Ururka Taliban oo Xafiis Siyaasadeed Qatar ka Furanaya.
(Ogadentoday Press)- Aljazeera ayaa shaacisay in Ururka Taliban ee ka dagaalama Dalka Afghanistan uu maalinimada bari ku began ka furan doono Xafiis Siyaasadeed Magaalada Doha ee Dalka Qatar.Madaxwaynaha Dalka Afghanistan Hamid Karazia ayaa Dalka Qatar la filayaa inuu u soo diro wafti sarre oo wada hadalo Siyaasadeed la furayo Madaxda Taliban.Wada hadaladan ayaa la sheegay inay yimaadeen kadib Markii Dalka Maraykanku cadaadis saaray Dowlada Afghanistan inay wada haddalo la furan Taliban inta aysan Ciidamada Maraykanku ka bixin dalkaasi.Ciidamada Maraykanka ee dalkaas joogaa ayaa la filayaa in muddo 2 sanno dhexdood ah lagu soo saaro.
Forty three Ethiopian immigrants and four locals alleged to have helped them enter Kenya were yesterday arrested at Ngaremara, Isiolo County.Isiolo police acting on a tip off arrested the aliens and the brokers on their way to Isiolo town in a tightly covered truck. The four included a driver and three other brokers alleged to have been providing the foreigners a safe entry into the country.Isiolo OCPD Daniel Kamanza said the aliens had abandoned two Land Cruisers and opted to be ferried by sand trucks from the neigbouring Meru County to avoid arrest at police check points.He said the aliens travelled through Kom division in Merti district via Marsabit road in order to avert police road blocks in the region. Kamanza said the aliens did not have valid documents and could not speak either Kiswahili or English.The arrest comes a week after police in Marsabit arrested 73 other aliens at Shurr area Marsabit County on their way to connect into Isiolo-Moyale highway.
Duqeynta Villa Soomaliya ee xalay Iyo soo laabashada Deg-Deg ah ee Xasan Sheekh!
Muqdisho (Ogadentoday Press)- Warar la isla dhex maraya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Madaafiic xooggan oo dhan illaa 6 Madfac lagu garaacay Guriga Villa Soomaaliya ee xarunta Madaxtooyada.Saacadu markay ahayd 12:45 ayaa hal mar waxaa ku hoobtay Madaxtooyadda 4 Madfac kuwaas dhaliyay Khasaare xooggan.Kadib waxaa ku soo dhacay labbo kalle kuwaas la sheegay inay ku dhaceen Guryaha ay Madaxda oogu saraysa deggen yihiin.Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa si deg deg ah la sheegay inuu ooga soo laabanaya Magaaladda London oo uu ooga qayb galayay shirka G8.
Mudnaanta ma Qurbajoogbaa leh, Mise Muwaadiniinta Ogadenya? By Rooble Mohamed
(Ogadentoday Press)-Maqaalka Todobaadkan oo aan Jeclaystay inaan Diirada kusaaro Xaqiiqda dhabta ah ee kajirta Ogadenia & Mala awaalka habow maraarinta ah ee Guumaysigu ujeexday shaxdeeda Qurbajoogta dadka isku sheega & Lahaystayaasha aan awooda ulahayn inay maqlaan Codka shacabka Ciillan, ee Ogadenya.Waxaa marag madoonta ah in baryahan danbe siyaasada Guumaysigu noqotay mid ay wakhti iyo xoolo badan ku bixisay Erayga “QURBAJOOG” oo aad moodo In Qurba-joog ku sheego aysan u bislayn macnahiisa. Qurbajoog (Expatriate) hadaan kuu sifeeyo aragtidayda waa dad kasoo cararay dhib dalkooda ku haysta(Dhaqaale ama Siyaasad), qaxootina ku noqotay dhul shisheeye oysan lahayn. Dadka Qurbaha jooga ee u dhashay Ogadenia ma uusan keenin qurbaha Dagaal Sokeeye/Qabiil (Civil war) & Dawlad bu-burtay midnaba, balse waxaa sabab u ah Dhibaatada & Barakicinta Guumaysigu u gaystay shacabka aan waxba galabsan ee Ogadeniya.
ADDIS ABABA/LONDON , Jun 16 2013 (IPS) - Ethiopia may be one of the fastest-growing, non-oil producing economies in Africa in recent years, but corruption in this Horn of Africa nation is a deterrent to foreign investors looking for stable long-term partnerships in developing countries.“Bankers, miners and developers presenting projects to investment committees in countries that fare badly in corruption rankings frequently struggle to get investment. Corruption raises red flags because it makes local markets uncompetitive, unpredictable and therefore largely hostile to these long-term players,” Ed Hobey, the East Africa analyst at the political risk firm Africa Risk Consulting, told IPS.
Somaliland is opposed to plans of putting up of a United Nations office in Hargeisa.The revelation followed a visit to the region by Nicholas Kay, Head of UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM).Dr Mohamed Abdullahi Omar, the Somaliland Foreign Minister, stated that the UNSOM office was only meant to offer assistance to the federal government of Somalia.“We are independent from the rest of Somalia,” said Dr Omar in a press conference in Hargeisa. He clarified that UNSOM was not in the interest of Somaliland.Somaliland is a region in Northwestern Somalia that declared independence from the rest of Somalia in 1991, whose headquarter is Hargeisa, located 1500 km northwest of Mogadishu.
Daawo Sawirro- Axmed Madoobe si weyn Addis Ababa loogu soo Dhaweeyay
Addis Ababa (Ogadentoday Press)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Iyo waftiga la socday ayaa si weyn maanta loogu soo dhaweeyay Magaaladda Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya.Dadwayne aad u badan oo si ta Calanka Maamulka Kililka Iyo Calanka Maamulka Jubbaland ayaa soo buux dhaafay garoonka.Dadkaas ayaa si weyn oogu faraxsanaa soo dhawaynta waxaana sidoo Kalle Garoonka joogay Masuuliyiin sarre oo ka tirsan Dowladda Itoobiya Iyo Maamulka kililka.Dadkan soo dhaweeyay ayaa iskugu Jiray Dad ka soo Jeeda Gobalka Ogaden Iyo Jaaliyadda Jubbaland ee Magaaladda Addis Ababa.Axmed Madoobe iyo Waftiga la socda oo ay ka mid Yihiin Professor Maxamed Gandhi Iyo Sheekh Maxamed Awlibaax,ayaa kulan la leh Madaxda Dowladda.
Ciidamo ka soo goostay Itoobiya oo ONLF ku biirey.
(Ogadentoday Press)- Ciidamada Wasaarada Gaashaandhiga Itoobiya ay maalgaliyaan oo loo yaqaan Liyuu Police ee Maamulka Kililka ayaa la sheegay inay qaar ka mid ahi u galeen Jabhada ONLF.Warkan oo la shaaciyay muddo hore ayaa la sheegay inay in muddo ahba ay socdaan gooshada ciidankaasi.Muuqaaladda Sawiradda ee Ciidankaas ayaa waxaa soo bandhigay Shabakada Ogaden News Agency oo ku hadasha Afka Jabhadda ONLF.Ciidamadan oo dhanaa 74 ayaa Bishii May ku soo biiray Jabhadda ONLF sida saraakiisha ONLF xaqiijiyeen.Qaar ka mid ah Ciidamadaas ayaa ku biiray ONLF meesha qaar kalle codsadeen in la siiyo kharash isla markaasna dalka iskaga baxay.
Egypt crisis delayed Ethiopia’s approval of Nile water deal, says minister
Ethiopia’s Communication Minister Bereket Simon told Al Arabiya on Sunday that his country will resume its plan to build the controversial Renaissance Dam. (Al Arabiya)Ethiopia’s Communication Minister Bereket Simon told Al Arabiya on Sunday that his country will resume its plan to build the controversial Renaissance Dam and explained the reasons behind the Ethiopian parliament’s delay in approving the Nile River Cooperative Framework Agreement (CFA).“Ethiopia had to approve the CFA through the parliament two years ago but we saw it was unfair to work on approving it whilst Egypt is in a crisis so we told the leadership that we must wait until a new government is elected,” Bereket said.He added that since President Mohammed Mursi has been in power for almost a year now, “the time has come for [Ethiopia] to approve of the agreement through the parliament.”Ethiopia’s parliament on Thursday approved the Nile River CFA, replacing all colonial-era deals that granted Egypt and Sudan the majority of water rights to the Nile, the world’s longest river.
At least seven people were killed when a bomb exploded in a tea shop popular with government troops in the Somali town of Wanlaweyn on Saturday, officials and residents said.Regional capitals and Western donors are nervous of any reversal of security gains made in Somalia by African Union peacekeepers in the fight against al Qaeda-linked militants, seen as a threat to stability in east Africa and beyond."The bomb killed seven people including civilians and soldiers and 12 others were seriously injured," Aden Olow, a witness, said."The lady who sold tea also died on the spot. I was going there to have tea but the explosion occurred shortly before I reached there. Most of the casualties were civilians."Mohamed Nur Sidii, governor of the Lower Shabelle region where the town is located, about 90 km (55 miles) from the capital Mogadishu, said they were investigating the incident.
Dowladda Federaalka oo ku wareersan khilaafka biyaha Niilka Buluugan ee Masar iyo Itoobiya.
Dowladda Masar ayaa cirka ku sii shareeraysa khilaafka webiga Niilka kadib markii Dowladda Itoobiya sheegtey in biyaha webiga Niilka Buluugan ay u leexineyso biyo xireenka Afrika ugu weyn ee dhawaan laga hirgeliyey dalka Itoobiya.Dowladda Itoobiya ayaa iyadu ka aamunsan digniinaha iyo laab-tumashada ay waddo Xukuumadda Maxamed Mursi ee Xisbiga Ikhwaanul-Muslimiinka, waxaana marar badan ay sheegtey in biyo xireenku aanu waxba u dhimeyn dhaqaalaha dalka Masar.Biyo xireenka Millennium Dam ee Itoobiya laga hirgeliyey waxaa taageersan oo doonaya in ay ka faa’iidaan dalalka gobolka dhaca Sida Uganda, Suudaanta Koonfureed iyo Kenya.Madaxweynaha dalka Uganda ayaa digniin culus u direy dalka Masar waxaana uu uga digey in aysan dib u soo celin khaladaadkii hore ee ay galeen xukuumadihii hore, ee ahayd in ay webiga Niilka dadka ugu hanjabaan. Dalka Uganda waxa uu ka mid yahay dalalka uu maro Webiga Niilku
Ciidamada Kenya oo Xasuuqey Ciidamo Deegaanka Jubbaland ah.
(Ogadentoday Press)- Ciidamadda Kenya ayaa maanta dagaal xasuuq ah ku qaaday Ciidamo ka tirsan Deegaanka Jubooyinka kadib markii ay is fahmi waayeen.Ciidamada Kenya ayaa dilay 5 ka mid ah Ciidamadda u soo socday Kismaayo kuwaas Maamulka Jubbaland u socday.Arrintan ayaa illaa iyo hadda sida ay ku dhacday aan sabab dhab ah loo haynin.Dadka Deegaanka ayaa arrintan si weyn ooga cadhooday, gaar ahaan Xiisad adag ayaa laga dareemayaa caawo Magaalada Dhoobley.Dhalinyradaas Dagaalka lagu dilay ayaa qaarkood degganaayeen Magaaladda Dhoobley meesha qaar kalle in baddan ku noolaayeen Kismaayo.
Ogaden Refugee in Yemen demands right and blames UNHCR head
(Ogadentoday Press)- Hundreds of Ogaden refugee in Yemen, Kharaz Camp waged a protest demanding their right as refugee.The protesters are mainly children and women who are vulnerable and fled persecution from Ethiopian troops in Ogaden.According to the reports some have mental diseases while others have been shot by the Ethiopian troops in Ogaden region and have bullets in their body.The head of Ogaden Refugee community in Yemen has told Ogadentoday Press that they are complaining the head of Refugee Camp Emmanuel Uwurukundo.The refugee believes that the head of Refugee agency UNHCR is mistreating and have connection with Ethiopian government.According to the refugee, Rwanda and Ethiopia have a good relationship and Emmanuel Uwurukundo does not like any single person that is complaining about Ethiopia.
British warplanes escort Egypt air craft after incident: ministry
LONDON — Britain's Royal Air Force (RAF) on Saturday escorted an Egyptair plane bound for New York to a Scottish airport following an onboard incident, the Ministry of Defence said."Typhoon (aircraft) were called from RAF (base) Leuchars and a passenger aircraft was diverted following an incident on board," said the ministry.An eyewitness told the BBC that two jets escorted the passenger plane to Prestwick, where it landed at around 2.30 pm local time (1330GMT).The Boeing 777 was travelling between Cairo and New York when a passenger alerted plane crew that she had found a notereading "I'll set this plane on fire" in the toilet.The message was scrawled in pencil on a napkin and was found by BBC New York producer Nada Tawfik
Press Release:The Jubbaland State Government welcomes the UN Security Council Press Statement of June 13, 2013
The Jubbaland State Government welcomes the UN Security Council Press Statement of June 13, 2013 and supports its provisions that “all parties to refrain from any action which may threaten the peace and stability of the Juba regions” and to “engage in dialogue in a constructive manner to achieve a peaceful resolution to the current crisis and to alleviate the dire humanitarian situation”.It is well known to all Somalis and the international community that the Somali Federal Government (SFG) is responsible for the recent disturbance to the peace and stability of Jubbaland through openly financing and inciting conflict which was carried out by SFG Ministers and senior military officials who visited Kismayo on a number of occasions. The Jubbaland State urges the SFG to desist and refrain from further destabilization actions against the State Government and people of Jubbaland, and takes this opportunity remind the SFG of the tremendous cost of the painstaking gains made against Al-Shabaab terrorism.
Xasan Rouhani ayaa ku guulesytey doorashadii Madaxweyne ee Iran
(Ogadentoday Press)- Doorashada Dalka Iran ayaa waxaa ku guulaystay Musharaxa dhex-dhexaadka ah ee is baddalka doonka ah Xasan Rouhani.Xubnaha Barlamaanka ayaa Musharax Xassan Ruuxaani ka helay cood aad u baddan isagoo codka uu gulaystay uu 50.68% waxaana Doorashada Dalkaas codeeeyay dad gaadhaya 50 Milyan oo qof.Lix musharax ayaa Doorashada Dalka Iran tar tan u galay kuwaas, Musharaxan Xasan ayaa ahaa Wadaad Shiico ah kaas daacad u ah Hogaamiyaha Dalka IRAN Ayattulah Khumeyni, in kastoo oo uu daacad u yahay ayaa haddana la aaminsan yahay inuu is baddal keeni doono.Isbaddalka oogu baddan ee laga doonaya ayaa in inuu hagaajiyo xidhiidhka dalalka reer galbeedka ah, in kastoo dalalkaas ay doonayaan in arrimaha Hubka Nukleerka wax laga baddalo ayaa haddana Madaxwaynahan cusub uusan waxba ka baddali karin maadaano oo talada Hubkaas ay ka go,do Golaha Dalkaas ee loo yaqaan ( Guardian Counsil).
Somalia: Top Alshabab Leader Dies From Wounds Sustained During Fighting
Bula Barde- — News from Bula Barde town in Hiran region report that a top Alshabab commander by the name Abdullahi Gesey died last night in a hospital located inside the town after he sustained serious injuries.Residents of the town confirmed to Shabelle media that Alshabab's top administrator for the region died while he was receiving medication in a hospital located at Bula Barde.Alshabab have not released any statement about the death of top admin and it is believed that he was wounded during yesterdays fighting with federal government troops at gobo district in Hiran region
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey
mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda
abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi
godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT
Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa
samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore
Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya
Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan
waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter