June 19 2013 02:18:37
Users Online
· Guests Online: 27

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

War-Saxaafadeed: Ogadentoday Press oo Dabaal-Degaysa.
SomaliWar-Saxaafadeed: Ogadentoday Press oo Dabaal-Degaysa.

Fadlan adoo Mahadsan " Vote" Codkaaga Hoos ka Dhiibo Adoo Taabanaya Seddexda Meelood Mid ka mid ah kolba Sida Arragtidaadau tahay.

Ogoosto 8 2012.

Arbaco (Ogadentoday Press)- Agaasimaha Warbaahinta Ogadentoday oo ku hadlaya Dhamaan Magaca Howl-wadeenadda Warbaahinta Ogadentoday Press wuxuu Akhristayaasha gaarsiinaya Hanbalyo Dabaal deg ah oo ku saabsan aas-aaskii Warbaahinta Ogadentoday Press oo ku beeggn Maanta oo Warbaahintu Jirsatay Muddo Seddex Sanno ah.

Bishii Ogoosto 8 2009 ayay ahayd Markii Warbaahinta Ogadentoday hawadda la soo galiyay Iyadoo Qoraalka Lagu Bilaabay 19 Ogoosto.

Warbaahinta Ogadentoday Press oo Muddo aad u yar jirtay ayaa soo Jiidatay Akhristayaasha ku kalla nool Caalamka, Waqooyi Ameerika, Yurub, Afrika, (Kenya Iyo South Afrika, Soomaaliay, Ethiopia, Sudan, Eritrea, Jabuuti) Dalalka Carabta, Yemen, Sucuudiga, Imaaraadka, Yemen, Oman, Kuwait Iyo Kuwo Kalle. Asia, Indonesia, Malaysia, China.


Muddadaas 3 Sanno ah Warbaahinta Ogadentoday Press waxay daabacday 5636 Qoraal oo iskugu Jiraa, Warar, Faalooyin Iyo Barnaamijyo Maqal Iyo Muuqaal ah. Waxaa Muddadaas soo booqday Dad gaaraya “ 3,590,925” Kuwaas oo Baddankood ah Akhristayaal Marka laga reebo Dadka Baadhitaanadda “ Google Search” ka dhex hella Ogadentoday Press.

Tiradda Faalooyinka Wararka laga dhiibtay ayaa dhan “Comments: 4452”

Agaasimaha Warbaahinta Ogadentoday Press wuxuu si aad ah oogu riyaaqsan yahay Horumarka Warbaahintu gaartay Muddada yare ee ay Jirtay Iyadoo aan la dafiri karrin In Ogadentoday Press noqtay Warbaahinta loogu Akhris baddan yahay ee wax ka qorta Ogaadeeniya. Dadwaynaha u hayaan Xiiso aad ah.

Maxaa loo aas-aasay Warbaahinta Ogadentoday Press?

Warbaahinta Ogadentoday Press waxaa loo aas-aasay inay Dadwaynaha Soomaalidda Ogaadeeniya gaarsiiso Warar hufan, Sinaan ah, Madax-Banaan, u ol-oleyso Arrimaha Xuquuqda Aadamaha, Saxaafadda Iyo Arrimaha Bulshadda.

Maxaan Tiigsanaynaa?

Warbaahinta Ogadentoday Press waxay tiigsanaysaa Horumar Dhanka Saxaafadda ah oo aan doonayno inaan Bulsha waynta Soomaalidda gaarsiino Mustaqbalka, gaar ahaan Soomaalidda Ogaadeeniya.

Yaa taageera Ogadentoday Press?

Ogadentoday Press isagaa is taageeraa 75% marka laga soo reebo shaqsiyaad iyagu si maadi ah Iyo si mooraal ahaan ah u taageeraa mararka qaarkood waxaana ooga Mahad-celinayaa Taageeradda Warbaahinta Ogadentoday Press, Warbaahinta Urur, Koox ama Dowladda Taageertaa malahan Dhamaana wuu ka Madax Banaan yahay.

Maxaan Ballan qaadaynaa?

Warbaahinta Ogadentoday Press waxay ballan qaadaysaa Inaan Howlaha Bulshadda aan u hayno inaan gaarsiino siina Xoojino.

Yaa Akhrista Ogadentoday Press?.

Waxaa Akhristaa, Dhamaan Bulshadda Soomaalidda Ogaadeeniya, Soomaaliya (ma Badno), Itoobiya qaar ka mid ah Maadaamo aan Itoobiya wararka ka qorno, dadka Akhrista waxay iskugu Jiraan, Dadka Shacabka ah, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Odoyaal, Hooyooyin Iyo Dhalinyaro.

Cel-celis Tiradda Maalinkii soo gasha ayaa dhan Inta u dhaxaysaa 1500-2500, Mararka Qaarkood wararka Qaar waxay gaarayaan inay Akhristaan 5500 oo qof.


Xiriirka aan saxaafadda la leenahay?

Warbaahinta Ogadentoday Press waxay marka Hore Xooga saari inaan xiriir wanaagsan la yeelano saxaafadda waddanka wax ka qorta Kaddibna aan u gudbaynaa Kuwa Dariska, Kadib Kuwa Caalamka ah., Hadii la waayo isku xirnaanta Saxaafadda Waddankeena ah ma jirayaan Saxaafad Hormar aan ka gaarno.




Ogadentoday Press.
Agaasimaha Warbaahinta Ogadentoday Press
Muddane Maxamed.
Comments
#1 | Xaji on August 08 2012 08:54:32
Ogadentoday Press hanbalyo shaqo muhiim haysaan allaha idin la garab qabto, noolaadaa, runtii howl adag qabateen
#2 | Dalka_jecel on August 08 2012 09:03:25
waa arin fiican, shaqo wanaagsan ayaad qabataa mudane, aniga oo qaba balwad culus oo ah raadinta wararka iyo waxii wadankii ka cusub waxaan makhraati ka ahay in weebkan hadda yahay mid ka aan ugu taxnaanta badanahay, sababtana ma aha in aan jeclahay kaliya waxa uu qoro ee waxaan aaminsanahay in uusoo gudbiso wax xaqiiqda xiriir la leh, oo isu dheelli tiran isla markaanna saraysiiinaysa mabaadiida iyo waxa uu aamin sanyahay qora weebkan.... waxaynu wada ognahay godka madaw ee ay ku dhaceen weebab mararka qaarkood sifiican loogu taxnaa sida xaajo.com kilil5.com oo maanta noqday QAB madaw oo maqashii ka shanqadhi jirtay laga raray, waxay saaxada u baahan tahay mareeg buuxisa baahida ba'an ee akhristaha u qabo war miisaan leh oo daminaya oonka badan ee looqabo warar xog xogaal ah oo dadkii iyo dadkii ku saabsan..

hanbalyo sxb waxan kuu rajayn xidhmo kale oo guul ah.
#3 | abz on August 08 2012 09:04:20
Ogadentoday hambalyo waa warbaahinta aan oogu akhris badanahay marka loo yimaado ariimaha ogadenia.

Talo: in aad markasta website'ka casriyeysaan(website design), kana dhigtaan website muqaal iyo war fiican oo indhaha dadka soo jiita si dhibyar'na loo xulan karo wararka.
#4 | kallin jwxo on August 08 2012 09:37:05
hambalyo hambalyo OGADENTODAY waa wabset ka aan aadka u jeclahay markii laga reebo ONA hambalyo halkiinaas ka siiwado ayaan idin leeyahay ogadentoday
#5 | wadani on August 08 2012 10:05:01
waa war baahin sharafle marka aan furo kumbuyuurarkayga iyada ayaan fiiriyaa ugu horaynta aad ayaad umahadsantihiin halkaas kasii wada
#6 | cukur on August 08 2012 10:12:11
waa arin fiiican in la wada hadlo la is hor imaado
#7 | cobolle on August 08 2012 10:14:30
Asc
Waan idinla qayb sanaynaa,dabaal dagga aad u sameynaysaan webkan
Waxaa xaqiiq ah, inaad tihiin hormuudka saxaafada inta wax ka qorta wadankeena iyo kuwo kaleba,
Waxaan dhihi karaaa waaa EXCELLENT,web i have ever seen,
#8 | diyaar boos on August 08 2012 10:26:49
asc waxan hawada idin soo marinahaya salanku adan dabal dagina kuna qimeyay wax qabad kina runtii mahan wax la dafiri karo wax qabadka iyo kobaca dagdaga ah ee uu ku talabsaday wbku anigon ka ben shegaynin waxan ahay akhriste sitosa u akhrista waxana xusayaa in uu yahay webka kobaad een firiyo malinkii 3 jeer iyo in kabadan run ahaan tii nidaam kaas waxaa kenay shaqalaha guud ee adunka dacaladisa uga soo warama warbahintaan oo ah dad aad ugacan fudud talo bixin yar noqda kuwo waxkastoy maqlaan oo xaqiqo ah soqora runtana ka shega hadii ay aniga xata iga nixinayso wayo warku wad kunoshahay GrinAngry
#9 | Somali on August 08 2012 10:57:51
Ogadentoday waa warbaahin xiiso badan oo Somalida dhamaan hadal hayaan laakiin uubaahan , web page ka ineey dhismahiisa wax ka badalaan uuna ekeysiiyaan warbaahin caalami ah. Professional news page , qaab dhismeedka website ka , waxuu saameen weeyan kuyeelan karaa tixgalinta wararka lagasoo xigto.
#10 | Sayid Axmed on August 08 2012 11:14:48
asc hambalyo somaliyey ogaden todey waxmeesha looga adeego umda dulmanayasha ee soomaliyeed khasatan ku reer ogadenia umad laduudsiyay ayay isku dayday in ay xaqooda soo saarto ayadon cidna ku borinin waxaan dhihi kara waa mooqica loga adeego umada reer ogadenia waxyna loolan kusamaysay beenti cadawga amse wayba bur burisay ayaanba dhihi karaa waxaan leehay siwada daadaalkina iyo wax qabadka umada soomaliyeed washukran lakum wajazaakulahu kheeral jazaa
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 0.72 seconds 7,289,612 unique visits