May 19 2013 02:17:51
Users Online
· Guests Online: 26

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo: Barnaamijkii u Dambeeyay ee Ilays iyo Waraysiga Hog. Arimaha Dibadda ee ONLF
Somali
Ethiopia says Swedish journalists guilty of "supporting terrorism"
EnglishNAIROBI, Kenya — Swedish journalists Johan Persson and Martin Schibbye were captured by six months ago during a skirmish between the Ethiopian army and the Ogaden National Liberation Front (ONLF) rebels with whom the two reporters were travelling.On Wednesday they were found guilty of "supporting terrorism" and each now face up to 15 years in prison.Prime Minister Meles Zenawi's government considers the ONLF to be a terrorist organization and his courts have ruled that the two journalists are guilty by association."Guilty as charged, period, unanimous vote," said Judge Shemsu Sirgaga. "They have shown that they are esteemed journalists, but we cannot conclude that someone with a good reputation doesn't engage in criminal acts
Ethiopia Xidhiidhka Ma u Jari Doontaa Kenya Warbixinta Wargayska Standard Kadib?
Somali(OTP)- Wagayska the Standard oo kamid ah kuwa loogu akhriska badan yahay dalka Kenya ayaa si qoto dheer uga waramay wadanka Ogaadeeniya iyo dadka kasoo qaxa.Wargayska ayaa qoraalkiisa ku bilaabay sheeko uu kasoo xigtay mid kamid ah saraakiisha amaanka ee dalka Kenya oo ka hawlgala magaalada Mandheera, kaasoo sheegay in sanadkii hore uu la kulmay koox dad ah 0o argagaxsan kuwaasoo kasoo galayay wadanka meel aan ahayn goobaha loogu talo galay inay dadku kasoo gudbaan. Sarkaalku wuxuu wargayska u sheegay in uu dadkii ka dhagaystay warbixintoodii ay ka sheeganayeen dhibaato ay ku sameeyeen ciidamda Ethiopia oo ay sheegeen in ay toogteen, dumarkii ay kufsadeen, guryahoodii iyo dalagii beeraha ug soo go’ayna ay dab qabadsiiyeen.Wargaysku wuxuu sheegay in buuga lagu diiwaan galiyo dhacdooyinka ee yaala xadka Kenya uu muujinayo in dadka qaarkki ay qabaan dhawaacyo iyo jaraaxooyin waaweyn oo muuqda kadibna dadkaas oo gudbiyo xeryaha qaxootiga ee ku yaala deagaanka Dhadhaab.

Fleeing Ethiopians decry atrocities in own country: The Standard
EnglishBy Boniface Ongeri: Sometime last year, security officers in Mandera County came across a group of terrified people at an unofficial entry point on Kenya’s border with Ethiopia.They listened as the group told of a horrid encounter with men in military uniforms.They claimed they were members of Ethiopia’s military who shot at them, raped women and set ablaze their homes and harvests in south eastern Ethiopia. The security officers did what has become routine: They recorded the foreigners in the Occurrence Book (OB) and later escorted them to Dadaab refugee camp, some 600km away. According to the OB, some of the people had deep wounds they claimed were inflicted with knives and machetes. They wanted refuge in Kenya. Records at the Mandera law court also show most of the Ethiopians charged with being in the country illegally opted to be taken to the refugee camp than being deported.
Abaabul Xooggan oo ay waddo Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia ee San Diego
SomaliOTP:-San Diego, California: Waxaa todobaadyadii ina soo dhaafay magaalada San Diego ee gobolka California kasocday abaabul xooggan oo ay waddo Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia. Abaabulkan ayaa waxa uu ahaa mid nidaam iyo maamulo cusub loogu dhisayey ururrada bulshada ee jaaliyadda. Hadaba waxaa si rasmi ah maamulo cusub loogu dhisay ururka Haweenka Soomaalida Ogadenia iyo ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia (OYSU) ee California.

Dhismaha maamuladan cusub ayaa waxaa goob joog ka ahaa xidhiidhiyaha jaaliyaadka galbeedka Maraykanka mudane Ahmed Ali Yusuf, gudoomiyaha Jaaliyadda Ogadenia ee San Diego mudane Abdirahman Mohamud Sheikh Abdi iyo madaxa hogaanka arrimaha bulshada mudane Abdicasiis Abdi Ali Abshir.

Waxaa iyaguna shirarkan khadka taleefanka kaga qayb galay gudoomiye ku xigeenka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia Mudane Mohamed Ismail Omar iyo gudoomiye ku xigeenka Hogaanka Arrimaha iyo Abaabulka Bulshada (HAAB) Mudane Gamaadiid. Mudanayaashan ayaa iyagu aad ugu farxay hawlaha ay ururradani wadaan kuna sii dhiiri galiyey isla markaana waraysi dhan walba ah siiyey.

Boqolaalan Askari oo Jabuuti ka socda oo Xamar La keenay.
SomaliTalaado, December 20, 2011 (HOL) − Diyaarad sidday 200-askari oo ka tirsan ciidamada dalka Jabuuti ee qaybta ka noqonaya AMISOM ayaa maanta kasoo dagtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo ammaanka garoonka diyaaradaha aad loo adkeeyay.Ciidamada AMISOM ee ka socda dalalka Uganda iyo Burundi ayaa la arkayay iyagoo dhaqdhaqaaqyo lagu adkeynayo ammaanka ka sameynaya daafaha Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha, waxaana qaybo ka mid ah garoonka diyaaradaha ee Muqdisho lagu xiray calanka Jabuuti.Dowladda Jabuuti ayaa waxay noqonaysaa dowladdiis saddexaad oo ciidammo ugu yaboohda howlgalka AMISOM oo hoostaga ururka Midowga Afrika, iyadoo ciidamadan ay qayb ka noqonayaa kuwa Uganda iyo Burundi oo dowladda ka taageera dagaallada lagula jiro Xarakada Al-shabaab.
Analysis: 'Commission must stand up for human rights in Ethiopia'
EnglishThe Swedish journalists Johan Persson and Martin Schibbye were arrested by Ethiopian military in July. Having entered the country illegally in order to investigate alleged human-rights violations in the closed Ogaden region, they now stand charged with terrorism.The Swedish government chose to act through so called quiet diplomacy, a course of action which has been criticized and which has also proven to be unsuccessful in the past when trying to free the Swedish journalist Dawit Isaac, who after ten years remains imprisoned in Eritrea. But choosing silence is not an option for those journalists who see it as their job to tell the stories that would otherwise remain untold.
Colaad iyo Ciyaar! Dhalinta Ogaadeenya ee ku Nool Gaarisa
SomaliOTP:-Magaalada Gaarissa ee Caasimada Gobolka Waqooyi-bari kenya ayaa saldig u noqotay boqolaal dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Ogaadeeniya kuwaas oo xiliyo kala duwan ka yimid wadankoodii hooyo,isla markaan ka faa'iidaystay fursada ay heleen xaga nabada galiyada oo qaar kamid ah dhalinyarada ay wadaan waxbarashadooda ilaa heer jaamacada inta badana ay wax ka dhigtaan Iskuulaadka Gaarissa.
Ethiopia, China in railway deal
EnglishEthiopia and a Chinese company have signed $ 1.5 billion agreement for the construction of a 339 kilometer railway line. .The line would connect an Ethiopian town with a railway network that links the Horn of Africa country and Djibouti.The agreement was signed over the weekend between China Civil Engineering Construction Corporation (CCECC) and Ethiopian Railways Corporation (ERC).ERC said the rail way line would be constructed between Dire Dawa and Dewele, close to the Djibouti border. "This agreement is a contract to construct (a railway line) between Mieso, which is half way from Addis Ababa, to the Djibouti border," said ERC general manager, Getachew Betru.
North Korea in mourning for Kim Jong-il.
English
Hargaysa: Xisbi Islaami ah ma Ogolo, Astaanta Calankana Waa Astaan Islaam ah.
SomaliMaamul Gobaleedka Soomaaliland ayaa jeelka u taxaabay Sheekh Maxamuud Cabdullaahi oo Xisbi Islaami ah kaga dhawaaqaw Magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Maamul Gobaleedka Somaliland ee Gooni isu-taaga Raadinaya.Xisbigan oo lagu Mgacaabo Xisbullaah Ayuu kaga dhawaaqay magaalada Hargeysa, Muddo lagga Joogo Ku dhawaad bil, Xukumadda Maamulka Somaliland ayaa ku tilmaamtay Xarigiisa inuu yahay mid sharci islama markaasna ka hor imanaya Sharciga u yaalla Maamulka.Mar uu Sheekh Maxamuud Cbadullaahi la hadlayay War-baahinta ayuu sheegay in Tiirka Xisbiguusi yahay ku dhaqanka Shareecadda Islamka, balse Dastuurka u yaalla Deegaanka ayaa ah in aan la aas aasin Urur ku salaysan Diin,
Ethiopia: Washington Update.
EnglishReports from Ethiopia from the All Ethiopia Unity Party indicate that suppression of independent political activity is becoming more severe. Opposition supporters are being jailed and beaten. The Electoral Board is meddling in the internal activities of opposition parties. Journalists have come under sustained attack, leading to self-censorship, and in some cases, to flight from Ethiopia. As reported by US State Department, the illegal searches; use of excessive force by security services in an internal conflict and counterinsurgency operations; restrictions on freedom of the press; arrest, detention, and harassment of journalists; restrictions on freedom of assembly and association; In addition to threats to human rights and democracy, the Meles regime's mismanagement of the economy is creating serious problems. Recent reports that the government will nationalize all land could destabilize the nation's banking system, causing a cascade of problems that will lead to massive bankruptcies and the likelihood of currency devaluation.
Qarax Qasaaro Geystay Oo Ciidamo Kenyan Ah Lagu Eegtay Xagar-Dheer..
SomaliIsniin, December 19, 2011 (HOL) − Qarax geystay dhimashada laba askarta Kenya ka tirsan iyo dhaawaca askari kale ayaa ka dhacay maanta barqadii agagaarka xerada qoxootiga Xagar-dheer ee deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya.Askarta dhintay iyo midka dhaawacmay ayaa waxay la socdeen gaari noociisu ahaa TOYOTO oo lagu burburiyay qaraxa oo ahaa mid lagu aasay dhulka, waxaana ay taasi keentay in laba askari ay goobta ku dhintaan."Qaruxu wuxuu ka dhacay agagaarka xerada Xagar-dheer, waxaana ku dhintay laba askari oo booliiska Kenya ka tirsan, mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray," ayuu yiri goobjooge ku sugan xeradaas oo sheegay in askartii qaraxa ka badbaaday ay bilaabeen inay rasaas furaan.
Resolve Ogaden Coalition hearing at the United Nations 4th Forum on Minority Issues.
English
Ogeysiis: Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya ee Wadanka Finland
SomaliWaxaa dhamaan jaaliyadda soomaalida Ogadenya ee ku nool wadanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta ay taariikhdu ay tahay 24.12 oo ah maalinta Sabtida ah magaalada Helsinki uu ka dhici doono shir weyn oo ay isugu imaan doonaan dhamaan xubnaha jaaliyadda.

Shirkan ayaa wuxuu ka dhici doonaa iskuul ku yaalla xaafadda Arabia (goobtii horey loogu dhigay filimkii Silent Cry), wuxuuna shirku bilaan doonaa saacadu markay tahay 2-duhurnimo.. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb-geli doona masuuliyiin sare oo kamid ah Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF).

Shirkan ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimo ku saabsan nolosha iyo siyaasadda Geeska Africa gaar ahaan Ogadenya.

Sidaas iyo ka soo qeyb-gal wanaagsan

Maamulka jaaliyadda
Shir ka dhacay Copenhagen.
SomaliWafti ay hogaaminayso Dr. Cibaado Xirsi Mahad(Xoriyo) gudoomiyaha hogaanka dhaqaalaha ee Jabahada Xoraynta Wadaniga Ogaden oo baryahanba socdaal hawleed ku marahayey wadamada yurubta galbeed ayaa shir aad loo soo abaabulay ku qabtay magaalada Copenhegan ee wadanka Denmark.Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay dad weyne aad u badan oo isugu jira jahliyada soomalida Ogaden ee wadanka Denmark iyo dadweyne kale oo badan oo soomaaaliyeed oo ka kala yimid nawaaxiga magaalada Copenhagen iyo wadanka Sweden ee aan dariska nahay.
Canada’s aid to Ethiopia bankrolling repression, says jailed Canadian’s lawyer
EnglishMaintaining that Canadian aid is supporting repression in Ethiopia, human rights lawyer Lorne Waldman has filed an application in Federal Court to block it.In his application, he is asking that the Canadian government be prohibited from contributing any more development dollars to the African nation to Ethiopia, through the World Bank or the United Nations Development Program. The application is a last-ditch effort to win the freedom of Bashir Makhtal, a Canadian sentenced in 2009 to life in prison in Ethiopia, the third largest recipient of Canadian official development assistance.
Meydadka Saddex Ruux oo la gowracay oo lagu arkay Duleedka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
SomaliAxad, December 18, 2011 (HOL) − Meydadka Saddex ruux oo qoorta laga gooyay ayaa waxaa lagu arkay inta u dhaxeyso degmada Afmadow iyo Qooqaani ee Gobbolka jubbada hoose, halkaasoo ay ka jiraan dagaalo u dhaxeeya dhinacyada gobbolka isku haya.Sadexdan qof ee meydkooda lagu arkay deegaano ka tirsan Jubbada hoose ayaa waxa ay kala yihiin Labo wiil oo dhalinyara ah iyo nin waayeel ah, lamana garanaya cida dishay laakiin meesha meydadkoodu lagu arkay ayaa ah duleedka degmada Afmadow oo ay ka arimiyaan Xoogaga Xarakada Al-shabaab.
Ciidanka ONLF oo Ku Hanjabay Weeraro Culus oo ay Ku Qaadayaan Ciidamada Ethiopia: Hoos Ka Dhagayso
Somali
Kenya oo Sheegtay Inay, Marka, Afgooye Iyo Baraawe Duqaynayso.
SomaliSabti, December 17, 2011 (HOL) − Dowladda Kenya oo ciidamadeedu ay ku sugan yihiin koonfurta Soomaaliya ayaa sheegtay maanta oo Sabti ah inay hawada ka duqeynayso degmooyinka Afgooye, Marka iyo Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo ay ka taliso Xarakada Al-shabaab.Madaxa howlgalka ee ciidamada dalka Kenya, Col. Cyrus Oguna oo saxaafadda la hadlayay maanta ayaa sheegay inay duqeyn dhinaca hawada ah la beegsan doonaan degmooyinkaas iyo kuwa kale ee ay kat aliso Al-shabaab ay awoodda badan ku leedahay Al-shabaab
Amnesty oo eedeysay Ethiopia.
SomaliKooxda xuquuqda aadanaha u doodda ee, Amnesty International, ayaa ku eedeeysay dowladda Ethiopia inay qaaday wax ay ugu yeertay ugaarsigii ugu darnaa ee xorriyadda fikirka sanado badan.Waxa ay sheegtay in ugu yaraan 140 siyaasiyiin mucaarad ah iyo weriyayaal in la xiray ilaa bishii Maarso ee sanadkan.Amnesty waxa ay sheegtay in intooda ugu badan loo xiray sababtoo ah waxa ay dhaleeceyn sharci ah oo nabadgelyo ah u soo jeediyeen dowladda.
Mogadishu dares to dream- The Daily Telegraph.
EnglishA gunshot echoed across the jagged shells of homes pulverized by battle. Obeying orders to "watch and shoot," a soldier had taken aim with his machine gun down a road bleached white by the sun, spotted a target and fired a round.Fighters from al-Shabaab, the selfproclaimed followers of al-Qaeda in Somalia, were dug in opposite the green sandbags of this front line position in the country's shattered capital, Mogadishu.This time, however, they fired no answering fusillade across the deserted street that served as "no man's land," sparing the Ugandan soldiers deployed against them. Incidents of this kind are played out every day in Mogadishu, where ordinary Somalis, wearied by years of war, ignore the crack of gunfire.And yet something fundamental has changed in a city that became notorious as the most dangerous capital in the world, and the setting for America's "Black Hawk Down" debacle.
Palestinian statehood recognized by more than 100 countries.
English































PARIS — At least 112 countries around the world have formally recognized Palestine as a state, stretching from Africa to Asia, Europe to Latin America.In Latin America, Uruguay and Peru joined the growing ranks of countries which recognized Palestine this year, with 12 out of the region’s 13 countries formally recognizing it as a state.Only Colombia, a key ally of the United States in the region, has not followed that path.In Central America, the Palestinian state has been recognized by Cuba, Costa Rica, Nicaragua, Honduras and El Salvador.
Four injured in Garissa grenade attacks.
EnglishFour people were injured in two separate grenade attacks on two restaurants in Garissa town in the latest attacks by Al Shabaab militants’ sympathisers.The four were injured by pellets from one of the grenades that exploded outside a restaurant popularly known as Florida Hotel, which is about four kilometres from the town.Police said the injured were in a stable condition following the explosions that happened at about 8pm on Thursday.The grenades were intended to explode inside the two social joints but exploded at the entrances, witnesses said.The first incident happened at Florida Hotel that was full with about 70 people then when the grenade hit a wall and bounced back before exploding few meters from the entrance. This is where four people were reportedly injured, according to police.
Dowladda Kenya oo Sheegtay in ay Qabsaneyso Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
SomaliJimco, December 16, 2011 (HOL) − Ciidamada Kenya ee ku sugan qeybo katirsan gobollada Jubooyinka ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in todobaadyada fooda nagu soo hayo ay qabsadaan magaalo madaxda gobolka J/hoose ee Kismaayo.Sarkaal katirsan ciidamada Millitaryga Kenya oo lagu magacaabo Major Rashid Seif oo wareysi siiyay Tv-ga Alcarabiya, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen magaalada Kismaayo, oo uu masuulkani sheegay in ay tahay isha ugu weyn ay dhaqaalaha ka helaan xoogagga Alshabaab. Masuulkani ayaa sheegay in ay diyaariyeen askartooda ku sugan gobollada Jubooyinka iyo Gedo, isagoona xusay in xilli roobaadkii laga baxay islamarakasina dhulka uu haatan yahay mid qalalan, waxaana uu sheegay in ay hore u sii socon doonaan.
War Deg Deg ah: Sarkaal Boolis ah oo Lagu Dilay Magaalada Jigjiga
SomaliOTP:- war goor dhaw kusoo dhacay qaybta war qabadka ee ogadentoday ayaa sheegaya in saacadihii dambe oo habeenkii xalay lagu dilay magaalada Jigjiga sarkaal ka tirsanaa booliska kililka.

sarkaalkan oo ka tirsanaa ciidamadii hore ee booliska mudada dheer ku jiray ayaa sidoo kale ka mid ahaa kooxda muusikada ee booliska kililka.

ninkan la dilay oo magaciisa na loogu sheegay Cabdi rashiid ayaa hada lagu aasayaa magaalada Jigjiga.

mar aanu raadinay xogta ku saabsan sababta dilka ee ninkan ayaa naloo sheegay in habeenkii xalay ay koox ka tirsan ciidamadaLiyuu Boolisku ay u dhaceen guryo ku yaala xaafadda koowaad ee magaalada Jigjiga halkaasoo la sheegay in ay isku dayeen in ay kufsadaan dumar joogay iyagoo sidoo kalena baadhanayay guryaha oo ay ka qaadanayeen wixii qiimo leh ee yaala, taasoo keentay in loo qaylo-diro saldhiga booliska ee xaafada koowaad halkaasoo laga soo diray marxuumka iyo ciidan uu watay si ay uga celiyaan liyu booliska wax yeelaynayay dumarka.

ONLF oo Shir Caalami ah ka Codsatay in Qadiyada Ogaadeenya Lagu Daro Ajendaha Caalamka
SomaliOTP:-Waxaa lagu qabtay magaalada Rooma ee caasimadda dalka talyaaniga, shirwaynihii 39aad qaybtiisii labaad ee Xisbiga Radicalka Axsaabta badan ee dalalka kala duwan ee Loo Yaqaano Non-violent Radical Party Transparty Transnational (NRPTT) 8- 11 bishan Disembar 2011.

Xisbigan oo ka kooban axsaab badan oo dalka talyaaaniga iyo adduunka dacaladiisa ka hawl-gala wuxuu si buuxda u taageera cid walboo xaq-daro tirsanaysa. Wuxuu gacan wayn ka gaystay xoraynta Kosovo iyo dalal badan oo maanta xor ah. Waxaa shirwaynayahan ka qayb galay ergo iyo marti sharaf kor u dhaafay illaa kun qof. Waxaa shirka lagu qabtay Hotel wayn oo ku yaala bartamaha magaalada Room oo can ku ah shirarka caalamka. Ururkan waxaa la asaasay kontomeeyadii, wuxuu ka diwaan-gasahan yahay qaramada midoobay, wuxuuna gacan ka gaystay in dadyow badan oo dulman xaqooda la hor geeyo qaramada midoobay iyo fagaarayaal badan oo caalamka ah. Wuxuu ururka qayb libaax ka qaatay soo jeedinta iyo hirgalinta shuruuc caalami ah oo difaacda xuquuqul insaanka iyo hirgalinta dimuqraadiyada, cadaalada iyo nabad-galyada ah.

Address by Delegates of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) to the 39th Congress of the Non-violent Radical Party Transnational Transparty convening in Rome, Italy December 8-11, 2011.
English Distinguished Delegates and guests of the Radical Party Transnational Transparty and associated organisations, it is a great honour for ONLF delegation to participate in this great event with people of diverse views and organisations who all cherish democracy and respect of the dignity of human being, justice, freedom and peace.

The world today is in a sad state, where in many parts of the world, tyranny and repression has become the order of the day. Wars, Human rights abuses and disenfranchisement of minorities and stateless peoples is happening in many parts of the world.

Esteemed delegates and guests

African elected ICC chief prosecutor.
EnglishInternational Criminal Court (ICC) has elected Fatou Bensouda the tribunal's chief prosecutor after facing fierce criticism from the African Union for mainly targeting African politicians.Bensouda, a former justice minister in Gambia and currently the ICC's deputy prosecutor, was unanimously elected to the post by 120 member states of the Assembly of States Parties during the tribunal's annual meeting in the UN headquarters, AFP reported on Monday.A holder of a master's degree in international maritime law, Bensouda will take over next June from Luis Moreno-Ocampo to serve a nine-year-long term.
Advocacy group rejects peace talks between Ethiopia, Ogaden rebels.
EnglishSeptember 5, 2010 (ADDIS ABABA) - Resolve Ogaden Coalition (ROC), an exiled independent advocacy group, on Sunday said it does not recognize peace negotiations currently underway between the Ethiopian government and the rebel group Ogaden National Liberation Front (ONLF).ROC said that such bilateral peace negotiations will not bring a lasting solution to the long standing conflict in Ethiopia’s eastern region of Ogaden “Resolve Ogaden coalition does not recognize the peace talks between the Ethiopian government and individuals most notably Salaaxadin Macow who has been claiming to represent a ’faction’ of the ONLF,” the group said in a statement seen by Sudan Tribune.
Daawo: Waraysiga Gudoomiyaha ONLF, Xaaji Maxamed Cumar Cismaan " Shacabka Ogaadeenya Laba Arimood Unbuu u Taagan Yahay"
Somali

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 4.75 seconds 6,816,848 unique visits