Maxaa ka Jira in Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya Moses Wetang’ula uu Lacag 2 Malyan ah Ka Helay Puntland.
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Moses Wetang’ula Ayaa sheegay in Barlamaanka Dalka Kenya ay baaritaan ay ku samayn doonaan Safarkii Gudoomoiye Ku xigeenka Barlamaanka ee Dalka Kenya Faarax Macalin uu ku tagay Maamul Gobaleedka Somaliland.
Wasiirka oo warqad u qoray Barlamaanka Dalka Kenya ayaa sheegay in Baaritaan lagu sameeyo Xaaladaas, Maadaamo uu yiri Maamulka Puntland iyo Somaliland ayaa Kacdoon ka dhex Dhashay Safarkii Faarax Macalin Dartiis.
Faarax Macalin waxaa Safarka ku waheliyay Xubno Badan oo ka mid ah Barlamaanka Dalkaas kuwaas oo si Rismi ah ku soo Booqday Maamulka Somaliland.
Booqashada Faarax ayaa waxay keentay in ka xumaadan Maamulka Putland ujeedada Dhabta ahna waxay rabeen in Faarax soo Booqdo Iyaga Kadib faarax uu Booqasho ku tagay Magaalada Hargaysa.
Isla Markaas Xubanaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa Idaacada VOA Iyo BBC Cabasho ooga Jeediyay Safarkii Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Kenyan Faarax Macalin oo ku tilmaamay safar sharci daro ah.
Hadal aan la xaqiijin karin oo ka soo yeearay Xubno ku sugan Puntland ayaa sheegayay in Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya uu ka helay 2 Malyan oo Dollar oo Lacag ah Ganacsato reer Puntland ah Iyo Xukumada Faroole si Booqashada Faarax Macalin Dacwad ahaan looga Dhigo Balse arrinkan ayaa loo Badinayaa inuu ku danbayn doono Faashil.
anigu faarax in talaabo laga qaado waan taager sanahay lakin inlaga qaadi karo ilamaba aha oo kenya ayaa lajooga ethiopia lama joogo sababta aan u rabo in farax talabo lagaqado waxaa weye farax asago og nimankaa re waqooyi sey dadkaayaga malin kasta oo wudiibaan itobiyanka iyo necebka e somalida uqabaan ayaa laogyahay so, wuxu kadoonay ayaa fiican in looga digo maxkamad .
asc ansari hada ma putland ba dadkada dhibin odka jecashay war putland iyo somalian ima kala sokayan farax dawarana cidina waxka qadimayso lakiin wa nin dadkisa dulman iyo dadkisa intuba og adiguna ku oran mayo waxasban u qabtay
KOLAY FAARAX WAA NIN WANAAGSAN OO WADANI AH WAXAANSE JECLAA IN UUSAN ISKU AADIN MEESHAN QOWLAYSATADA REER IIDOORLAND AY JOOOGAAN EE HARGAYSA WAAYO WAX FAA'IIDO AH OO UGU JIRTAY MA ARKO MAJEERTEEN LAND-DINA WAAKA ISKA DIIDAY INUU TAGO WAX AY KUKALA DUWAN YIHIINA MA JIRTO MARKA DEE BOOQASHADA HORABA QALAD AYAAN U ARKAA MASE UMALAYNAAYO IN KENYA WAX KAGU KEELI KARO FAARAX WAA NIN CULUS.
Salaaaaaaaam
Salan ka dib dadka saxafada inta badan akhriya ama qora wey iska garaan karaan hadalkas inusan sal iyo rad midna laheyn.
Nin inti lo yeertay hadana lagu edeyo wa wax so jireen ah oo lagu yaqano dhabayacoda,farole iyo xukumadisuna wey cadeystan cadhawada farax macalin wa nin ogaden ah,horta waban ku faraxsanahay in lacagtas ay cunan.
Waxba ha edeynin Madaxdanadha mar dhow kenya wan ini ka rari puntland sheego ama Somaliland balan weye!
asc socdaalkii uu ku tagay farax macalin lasaacanood iyo hargaysa waxay ahayd fariin siyaasadeed oo uu u darayey puntland .
dacwada hada lagu soo ogay farax macalina waa fariin siyaasdeed oo asaga loo dirayo waana ku farax sanahay .
in puntland taas ay samayso oo aan laaga harin oo waliba la bahdilo .
lacag kasta oo ku baxdana dhib uma aragno 2 one day bay puntland ka soo xarootaa xitaa 10 million ha ku baxdo waa in talaabo laga qaado
kkkk marka hore ayaan ayaa ujawaabi anigu waxaan sheegaayo ayaaney waa run oo farax halka laga so dorto wali matagin asagoo tagay iidoorland caadifad qabilna iguma jirto ee waa xaqiiq waxaan shegay . waxan kaloo jawaab gaban siin sirmaqabe hasugin faarax in kenya wax lagaga qado oo taas waa fact tankale baritaan ayaan kujirnaa markaan ogaano in arintan aad kulugledihin ul ayaan idhinka rareynaa kenya.
wasiirka arimaha dibada a kenya waa tuug waa in lasooqabto hadii uu ka qaatay lacag qabiilka majeerteen.nimaankan dagan kenya majeerteen waa in wadanka kenya laga saaraa ama laga masaafuraayaa.
Faarax macalin meel kasta oo uu katago soomaaliya waa dalkiisa hooyo dhalasho ahaan meejja uu kasoo jeedo hadee gobalka w/bari waa gobol inta uusan booqashaba ku tagin s/land gobalka labaxay waa kii ninka gumarna tooraha ka ah gobalka waqooyi bari uu ku ataagay dadka soomaaliyeed ee ay walaalada yihiin sida ogaadeenya iyo gobalka ismaamulka soomlida keenya ee uu ku faanay kuna sheegay iyada oo wax ku kalifi kara aysan jirin in ay san soomaali ahayn, waxaa layaab leh in shaqsiyaadkii soo jeediyay mowqafkooda in ay ninkii ay shalayto ku sheegayeen waa keenyaan uu kolkii uu yimid maamulka labaxay s/land ay u caBAADAAN SIDA NEEF LA GAWRACAY OO KALE RUNTAHADAAN IDIIN SHEEGNO FAARAX DAWAARE WIXII AAD SAMAYSEEN KAMA UU SAN JAWAABIN LAAKIIN EEGGA DALKA KEENYA IYO MEELWALBA OOD KU SUGANTIHIIN WAA IN TALAABO DAGDAGA LAYDINKA QAADAA WABILAAHI TOWFIIQ.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin