Farmaajo oo Muqdisho ka Deggay + Sidee loo soo Dhaweeyay? (Sawiro).
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho kusoo laabtay iyo Dibadbaxyo lagu taageerayo oo socda.
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (Ogadentoday Press) — Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho tan iyo markii uu xilka iska casilay sannadkii hore, isagoo ka mid ah murashaxiinta u tartamaya doorashada madxnimo ee dalka.
Dadweyne fara badan oo wata sawirkiisa iyo calanka Soomaaliya ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaradaha Muqdisho ee Aaadan Cadde, iyadoo sidoo kalena ay magaalada ka dhaceen dibadbaxyo lagu taageerayo imaanshihiisa, kuwaasoo ay dhigayaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
"Halkan waxaan u imid inaan ka qaybgalo doorashada madaxnimo oo dhici doona 10-maalmood gudahood, waxaana u mahad-celinayaa dadka sida diirran ee sharafta badan iigu soo dhaweeyay Muqdisho iyo ciidamada dowladda oo geesinimadooda muujiyay si uga hortageen kuwa nabadda diiddan iyo odayaasha dhaqanka oo aan uga mahadcelinayo xulista ergadii ansixintay dastuurka KMG ah," ayuu yiri Farmaajo oo saxaafadda la hadlay.
Ra'iisul wasaariii hore wuxuu sheegay in haddii madaxweyne loo doorto uu wax ka qaban doono ammaanka, dib u heshiisiinta iyo arrimo horumarinta dalka, isagoo xusay inuu ku kalsoon yahay in loo dooran doono xilka madaxnimo ee Soomaaliya.
Dadweynaha soo dhaweeyay ayaa waxay ku qaylinayeen erayo ay ka mid yihiin [Farmaajo soo dhawoow, dalka iyo dadka ayaa kuu baahasn iyo erayo kale] dadweynahan ayaa waxay ka yimaadeen degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir, waxaan sidoo kale ka mid ah qaybaha sida aadka ah u taageersan ciidamada kala duwan ee dowladda KMG ah, kuwaasoo gaadiidka ay wataan ay ku dhajiyeen sawirka Farmaajo.
Mid ka mid ah dibadbaxayaashii taageerayay imaanshihiisa oo hadlay ayaa isaguna yiri: "Farmaajo waa Soomaali asal ah, waayo wuxuu kasbaday kalsoonida shacabka, sidaa daraadeed waxaan leennahay soo dhawow."
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa ololaha loogu jiro ka qaybgalka doorashooyinka madaxnimo ee dalka, waxaana inta badan ololayaashaas ka dhigaya caasimadda xubnaha ugu sarreeya dalka oo musharraxiin ah.
Maxamed Farmaajo ayaa wuxuu odayaasha dhaqanka ugu baaqay inay ka shaqeeyaan danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed ayna soo doortaan hoggaamiye wax ka qaban kara xaaladda uu dalku ku jiro.
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa isku casilay 19-Juun-2011 heshiis ay ku qaybsanayeen awood oo 06-Juun,2011 ay madaxweyaha DKMG ah, Shariif Sheekh iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Shariif Xasan ku kala saxiixdeen xarunta dalka Uganda ee Kampala.
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi
godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT
Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa
samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore
Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya
Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo