Deg-Deg:Muwaadin Soomaalidda Ogaadeeniya oo Lagu dilay Baladwayne.
Deg-Deg- Muwaadin Soomaalidda Ogaadeeniya oo Lagu dilay Baladwayne.
Ogoosto 18 2012.
Sabti ( Ogadentoday Press)- Warar aan ka helnay Gobalka Hiiraan ee Soomaaliya ayaa sheegaya In Muwaadin Soomaalidda Ogaadeeniya ah oo kullahaa ganacsi halkaas lagu dilay.
Muwaadin ayaa Maydkiisa laga helay Wabbiga Shabelle, waxaa la sheegay in rasaas kaga taalay Madaxa, Dadka Deegaanka Baladwayne ku nool ayaa sheegay in Ninkan Ciidamadda Itoobiya dileen balse lama hayo warar la xaqiijin karo.
Warbaahinta Ogadentoday Press oo Magaaladda Baladwayne laga la soo xariiray Khadka Isgaarsiinta ayaa loo xaqiijiyay Dilka Muwaadinka oo lagu magacaabo Mahamud Aden Hure.
Muwaadinkan ayaa la sheegay in Markii horaba ka soo cararay Magaaladda Shilaabo Kadib Markii Ciidamadda dhibaatooyin u gaysteen.
Muwaadinkan oo ahaa nin Wadaad ah ayaa ku lahaa Seddex Xaas Magaaladda Baladwayne, Kadib Shirqool ayaa loo dhigay Seddex Habeen kahor, Markii nin u yimaaday kana codsaday in uu Maher u sameeyo.
Marxuumka ayaa muddo Seddex Habeen ah la waayay Kadib manta laga helay Maydkiisa Wabiga Isagoo la sheegay in Baabuur Ciidamadda Itoobiya ah la tageen Wabbiga.
asc wr wb inalilahi wa inaa ilay hi raajicuun ilahay hoow naxariisto intuu katagay na samir iyo iiman haka siiyo inta ladib dadka reer ogadenia mid baan dhihi lahaa war naftu mana awasho mana akhirto koley ee laba mid kala doorta dil haday idiintahay wadankina halay dinku dhex dilo somaliya hatagina waa caday teen nacebka ee talabad u qaxa wadana da kaleh ee jarka ah ee aan laydinka na dhiibey laydinka na bartil ma meed saneen somaliya hadii aad tagtaan taga gobalodiina oo utaga daad kiina halkay kaga nool yihiin majeerten iyo iidoor kuma qoos qadatan miyaa
Your first passive wizard skill is called Power Hungry. This Buy GW2 CD Key ability gives you 30 Arcane Power any time you receive healing from a health orb. The main function of Power Hungry is to help you maintain good levels of AP (Arcane Power) throughout your leveling.I hope this brief guide to the best Wizard leveling build has given you a good idea of the most useful skills to use during the early levels of Diablo III. As you progress throughout the game, you'll Buy GW2 Gold undoubtedly come across certain wizard builds that you might find more enjoyable to play than others, even if they might not be the most efficient for fast power leveling.That is ok, as one thing you should keep in mind is WoW Mists of Pandaria Key that no leveling is being accomplished when you are not playing the game. Therefore, the more fun you can make the leveling process, the more you will play and the faster you will level!
#3 | vans shoes for saleon August 29 2012 20:49:49
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi
godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT
Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa
samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore
Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya
Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo