June 19 2013 07:19:25
Users Online
· Guests Online: 36

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Dhagayso- Gudoomiyaha ONLF oo Shacabka Ogaadeeniya u diray Hanbalyo Ciida Iyo Sannadguuradii ONLF..
Somali


Qoraalka Tahniyadda Gudoomiyaha Hoos ka Akhriso.

Ciid Wanaagsan.

Waxaan munaasabaddan ciida ee abarakaysan aan salaam Bogaadin iyo Tahniyad xambaarsan u dirayaa, dhamaan umadda Muslimka ah ee manta ciidaysa, gaar ahaan shacabka S.Ogadenya iyo N/hurayaasha JWXO ee geesiyiinta ah iyo Reerahooda meel ay joogaanba. Salaantaas mid la mid ah waxaan u dirayaa, dhamaan inta qadiyadda shacabka Ogadenia ee xaqqa ah taageersan.

Waxaan Ilahay inooga baryi, in uu inaga dhigo, kuwii waajibkoodii Soon sidii loo jideeyay u gutay. Ilaahay ha nagala mid dhigo kuwa soonkooda la aqbalay, dembigoodana la dhaafay, naartana laga xoreeyay. Aamiin.

Waalayaal, Munaasabadan Ciida Ramadaan, waxaan uga faa’idaysanayaa in aan idinla socodsiiyo in halganka shacabka S.Ogadenya ee Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) ay hormuudka ka ahayd uu keenay guulo la taaban karo gude iyo dibadba. Waxaa hubaal noqotay in ciidamada & Shacbiga geesiga ah ee Soamlida Ogadenya ee gudaha Ogadenia ka hawlgala ay si joogto ah oon kala go’lahayn gobolada dalka oo dhan uga fuliyaan hawlgallo lagu guuleystay oo cadawga naafeeyey. Sida oo kale, in Bulshada Somalida Ogadenia ee JWXO ay hogaaminayso ee Dibadda ka hawlgala ay bilihii la soo dhaafay ee sanadkan gaar ahaan fuliyeen hawlo kacaan oo aad u qiimo badan oo gumeysiga quusiyay, hawlahaas oo dhinacyada kala duwan ee halganka wada taabanaya.

Anigoo magaca JWXO ku hadli, waxaan halyeeyada JWXO iyo dhamaan dadweynaha taageersan qadiyadooda xaqqa ah meel ay joogaanba u dirahayaa salaam gobanima doon oo kal iyo lab ah, waxaan ilaahay inooga ka baryi in uu gobanimada Ogadenia inoo soo dadajiyo.

Sidaad la socotaan, waxay warbaahinta Aduunka iyo gaar ahaan midda Geeska Afrikaba qorayeen, arin aan weli la xaqiijinin waxay ku dhamaatay oo la leeyahay, dhiigyacab Zanaawi kaalintiisii hogaamineed wuu baneeyay. Taasi hadday dhacdo, waxay ku keeni kartaa nidaamkii gumaysiga isbadal aan horay loo qorshaynin.

Waxaa kaloo la sheegayaa, in Wayaanihii TPLF ay ku kala qaybsan yihiin, ciddii Zanaawi badali lahayd, isla markaas ayna Tigreegu hogaanka xukunka cid kale u ogolayn. Qawmiyadihii xisbiga EPRDF ku midoobay, ma ogolaan doonaan sida la soo warinayo, in mar kale qof TPLF ah uu Zanawi xukunka dalka ka badalo.

Jabhadihii Gobanimo-doonka ahaa iyo kuwii mucaaridka ahaaba, waxaa muuqata in ay kooxo kooxo isugu ururayaan, si ay isbadalka iman doona, kaalin muuqata uga galaan. Qawmiyadihii badnaa ee Ethiopia, mid-waliba waxay u hanqal-taagaysaa in ay kaalinta ku haboon qaadato. Quwadihii shisheeye oo Maraykanku u horeeyo, ma doonayo in arinta Ethiopia faraha ka baxdo, oy sidii Somali oo kale noqoto, isla markaas ma jecla, in Zanaawi bedelkiisa, Tigree kale yimaado.

Warar faraha badan oo kala duwan oo iska soo wada horjeeda ayaa la soo warinayaa, waxaana suurtowda, in qarax-weyn oo dhibaato keeni kara ay dhaliyaan. Siday u suurtowdo, in ayna waxba dhicin , oo hawluhu habkoodii hore ku socdaan.

Umad ahaan waxaan ka mid nahay kuwa uu isbadalkani saamayn doono, Sidaa daraadeed, si aynu uga gaashaamano, isbadal kasta oo ku iman kara gumaysiga Itobiya, waxaa la’inooga baahan yahay in aan xoojino midnimadeena oon ka tashano aayaheena. Waa inuusan mar dambe masiirka shacabka Somalida Ogadenya gacan shisheeye galin. Waan awoodnaa arintaa, waanan gaadhaynaa Ilaahay idankii.

Odayaasha, salaadiinta, cuqaasha iyo wax-garadka umadda Somaaliyeed ee Ogadenya waxaa looga baahan yahay inay shacabka ku dhiirigaliyaan midnimo iyo isku-tashi. Waa in fikirkeena iyo awoodeena loo jeediyaa sidaan ku gaadhi lahayn xoriyadeena oon ula sinmi lahayn shucuubta Geeska Afrika ee Xorta ah.

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya waa urur loo asaasay danaha umadda oo maal iyo nafba u huray siduu umadda Somaliyeed ee Ogadenya uga xoreyn lahaa Gumaysiga. Caalamka waxaa laga ogaaday maanta inuu jiro shacab Somali ah oo ku nool Geeska Afrika oo Itobiya ay gumaysato oo u halgamaya xaqooda aaya-ka-tashi. Waxaa meesha ka baxay beentii Itobiya ay caalamka galisay tobanaanka sano ee ahaa in Qadiyadda Ogadenya (The Ogaden Issue) ay tahay muran xuduudeedka Afrika oo idil ka dhex taagan. Arintaasi kuma imaanin baryo iyo fadhi-ku-dirir ay waxay ku timid naf iyo maal loo horey qadiyadan.

Ugu dambayn; qofkii dambi ka galay dadkiisa iyo dalkiisa waa inuu ka waantoobaa oo faraha kala baxaa falalka dambiga ah een aduun iyo aakhiro midkoodna waxba tareynin. Waxaa bilaaban doona baal iyo taariikh cusub. Qofkii ku sii dhaga adeyga u adeega gumaysiga waxaa hubaal ah in goor ay noqotaba talaabada ku haboon laga qaadi doono.

Qoraalkan ONA ayaa Warbaahinta Ogadentoday Press soo gaarsiisay.

Comments
#1 | sirdon_man on August 18 2012 13:38:32
asc halgamayaal salaan gobeed sanadguure wanaagsan dhamaan dhallinta somaloda reer Ogadenia meel walba oo aad joogtaan
#2 | saxane xassan dalmar on August 18 2012 14:31:21
sanadkan gura wanaagsan &ciidmubarig dhamaan mudaan ogadeniya cidanka jowxo &madaxdisa sare kulucaam wa antum bikhayr
#3 | diyaar boos on August 19 2012 03:09:21
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin gudoomiye adigana ilahy cimrigaga ha dheereeyo ilahy hadafkaga hakugu guleeyo ilahay ha isku keen tuso ogadeniya oo xor ah oo aad musharax madax weyne utagan tahy amiiiiiiiiiin
#4 | been masheege on August 19 2012 13:46:51
walee waa oday fashilmay last 12 ciid intaas ayuu inoo sheegaayey cajalad miyaa adeer aduunka lajaan qaad
#5 | gaoqin on November 15 2012 22:01:39
what you will be wearing on your special is fun and exciting. Do not let the pressure of the decision bring you stress. When you head out to shop for wedding dresses in NYC keep in mind what you need to know and you will find success. <br> Stand out from the others in your situation and get advice that works ugg boots clearance bailey button. ugg boots clearance bailey button Check out the net&#8217 s leading authority what you&#8217 re looking for cheap ugg boots sale. cheap ugg boots sale or if it&#8217 s really specific. Luckily there are now great ways to find your wedding dress online without all the hassle. When buying a dress online however ugg boots uk sale. ugg boots uk sale ugg sundance ii sizing. ugg sundance ii sizing there are just a few things to keep in mind. <br> The first step is to have some idea of the dress you want. What style is preferable Colour cheap ugg outlet store. cheap ugg outlet store Cut classic ugg tall. classic ugg tall cheap uggs. cheap uggs ugg boots on sale. ugg boots on sale Look at
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 0.89 seconds 7,292,655 unique visits