June 17 2013 20:40:40
Users Online
· Guests Online: 18

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Jabhadda ONLF oo Dagaallo la Gashay Ciidamadda Itoobiya.
SomaliJabhadda ONLF oo Dagaallo la Gashay Ciidamadda Itoobiya.

Ogoosto 17 2012.

Jimce ( Ogadentoday Press)- Dagaallo iskugu Jira Kuwo Toos ah iyo Kuwo goos goos ah ayaa ka dhacay Gudaha Ogaadeeniya isbuucyadii oogu danbeeyay, Xog ka soo baxday Jabhadda ONLF ayaa sheegaysa In Dagaallo Xoogaan ka dhaceen Gudaha Ogaadeeniya, Dagaalladdan ayay dhex mareen Ciidamadda Itoobiya iyo kuwa Jabhadda ONLF ee u Dagaalama Gooni isu taaga Gobalka Soomaalidda Ogaadeeniya.
Warbaxin Jabhadda ONLF soo saartay ayay ku sheegtay In Dagaaladdan ku dileen 17 Askari oo Ciidamadda Itoobiya ah.

Jabhadu way ka gaabsatay Dhankoodda wax soo gaaray, Dagaaladdan ayaa ka dhacay Iimey Bari Iyo Degmadda Ceelwayne.

Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhanka Dowladda Itoobiya oo ku saabsan Dagaaladdan. inta baddan Ciidamadda Itoobiya ayaa dafira Dagaaladda ONLF la galaan.

ONLF oo jirsatay 28 sanno tan iyo Intii la aas-aasay sannadkii 1984 ayaa Dagaalka bilowday Sannadkii 1994 waxayna doonayaan in afti laga qaado Shacaka Soomaalidda Ogaadeeniya.

ONLF waxay si cad u aaminsan tahay in Dhulka Ogaadeeniya la gumaysto.

ONLF waxay kalloo aaminsan tahay in Khilaafka Ogaadeeniya lagu xallin karro wadda haddal Hadii la helo Nidaam Caalami ah oo dhex-dhexaadin.

Ogadentoday Press.

Comments
#1 | mowliid on August 18 2012 05:38:52
asc dhamaan umada reer ogaadeenyaay ciidwanaagsan ciida
#2 | FIQ MAN on August 18 2012 05:40:44
AS/C WAXAN HAWADA UMARIN HAYA CIDANKA QARANKA JWXO SALAN KAL IYO LAB AHA IYO HAMBALYO CIIDA BARAKAYSAN EE INAGU SO ADAN HALGAMAYAL WAD MAHADSANTIHIN JWB KINA ADKA SOBAXDEN CIIDA OGADENIA AD KAGA SIFAN HAYSAN CIIDA HOYO CARIGENA MANSHA ALAH
#3 | OGADENIA on August 18 2012 05:43:03
JWXO GUUUL AMA GEERI WA BALANKAN WADA QADANAY BI IMILAHI WAN XOROBAYNA CIDAN CIDEDA WA WA OGADENIA XOR AHA ALE HA INA GADHSIYO AMIN AMIN AMIN AMIN
#4 | DAN-WAA- Dhanaan on August 18 2012 06:45:49
ASC.

Ikhyaarta Ciid Wanaagsan

"Dhurwaayoow Maxaan Muu Kaa Maqlay"

"Ogadenia oo Xorowdaa Ilaahay Ayaa Laga Heli karaa

Waxaa Fiicnaan Lahayd In Walaalka OGADENTODAY.COM Yiraahdo Waxaa Dagaal Dhex Maray Ciidamada ONLF EE Hawaawiirta ERATRIA Aha IYO Liyuu BOLISKA OO Hawaawirta Tigreega aha

Labadaas KOOXOOD Ayaa QALA-LAASO IYO GENOCIDE Kawada GOBALKA OGADENIA

Waxaa Xaqiiqo aha Inaynan Labadan Kooxood Midna Wanaag Uhaynin Shacabka REER Ogadenia, Labaduba Waa Xaaraan KU NAAX Aniga Fikradayda

Labo MUJRIM Ayaana Kala Hogaamiya labada Kooxood ee Mid walba Dhidid Dhowrka U AHA Shacabkay Matali lahaayeena Kadoortay Shilimaad Shaxaad lagu Siiyo o aha Gobalada REER Ogdenia Yaynan kadhicin Qalaalso, Awaamiirta Labada Xooxood Lakala Siiyana Waa Sidan

-Hadaad LIYUU BOOLIS Tihiin Wadanka Idinkaa Uciidan aha Waxaad Ugaadhsataan UBO Iyo Wixii Taageera, Qof kasta oo aad Ufahantaan ama Ku maqashaan Waa Cudwi ama Waa Taageere- QALA, KUFSADA DILA, Dhaca.......iwm

- Hadaad Tihiin ONLF Dadka Idinkaaa "MATALA" Waxaad Tihiin halgamayaal, Waxaad Ufahantaan Inuu Kilka Ushaqeyo ama Amxaar malain lahadlay DILA Qala Kufsada Dhaca .......!!!!

Waxaanu Af Mugii Kuleenahay Hadaan Nahay Shacabkii

Shacabka REER OGADENIA Ilaahay XORNIMO Taam aha Hasiiyo Dadka Kushiish Baranayana ALLAHA Kaqabto
#5 | Xamaro on August 18 2012 07:35:57
DAN-WAA DHANAAN

Fikirkaaga aad ayaan kuugu raacsanahay, balse waxaan kaa saxi laha meesha aad tiri GOBOLADA REER OGAADEENYA. Halkaa waxan ku badali lahaa gobalada ay dagaan labada beelood ee Mxamed subeer iyo Makaahiil.

Hadaad u fiirsato dhulka ay labadan cadaw isku eryadaan ee dadkii daganaa nolosha udiideen waa afarta gobal ee labadan beelood dagaan ( Nogob, Jarar, Qoraxay iyo Doollo) yaa i oran kara jabhad ama Liyuu boolis ayaa Shiniile ama Liibaan dad ku laaya?

Ma la socotaan in gabalka Doollo u qaybsamay laba qaybood oo midna cirka maayso midna lagu halaagmay. Dhanka soomaaliya xigta ee ay dagaan beelaha kale een Ogaadeenka ahayn say ahayd ayaa looga nool yahay, wax kastoo nolosha daruuri u ahaa oo hurumar ahna waa ka jira, halka dhanka Makaahiilku dago dil, kufsi, jahli, dib udhac oo dhami jiro, kadib markii Cabdikariim Sheekh Muuse saldhig ka dhigtay baadiyaha Caado iyo Qoriile.
#6 | xuseen xamaro on August 18 2012 09:56:10
walal dalka wayka jiran dhibato bahsan gobal kasta oo ka tirsan ogadeniya lkn si adi aan kusoxo hano qon kuwii uus xabalijiray dadkiisa iyo diintiisa wayo koma koobno oo kali ah 4 gobol dhibku sxb eed xustay ee kahadal shacab waynaha s ogadeniya dhibka haysta sxb hadada ahayn macan jeceshii xamaro ee indhaha xidh nayd sxb way kajiran dad nocagaas okala ah oo waxbana qaban dadkana kala soca waa adigee onlf waa guul ma oktahay qadaad buurtoo dhan wax waykaqaban wayeene ma oktahay okhosh okhosh
#7 | Xamaro on August 18 2012 10:15:38
Aduunka waxaa ugu daran iyadoo mar walba beentu xun tahay, hadana qofka ramadaanka been daldala. Waxuu ku leeyaha gobalkoo dhan ayaa dhibku isku si uga jiraa. Waa yaabe ma Fiiq iyo Shiniile ayaa dhibka u siman? Mise Gunagado iyo Ceelkari ayaa isku si UBO iyo Liyuuboolisku shacabka ugu dhibaateeyaa?

Xuseen waxaan ku leeyahay soo barbaar.
#8 | BIRQOD on August 18 2012 12:21:45
TO:- XAMARO

UMADA Reer Ogadenia Meel Kastood Joogtaanba CIID MUBAARAK

Wallaal Xamaro Miskiin Danbiile aha Ayaad tahay, Lacagta iyo Calanka REER Ogadenia Midna Lagugu Sawiri Mahayo Marka La Xoroobo.......!!!! Waayo JAAJUUS Ayaad tahay Dhiiga Shacabka Caba oo KU Qabaysta.......!!!!kkkk

Walaal Hal Ma Ogtahay

- In Hadii aad Runta Sheegto AAD Jaajuus Waynaaday OO Ehlu-Naar aha tahay- Dhanka Gaas Dhagoolayaasha

- In Hadaad Tiraahdo Wadanka Waxaa Kataliya LIYUU Boolis ama aad Tiraahdo aan Ogaano Isuna Sheegno Waxa Dhabta aha aad Tahay-"Gaal Gaal Dhalay" oo Ushaqeeya Tigree

-Ma Ogtahay Cabdi Mohamood Cumar ina ILAY, Iyo Adiga iyo Anigu Inaynaan REER Ogadenya ahayn, Daahir PRIVET IYO Ina Cumar Cismaana Ay Madaxdii REER OGadenia Yihiin

-Ma Ogtahay ONLF Inay tahay Tan Kaliya EE Ogaadenia Katalisa Marka laga Reebo- ADIS-Ababa iyo Tuulooyinkii iyo Baadiyihii uu Ina ILAY Wada MARAY........!!!

-Ma OGTAHAY Shirka BIQOD Kasocdaa Inuu Ogolaaday Gudoomiya Jabhadu ADMIRAL INA Cumar Cismaan IN Laqabto, Markii Abdi Ilay OOHintiisii Kajoogi Waayay.....!!!

-Ma Ogtahay, Hadaad Ina Isku Daydo Inaad Runta Sheegto Inaad Jaajuus aan Loo Dulqaadan Karin tahay,

- Ma Ogtahay Gobalada Qaar Dadka Kayimaada ee Qurbaha Yimaada Inay Kuligood Jawaasiis Yigiin ,Meesha Gobalada Qaarkood Xataa Hadii uu LIYUU BOOLIS Ahaa Markuu Saas Qurbaha Uyimaado UU Wadani, Naftii Hure, Iswada Hure, Halgamaa Yahay,

Miskiin yahow Miyaadan Ogayn IN Hadaad Tiraahdo War Waxbaa Khaldan Lagu Odhanayo Waa Dacaayadii DABAQOODHIGA, KKKKKKKK

Anigu Marka Waxaan Ku Odhan lahaa Nin SOO Xiirtay Ayaad tahaye anaga Han ROGIN

Waxaa Kalood Ogaataa IN ONLF Ka Dagaalanto, Dhulka Oramia,Dhulka TIGREEGA Adiguna Shiniile iyo Liibaan ayaad Kasheekaynaysaa oo Ururkeena U AHA Xarumaha Ugu Waawayn.....................!!!!
#9 | Xamaro on August 18 2012 17:59:28
KKKK Mudane Birqod

Walaahay waad iga qoslisay, waxaana la yaabay saad xog ogaal u tahay.
#10 | Gashaan on August 18 2012 22:42:52
Sxb xamaro waa mesha ay kaso baxen daba qodhiga walalahod axmarada siya ee yirahda waa sedigay gaalkasi takale waxa kayimid xamaro ina ilay istafyadisa kuwa dadka jeelka ku laaya aniguna waan ka imid xamaro oo wan aqana
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 0.56 seconds 7,272,135 unique visits