June 19 2013 05:25:58
Users Online
· Guests Online: 33

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Zenawi oo Dhintay Iyo Ku Xigeenkiisi oo Raysul Wasaare Noqday.
Somali




Zenawi oo Dhintay Iyo Ku Xigeenkiisi oo Raysul Wasaare Noqday.

Ogoosto 20 2012.

Talaado- (Ogadentoday Press)- Dowladda Itoobiya ayaa si rismi ah u shaacisay Maanta Geeridda Raysul Wasaarahii Xukumadda Itoobiya Melez Zenawi.

Melez Zenawi oo muddo la waayay ayay. maanta Xukumaddiisu shaacisay Inuu ku dhintay Dalka Dibaddiisa.

Zenawi ayaa muddo lawaayay Isagoo Mucaaradka Itoobiya sheegeen Inuu dhintay Balse Xukumaddu diidanaynd.

Barlamaanka Dalka Itoobiya ayaa si deg-deg ah la filayaa Inuu iskugu Yimaado Kullan isla Markaasna si rismi ah u shaaciyaan Inuu Raysul Wasaare Noqdo, Ku simaha Raysul Wasaaraha oo ahaa Ku Xigeenkiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Haile-Mariam.

Geeridda Zenawi ayaa noqon doonta mid Dadwayne Baddan oo Itoobiyaan ku farxaan.

Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa ku eedeyay Zenawi Xasuuq ba,an oo ka gaystay Ogaadeeniya.

Zenawi wuxuu Xukunka qabsaday Sannadkii 1991.

Meles Zenawi ayaa ku dhashay May 8, 1955 Adwa Waqooyiga Ethiopia waxana uu waxbarashadiisii hoose ku soo qaatay Queen of Sheba Junior Secondary School waxana uu dugsiga sare dhamaystey 1972 General Wingate School ee magaalada Addis Ababa.

Meles ayaa markaa kadib ku biirey jaamacada Addis Ababa kulliyadeeda Caafimaadka muddo labo sano ah, balse markii danbe joojiyey waxbarashadiisii sanadkii 1974kii isagoo ku biirey jabhadii la oran jirey Tigrai Peoples Liberation Front (TPLF).

Zenawi wuxuu Mowqif adag ka istaagay xal u helidda Qadiyadda Ogaadeeniya, balse maalmihii oogu danbeeyay muddo 5 bilood laga joogo ayuu go,aan saday In wadda- hadal lala furo Jabhadda ONLF isla markaasna Dowladda Kenya Iyo Dowladdo kalle ay wadeen.

Ogadentoday Press.

Comments
#1 | Xaaji on August 21 2012 04:36:51
Bravo, Good News, Zenawi is responsible, the genocide of Ogaden, go, hell, he killed, my uncle, brother, in the hands of his troops,
#2 | cawlkudhal on August 21 2012 04:47:36
aallahu akbar allahu akbar mujrimkasta daquut kasta kaligii taliye kasta mar uun buu dhadhamin koobka geerida dadku kala ayaan roon zanaawi dhulka iyo ummadda musliminta oolacmadaya yuu dhaafay aduunk aakhirana cadaab alle u dheer lkn su'aasha muhiimka ihi waxay tahay shacabka ogadeniya maxaa faad'ida ah oo helayaan zanaawi kadib ma xornimo mise midkale yay u sacab tumi (mujrim carcar aba)sidii zanaawi markuu wadanka soo galay su'aashaas waqtiga yaa ka jawaabi ninkii noolaada
#3 | BIRQOD on August 21 2012 06:47:16
ASC

TO:- Cowl-Kudhal

Malez Qof Jeclaa Majiro Saan Filayo Iska Daa Wadan Ama Umad Jeclayde, Godka Lgu Cadaab Waxaa uu ahaa Gaal BOB Aha, Afikkana Kharibay Laakiin Waxaad Ogaataa, Sida Lasheego Waxaa Afrika Kharibay oo Haystay 2 NIN

1- Malez oo Ahaa Aqliga Ugu Sareeysaee Madaxda AFRIKAANKA AHA {Godka lagu cadab}

2- Qadaafi oo ahaa ABAHA Dhaqaalaha AFRIKA Malez-na Ucantoobin Jiray { Ilaahay wuxuu Ka Mutaystay Waa dhadhamiyay}

Labadiiba Afrika Ka Baxe oo Xisaab Aakharo ayay Kujiraan, AFRIKA MAANTA Waa Dhaxal ee Yaa DUMAALI....!!!

Inagana Yaa Ina Sii Dumaali, KII Aabaheen Guursadaba Waa Adeerkeen Ayuu Xaalkeenu U EGYAHAY

Walaalaheenii lahaa OGADENIA Xorowday Away......!!! May wadanka Inoo abtaan...!! Mise Warkoodaa BEEN Ahaa Waa Sidee Xaalku......!!!!

Halka FURSAD EE AAN KU GU,I Karno anigu waxaan aaminsanahay Waa Somaliya oo Dhisanta....... Taasaan XuduudeenaXaga Xabashida aha Soo Xidhan karaa, Taas hadayna Jirin waa "Dumaal SUGID"

Ilaahay Baan Idinku Dhaaryayiyo ada Dhalasha Inaga Dhaxaysee Ninkiina ONLF Hogaamiya, Hadaad wax Qaban Kartaan maanta Qabta, Hadii kalana Gabdhaha mASAAKIINTA Aha Shilimada Bilaashka Lagaga Gurayo JOOJIYA..................!!!!
#4 | Rage on August 21 2012 07:33:06
To Cowl Kudhal Zanawi wuu dhintay ilahayna. Naarta hakufogeeyo. Adiguna. Hadaad saxiib kula ahayd aduunka. Isdil si aad aakhiro ugu saaxibtaan Midakale. Xornimada ogadenia dadkaleh yay utaalaa. Madaxda Onlf. Shacabkeeda yay madax utahay Lacagtana iyagaaleh maxaa kaagalay Adigu tada kafikir Hadii zanawi Ku qabay. Dumaalna aadsugaysid. Ama aad isdilaysid. Aday kuutaalaa. Lakiin oohinta iyo ilmada iladhaaf ogadenya haxoroowdo ethopia ha dhacdo
#5 | Xaaji on August 21 2012 07:39:55
war Raage iyo Howl ku dhal ismaydaan fahmin isku meel wax u wadaan bal dib isku fiiriya qoraaladiinaa fadlan,
#6 | Rage on August 21 2012 07:52:09
Xaji waan u fiirsaday. Qoraalka waxaa kamida dumaal bansugi lacagta jojiya. Away ragii odhan jiray ogadenia. Haxoroowdo Hadii ereyada lafiiriyo. Macnuhu waa zanawi yaa inoo fiicnaa
#7 | Rage on August 21 2012 07:54:57
Jajus jano ma arko
#8 | BIRQOD on August 21 2012 07:55:02
TO:- RAAGE

Walaal Walaakeen COWL-KUDHAL Waxba Madhimine Maxaad Ku caayaysaa.....!!!! Mise akhlaaq in Dadka Lacaayo aha ayaad Wadataa......!!! Walaahay dadkii Ku Tarbiyeeyay ayaa Ku ciil Qaba, War MALEZ Nacaldi Haku dHACDEEE Wax Jecel Majiree Adigu Dad Ha Usamaynin, Mida Kale Dhaqanka Ilaali Nin Rag aha ayaad Ku Leedahay Malez Ayaa Ku qabay War Xishoo oo ILLAAHAY KABAQ NIN YAHAW, AGA, War Ogaden Dhaqankii Ka Tag Walaahay, "Acuudu Bilaahi Mina Shaydhaani Rajiim"
#9 | Sahal on August 21 2012 08:34:16
Raage habka uu u hadlay marka la fiirsho waxuu u muuqdaa inuu kasoo baxay madarasadii kooxda gablkeedu dhacay oo UBO, ee ku salaysnayd cay, qadaf, lafagaadh, khayaali iyo dhaan dabangaale.

Zanaawi haduu dhintay kuwa sida dumarkii alalaasayoow maxaa idiin diyaarsan oo nolosha Zanaawi idinka hor taagnayd? Ma geerida duqa oo ilaah oofsaday ayaa guul laga dhiganayaa waa yaabe? ONLF ( garabka aan nabada qaadan) talo iyo tabar toona ma haysaaene duur joog sii ahaada, inta wadanku raisalwasaare ka yeelanayo, deedna aad oran doontaan kii horaa noo dhaamay.
#10 | cawlkudhal on August 21 2012 11:16:13
to raage aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban adeer fudayd rag galay daawadiis ani garanayee ragga ha iski qalidin indhaha kala fut aragtoyaha ha isku qaldin nin kale fikirkiis dusha ha iga saarin fikirka aad mucaardayso ani milhi lkn xittaa hadaad wax naqdiyayso aadaab bay leedahay adi raage ahan waxaad dahaan jeclahay nin aan bislayn ama xaga aqoonta aaan ka dhisnayn marka adii intaada wax radin iska fiirimagaca cawl-kudhal waad ku gaftay dib u akhri fikisa kadib raali galin ka bixi khaladka aaad dusha la saartay
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 0.64 seconds 7,291,569 unique visits