Qoraal ka socda Odoyaasha Absame ee Australia oo Ogadentoday la soo Gaarsiiyay.
Agoosto 07 2012.
Talaado (Ogadentoday Press)- Warbaahinta Ogadentoday Press waxaa la soo gaarsiiyay Qoraal dheer ay ku saxiixan yihiin Odoyaasha Absame ee Dalka Australia, Odoyaasha ayaa marka Hore salaan u soo gudbiyay Warbaahinta Isla markaasna ku dhiira-galiyay howsha Warbaahinta hayso. Qoraalkan oo Buuxa Hoos ka Akhriso,
Odayaasha Absame ee Australia oo Canbaareeyey Qaabka Loo Qeybiyey Xubnah beesha Absame ee Baarlamanka Soomaaliya.
Melbourne (6 August 2012): Kulan deg-deg ah oo odayaasha beesha Absame ee Australia ku yeesheen magaalada Melbourne ayaa waxaa si kulul loogu canbaareeyey qaabkii loo qeybiyey xubnaha beesha Absame ee baarlamanka Soomaaliya. Guddiga odayaashu waxay soo saareen 2 qodob:
(1) CANBAARAYN: “Haddaanu nahay odayaasha beel weynta Absame ee Australia, waxaanu si kulul canbaarayn ugu jeedinaynaa Ugaasyada iyo Salaadiinta Absame ee hadda ku sugan Muqdisho, annaga oo si wadajir ah uga soo horjeedna qaabkii cadaalad darrada ahayd ee ay u qeybiyeen 12 xubnood ee beeshu ka heshay baarlamanka dowlada federal-ka ee Soomaaliya. Ugaasyadaas iyo Salaadiintaasi waxay aaseen xaqii siyaasadeed ee ay lahaayeen beelaha Weyteen, Baalcad, iyo Galimays. Waxaanu halkan ka cadaynaynaa in ugaasyada iyo salaadiinta qaabkaas cadaalad darrada ah wax u qeybiyey ay baal madow ka galeen taariikhda beesha Absame.
Cadaalad darrada lagula dhaqmay beelaha Weyteen, Baalcad iyo Galimays waxaa mas’uul ka ah oo ay ku kooban tahay Ugaasyada iyo Salaadiinta Absame ee hadda ku sugan Muqdisho oo iyaga loo xilsaaray in ay xubnaha u qeybiyaan beesha.
(2) TALO SOO JEEDIN:
a. Waa in ugu horeyn cudur daar laga bixiyo qaabka cadaalad darrada ah ee loola dhaqmay beelaha Weyteen,Baalcad iyo Galimays.
b. Waa in min xubin la siiyo beelaha Weyteen, Baalcad iyo Galimays, maadaama 12 xubnood lagu soo qaatay magaca “Absame” oo beesha ka wada dhexeeya.
c. Waa in aysan mar danbe dhicin cadaalad darradaas lagula dhaqmay beelaha Weyteen, Baalcad iyo Galimays.
Qoraalkan waxaa si wada jir ah u soo saaray xubnaha hoos ku qoran:
#11 | Farxaan sheikh farxaan yareon August 08 2012 00:34:19
Asc sxb marka hore waxaan leeyahay waad mahadsantihiin odayaasha baaqan soo saaray, maxaa yeelay waa arin loobaahan yahay hadii qayb naga mid ah ay khaldameen qaybta kale in ay qabtaan run ahaantii walaalahanaga waynu qadinay oo ciil baynu badnay markaa waa in aynu tusno in ay nagu jiraan dad ka xun arinkan lagu sameeyay. Tan kale waa in aynu sasaxnaa khaladka dhacay, hadii kale waxaaba suuroowda in ay toloobaan oo ay cadowyada badan aynu leenahay noo soo raacaan
Waa yaab intay iyagu baaqa isu dirayaan may u diraan kuwii horayba qaybinta guud ku dulmiyay iyagoo dhan ee mahaca absame isla sheeganaya ayaa 12 kaliya la siiyaye,mise waa ilaahayoow ka yar iga celi oo ka wayn ifuu soidaa,
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin