga haynin war suggan meesha uu ku suggan yahay.

Zenawi ayaa muddo 44 afar bari ah la waayay Muuqaalkiisa isagoo la sheegay in Xanuunka dilaaga ah ee Kansarka uu hayay.

Ogadentoday

Comments
#11 | ahmed on August 08 2012 09:23:34
abz thank you very much for the link. it can't be understate the importance ogadentoday plays in informing the people of the ogaden community in the diaspora. your hard work is very much appreciated.
#12 | Boholaley on August 08 2012 14:23:25
Marka hore waxaan salaamayaa umada Islamka gaar ahaan kuwa halganka jecel reer ogadenia waxaan unasteexaynayaa walaalkay bashiir walaal Salaanta JWXO waa ta Islamka ee Malaha mid gooni u ah Ahmed na waxaan leeyahay dadkaaga soo raac bahalku Yaanu kucunine ramdaankariim guul Iyo gobanimoB
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 1.14 seconds 7,291,329 unique visits