Itoobiya oo Eedaymo loo Jeediyay Iyo Su,aalo laga Waydiiyay Dowlada Ingiriiska.
IdIdaacada BBC laanta Afka English ayaa ka soo Diyaarisay Barnaamij ku saabsan Xadgudubyada Xukumada Addiss Ababa ay geesato oo iskugu Jira Xarig aan sabab lahayn, Dil, Caga Juglayn Iyadoo Dhanka Doorashada Itoobiya la saaray Diirada Tusaalana loo soo qaatay Doorashadii Bishii May ee Sannadkii 2005.
Wariyaha BBC ayaa safar ku tagay Magaalada Addiss Ababa Halkaas oo uu ku soo waraysatay Xubno ka mid ah Saxaafada Madax Banaan sidoo kale Shaqsiyaad codeynayay Doorashadii 2005 kuwaas oo Sirdoonta Xukumada Addiss Ababa ay u gaysteen Garaac Iyo Dil Meesha qaar ka mid ah ilaa haatan la la yahay.
Kadib Wariyaha ayaa wuxuu Waraysi la yeeshay Sargaal sare oo Safaarada Ingiriiska ee Itoobiya u Joogaa Gudiga Deeqaha iyo Horumarinta ee Dowlada Ingiriiska oo uu wax ka way diiyay Sababa Xuquuqda Aadamaha loogu tunto hadana aysan Dowlada Ingiriisku aysansan waxba ka qaban.
Sargaalkan ayaa sheegay in Dowlada Itoobiya ay wada hadalo u socdaan Mar walba ay kala hadlaan in Arrimaha Xuquuqda Aadama Iyo Amniga wadankana sida loo dhaamo, Balse Isagoo Hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in Mahiimadu tahay in Dalka Itoobiya uu u Dhaxeeyo Wadamo laga cabsi qabo inay ku faafan Mintidiinta oo aadna looga Taxadaro.
Wariyaha oo Safarkiisa ku Joogaa Addiss Ababa ayaa sheegay in Xukumada Addiss Ababa ay Dadaal oogu Jirto inay mar kale ku guulaysato Doorshada Bisha May ee 2010, Iyadoo Doorashadii Hore ay ku dhinteen dad gaaraya 194 qof.
Arrimahan Dacwada ayaa wax laga waydiiyay Safiirka u fadhiya Xukumada Addiss Ababa Magaalada London Berhanu Kebedhe isagoo sheegay in Saxaafada Xor tahay Dhanka Kalana sheegay in Demoqraadiyada Reer Galbeedku Rabaan iyo Mida Itoobiya ay tahay wax kala fog.
Dhamaan Waraysigan waxaad ka Dhagaysan Kartaa Meesha Hoose Fadlan waraysiga Idaacada waa Dheer yahay Marka waxaad gaysataa Meesha ah 31:55. Play Dheh Kadib gayso Qaybta Itoobiya oo ku aadan 31:55
uk handed over ogaden to ethiopia n still helps ethiopia to hold it ... no doubt about that
ethiopia has no enough power to keep ogaden under its domination with out the help from somewhere n
if u think about where that support is coming from...then the answer is clear even if u don see it for real
- Order 2 pairs one-time, enjoy 10$ discount, discount coupon number is:
2antimbt.com
- Order 3 pairs one-time, enjoy 20$ discount, discount coupon number is:
3antimbt.com
- Order more than 3 pairs one-time, you can enjoy the wholesale price, order
more get more discount!
UGG boots is da all like of a sheet tastes, euramerican da is not exceptional also, flip European street pats, many with wet person discount ugg boots sale and colourful color fluorescent color clothes to match extremely use up crazy imagination, wrapped himself to start a colorful neon lights, see person surging, but won't appear too hard, absolute played 09 boots charm. Don't worry looks like a madman, moderately outrageous "SAO" jump out life. Below Discount UGG Gloves gave you recommend 09 women's classic cardy ugg boots sale several classical style! UGG 5189 is a pair of boots extremely lovely breath sheep fur one, cooperate a little PI cao adornment, not only wear to bundle up well, looks very chic, lovely. In the spring, reflect elegant aesthetic feeling, vamp two cheap nfl jerseys small black wood bead follow your pace flare. Black more dignitary is angry, in lamplight beamed below gives a person a kind of UGG gloves the psychedelic feeling.
Welcome to http://www.ugggloves.org/
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin
ethiopia has no enough power to keep ogaden under its domination with out the help from somewhere n
if u think about where that support is coming from...then the answer is clear even if u don see it for real