May 23 2013 16:17:25
Users Online
· Guests Online: 21

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Qoraal ka socda Odoyaasha Absame ee Australia oo Ogadentoday la soo Gaarsiiyay.
Somali

Agoosto 07 2012.

Talaado (Ogadentoday Press)- Warbaahinta Ogadentoday Press waxaa la soo gaarsiiyay Qoraal dheer ay ku saxiixan yihiin Odoyaasha Absame ee Dalka Australia, Odoyaasha ayaa marka Hore salaan u soo gudbiyay Warbaahinta Isla markaasna ku dhiira-galiyay howsha Warbaahinta hayso. Qoraalkan oo Buuxa Hoos ka Akhriso,

Odayaasha Absame ee Australia oo Canbaareeyey Qaabka Loo Qeybiyey Xubnah beesha Absame ee Baarlamanka Soomaaliya.

Melbourne (6 August 2012): Kulan deg-deg ah oo odayaasha beesha Absame ee Australia ku yeesheen magaalada Melbourne ayaa waxaa si kulul loogu canbaareeyey qaabkii loo qeybiyey xubnaha beesha Absame ee baarlamanka Soomaaliya. Guddiga odayaashu waxay soo saareen 2 qodob:

(1) CANBAARAYN: “Haddaanu nahay odayaasha beel weynta Absame ee Australia, waxaanu si kulul canbaarayn ugu jeedinaynaa Ugaasyada iyo Salaadiinta Absame ee hadda ku sugan Muqdisho, annaga oo si wadajir ah uga soo horjeedna qaabkii cadaalad darrada ahayd ee ay u qeybiyeen 12 xubnood ee beeshu ka heshay baarlamanka dowlada federal-ka ee Soomaaliya. Ugaasyadaas iyo Salaadiintaasi waxay aaseen xaqii siyaasadeed ee ay lahaayeen beelaha Weyteen, Baalcad, iyo Galimays. Waxaanu halkan ka cadaynaynaa in ugaasyada iyo salaadiinta qaabkaas cadaalad darrada ah wax u qeybiyey ay baal madow ka galeen taariikhda beesha Absame.

Cadaalad darrada lagula dhaqmay beelaha Weyteen, Baalcad iyo Galimays waxaa mas’uul ka ah oo ay ku kooban tahay Ugaasyada iyo Salaadiinta Absame ee hadda ku sugan Muqdisho oo iyaga loo xilsaaray in ay xubnaha u qeybiyaan beesha.


(2) TALO SOO JEEDIN:

a. Waa in ugu horeyn cudur daar laga bixiyo qaabka cadaalad darrada ah ee loola dhaqmay beelaha Weyteen,Baalcad iyo Galimays.
b. Waa in min xubin la siiyo beelaha Weyteen, Baalcad iyo Galimays, maadaama 12 xubnood lagu soo qaatay magaca “Absame” oo beesha ka wada dhexeeya.
c. Waa in aysan mar danbe dhicin cadaalad darradaas lagula dhaqmay beelaha Weyteen, Baalcad iyo Galimays.
Qoraalkan waxaa si wada jir ah u soo saaray xubnaha hoos ku qoran:

1. Xassan Yuusuf Shuuriye – Guddoomiyaha Guddiga Odayaasha Beesha Absame ee Australia (beesha Maqaabul)
2. Cabdi Daahir Afey (beesha Maqaabul)
3. C/llaahi Shuuriye (beesha Maqaabul)
4. Dr. Xassan Muuse (beesha Maqaabul)
5. Maxamuud Xuseen Laag (beesha Camar)
6. Xaaji Maxamed Maxamuud (Maykal) (beesha Bahgari)
7. Dhuux Sheekh Maxamed (beesha Weyteen)
8. Maxamed Fowzi Sh. C/Qaadir (beesha Weyteen)
9. Cabdi Maxamuud Raage (beesha Tolomoge)
10. Faysal Maxamuud (Sooyaan) (beesha Tolomoge)
11. Axmed Rashiid Sh. C/Qaadir (beesha Baalcad)
12. Amiin Sh. C/Qaadir (beesha Baalcad)
13. C/Qaadir Xassan (C/Qaadir Tally) (beesha Cawlyahan)
14. Bashiir Sh. Ibraahim (beesha Cawlyahan)
15. Cali Guure Ugaas (beesha Cawlyahan)
16. Maxamed Faarax Cabdille (Faray) (beesha Maxamed Subeer)
17. Cabdi Macalin Ibraahim (beesha Maxamed Subeer)
18. Ugaas Xukun Axmed Saacid (beesha Maxamed Subeer)
19. Yuusuf Gaabow Aadan (beesha Maxamed Subeer)
20. Ibraahim Gaabow Aadan (beesha Maxamed Subeer)

Nabadoon Cabdi Macalin Ibraahim
Absameelders.Australia@hotmail.com
Melbourne, Australia.
Comments
#1 | KKKKKKKKKKKKK on August 07 2012 10:22:18
ASC ALLA QOSLAY WAR NIMANKU MAXAY WAKHTIGA ISAGA LUMINAYAAN.MAYDAHA UMADOODA EE KA BADAN 12KA XUBNOOD KA HADLAAN
#2 | bashiir goojjaa dhacdiida on August 07 2012 11:14:02
BEEELAHA OO DHAN ANIGAA XUKUMA BEESHA AAN UGU JECLAHAY WAA BEESHA ONLF
BEESHS UMSDS UGUNECBAHAYNA WAANBEESHA GASAANGAS
BEESHAAS OO BADANAA ABUUUR KICISA DHULKANA AAN U DHALAN HALGANA XITA WLIGOOD AAN KA GAYSAN VIIVA QUBBI GUMAMAYSIDIID QAB LUNSADE WAA HALGAME CID UBIRDHIGIKARTANA MEEEJA MAJOOGTO
#3 | cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii on August 07 2012 11:14:05
war odayaashu maxay shaqo ubaahan yahiin intaad baaq aan jirin soo saarausaan maad baaq ku aadan beesha absame guud ahaan usoo saartaan reerahan aad uhadlaysaan xaqoodii daarood buu ku maqan yahay marka halkaas halaga soo dhiciyo inagoo wada socona nabadeeeeeeeeeeeey
#4 | DHOOBLEEEEEEEEEEY on August 07 2012 11:23:39
ASC DHAMAAN DULMANAYAASHA IYO HALGAMEYAASHA
ODAYAASHA WAXAAN ORAN LAHAA XUBNAHA MAQAN WAXAA QAATAY DAAROOD EE HALAGA SOO CELIYO SADEXDAA XUBNOOD EE AAD KOR KUXUSTEEN WAA LADHACAY EE HALOO WADA GURMADO HANA LASOO DHICIYO TAN KALE BEELAHANI WAA INAY ISA SOO SAARAAN OO DAGAALO GALAAN AYAGOO KELIGOOD AH INTAY GOONI UBAXAAN SI AY XAQOODA UHELAAN HADII KALE DADKA AYLANOOL YIHIIN WAX HALA QAYBSADEEN
WAA INAY DHUL KAFURTAAN SHEEQAAL IYO GAALJECEL AYAGAA KAGA BADAN JUBOOYINKEE HADAYN DAGAAL SAMAYNIN WAXBA HELI MAAYAAN
MARKA HUBKA QAATA OO QABSADA HOOSINGOO IYO BEERXAANI WAANA LA IDIN GARAB ISTAAGIYE HUBKA QAATA SI AAD XAQIINA UHESHAAN
#5 | MAREEREEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY on August 07 2012 11:32:16
ASC WAR MAXAA MEESHA IIGA MUUQDA MA ADUUNKII BAA LAROGOY MAXAA ISBEDELAY MAANTA WAXBAABA ISOO BAXEE IAQABADSIIYA
ANIGU WAXAAN OGAA BEELAHAN OO KATIRSAN BEESHA MAXAMED SUBEER DHIIG IYO DHAQANBA MAXAA SOO BAXAY OO CUSUB TAN KALE IN MARKUU DHIB JIRANA LAYSKU DHEX JIRO MARKAY DHEEF TIMAADA KALA BAXO SUUROOBI MAYSO TAASI WAA INAAD HAL MEEL KU AADAAN ANIGU WAABA YAABAHAY DAD ISKU MID AHAA OO KALA QAAD QAADAAYO DADKA YAAN LAKA FOGEEYNIN ODAYAASHAN BAAQA DIRAYOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW
#6 | bashiir goojjaa dhacdiida on August 07 2012 12:15:11
HEEEEEEEEEEEEH HA HEEEEEEEEEH HA
MAQUBBIDAAN JECLAABAAN QARSHO OOGA GADOOMI OO HELEELIYIO HUUNOOY QARSHU IIGU FIIQAN MEEJA
MA QABKII AAN JECLAABAA LAGUKIICIN QUDHAANJO
OO HEELILIYO HEELOOW LAGU KIICIN QU DHAANJO
MA GOBTII SHARAFYAYDAYDAAN KU GUMAYNI ANU MEEJA
MA QAQBKII NIN RAGEEDKAAN QAANSO WAYD XUN KU MAALI
MA WAXAAN QUUDHSANAYAAAN HASHA II QUMINAYAAA
#7 | diyaar boos on August 07 2012 12:56:31
kkkkkkkkkkkkkkkk waa yaab nimanku seywax ha yihin mise wanala ilobay bay leyihin hadanaha inta jogta pasiviga 12 ruux banba waxba uqaybsamine intala idin wakisho ilahay ubarya inaysan noqon kuwo idinka sexda sidii cadada ahayd ee aad usexan jirteen herwamo.com
#8 | wadani on August 07 2012 13:19:13
war waa ceeb hunguri waynidu waa in wax la siiyaa walaalaheen mida adeerna waa lama taabtaan waxaan odhan lahaa beelaha cawlyahan iyo maxamed subeer waa in aad soo celisaan min hal qof
#9 | samsam on August 07 2012 13:52:22
asc wr wb waxaan ahay gabadh kasoojeda besha absame khasatan kuwa qadiyey walalahood wana wax laga xishoodo cadalad darana ah wayo qaladka waa laska qabta dadka gana laguma raaco xata waxa sharaftu tahay inaad adugu is qadisaa oo dadka kaleh wax siisah tan kaleh waxan layabay absame kuwa xukumada ugu jiraa reero ku awrkac saday odayashina afka cida lodaray intay sohelena waay iskula tooseen kuwii caqliga is biday ee baqa soo diray na kuwan wax dhacay bay arkaan ee la dhashay ee kuwii siidhacay ma arkaan yaab
#10 | Wadani on August 07 2012 19:14:19
Bashiir goojaa dhacadiid
waad iga qoslisay halkaa kaga hay
Takale waxaan oran lahaa hadynu nahay Beesha ONLF sida uu usheegayba Bashiir, maxaa inaga galay Somalia inaga Ogadenia ayaa la ina yiraahdaaye? kkk
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.50 seconds 6,885,526 unique visits