June 18 2013 13:42:37
Users Online
· Guests Online: 36

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Diyaaradaha Kenya oo duqeyn ka geystey duleedka Buur-dhuubo.
Somali(Ogadentoday Press)-Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa maanta duqeymo ka geystey duleedka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo. Diyaaradahan oo ridey 3-gantaal ayaa bartilmaameedkoodu ahaa fariisimo la sheegay in Shabaabku ay duleedka degmadaas ku leeyihiin. Rasaasta cul culus ee ka dhacda qoryaha lidka diyaarada ah ayaa lagu soo waramayaa in diyaaradahaas lagu ridey waxyar kadib markii ay duqeynta geysteen. Qaar kamid ah mas’uuliyiinta DKG ah ee la socda ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ku sugan ayaa sheegay in duqeyntaas uu Al-shabaab-ka khasaare kasoo gaarey. Waxaana DKG ahi ay sheegtay in khasaaraha duqeyntaas ka dhashay uu yahay dhimashada 18-dagaalyahan iyo hal gaari oo Al-shabaab laga gubey.
Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaawac ah.
Somali(OTP)- Dagaal Xoogaan oo u dhaxeeya Labba Jilib oo ka soo Jeeda Beesha Sheekhaal ayaa ka socda Degmadda Raaso, Dagaalkan ayaa la sheegay in Labadda Jilib kala Yihin Jillib Deegaanka horey u sii deggana Ogaadeeniya Iyo Jilib ah Jilibkii Ururka Al-Islaax uu soo raray kana Keenay Deegaanka Soomaaliya. Dagaalkan ayaa gaystay Khasaare Xoogaan isla markaasna la sheegaya In dhimashadiisu kor u dhaafayso 75 qof isla markaasna 12o dhaawac yihiin. Maamulka Kililka ayaa la sheegay Inuu haatan arrintan galay isla markaasna la qabanayo Shir beelleed ku saabsan arrintaan, waxaana la sheegay in Labadda Jilib mid ka mid ah uu horey Deegaanka ooga guuray isla markaasna sheegtay Inuu ka soo Jeedo Asal ahaan Oromo oo haatan Dhanka Deegaanka Oromadda uu degganaa mudooyinkii oogu danbaysay.
Ciidamada Kenya oo howlgal ka sameeyay Mandheera
SomaliMandheera: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda Kenya ayaa howlgal lagu qabtay dad Soomaali ah ka sameeyay magaaladaasi kadib markii shalay uu halkaasi ka dhacay weerar qasaaro gaystay oo lagu qaaday fariisimo ciidamada Kenya ay ku leeyihiin halkaasi. Kadib weeraro dad ay ku dhinteen oo shalay ka dadhacay degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi barri Kenya ayaa ciidamada amaanka Kenya waxa ay sameeyeen howlgalo iyo roondooyin lagu xaqiijinayo amaanka islamarkaana lagu baadi goobayo dadkii ku lugta lahaa weeraradii shalay ka dhacay halkaasi. Ciidamada ayaa la tilmaamay in howlgaladooda ay ku soo qabqabteen ku dhawaad 10-ruux oo dhalinyara ah oo ay ku eedeenayaan in ay ku lug lahaayeen weeraradii loo adeegsaday qaraxyada iyo bastooladaha ee lala beegsaday ciidamada Kenya kuwaasi oo loo taxaabay xabsi ciidamada Kenya ay ku leeyihiin degmada Mandheera.

Siilaanyo: Waan soo Dhawaynaynaa Wadda haddal na Dhex Mara DKMG.
SomaliAXmed Max'ed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland ayaa VOA u sheegay in Somaliland ay soo dhaweynayso wadahadal ay la qaataan DKMG. Siilaanyo wuxuu sheegay in labada dhinac ay u wadahadlayaa sidii laba dowladood oo jaar ah oo ka tashanaya maslaxadda ka dhaxeysa. Dhageyso wareysi ay VOA la yeelatay Axmed Siilaanyo Taabo Halkan- Link
Israel names first ever Ethiopian-born ambassador.
English(JP)-Some 28 years after coming to Israel from Ethiopia, Beylanesh Zevadia will be returning to her birthplace in the summer – this time as Israel's ambassador. The Foreign Ministry's appointments committee on Tuesday announced Zevadia's appointment to Addis Ababa. The 44-year-old Zevadia will be Israel's first Ethiopian-born ambassador. Zevadia, who joined the foreign Minister in 1993 as its first Ethiopian-born diplomat, served previously at Israel's consulates in Houston and Chicago.Zevadia grew up in the village of Ambova in the Gondar province, and arrived in Israel at the age of 16 on a Jewish Agency scholarship to study at Hebrew University.
Ogaden People In Minneapolis: Remembrance of Ogaden Genocide Day..
English
Meles Zanawi oo Ku Hanjabay In Ciidamadda Itoobiya Iyo Jabuuti Qabsan Doonaan Gobaladda Soomaaliya.
Somali


























28-02-2012 Addis (OTP) Raysal wasaaraha Dawladda Ethiopia oo mar kale ka hadlay xaaladda Soomaaliya ayaa ku hanjabay Ciidamada dalkiisa iyo kuwa Jabuuti ay dhowaan gacanta ku wada dhigi doonaan gobolada ay maamulaan Al shabaab. Melez Sanawi waxa uu dhaliilay hawsha Ciidamada AMISOM ee iminka Muqdisho kusugan, waxaana uu sheegay in uu ka baxo kharash aad u badan ayna dhaafi la’yihiin magaalada Muqdisho. Mr Melez ayaa sheegay in haddii la ballaarin lahaa hawlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya lagu guulaysan lahaa dagaalada loogala soo horjeedo Al shabaab, hase yeeshee waxa uu sheegay in ilaa iyo hadda ay dunidu ka jiifto ladagaalanka Al shabaab.
Wikileaks:Ogaden Oil and Gas.
EnglishIf you are an Ethiopian, you probably believe there is yet unfound oil reserve somewhere which someday would come out and change our lives. We were told by many where the oil exists and why it was not found yet. Well, if you believe the U.S. embassy cables recently released, you are in for a disappointment. A U.S. embassy cable dated the Feb 27, 2008, ‘Black Gold: Petroleum Resources in Ethiopia’ makes an assessment of Ethiopian petroleum exploration projects and future prospects based on interviews with Dr. Ketsela Tadesse, Petroleum Operations Department, Ministry of Mines and Energy and a U.S. petroleum expert, Dr. Stephen O. Sears.
Warbixin- Shidaalka Gobalka Ogaden oo la doonayo In Xawli loo soo saaro.
Somali(OTP)- Warbixino ka soo baxaya Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Itoobiya ayaa sheegaya In Xukumadda Addis Ababa ay hishiisyo cusub la galayso Shirkado Caalami ah oo Shidaalka Ogaden ku jira ay la galayso. Warbaxinaddan ayaa sheegaya Inay Hishiiskan yahay Mid ku aadan labbada Ceel ama Block oo kala ah 7 Iyo 8, Guud ahaan Ceelasha Gas Iyo Shidaalka Ogaden ayaa lagu tilmaamaya inuu yahay mid baaxad wayn leh, oo Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya ay buuxaan Khayraad Dabiici ah. Baadhitaan Cusub oo la xiriira Shidaalka ayaa la sheegay In Ogaadeeniya laga helay 20 Ceel oo Shidaan Kuwaas oo 16 ka mid ah loo saxiixay Shirkaddo Caalami ah inay soo saaraan. Deegaamadda Cusub ee Shidaalka Ceegaago ayaa kala ah, Qalaafo, Wardher Iyo Ferfer oo dhul Baaxadiisu dhan tahay uu ku jiro Shidaalka Iyo Gas 93,000 sq. km, Gas Gobalka Ogaden ku Jira ayaa lagu Qiyaasa inuu dhan yahay dhul dhan 113.3 billion cubic meters.
Dagaal Khasaaro Gaystay oo ka Dhacay Jubbada Hoose.
SomaliDhoobley: (Ogadentoday) Wararka aan ka helnay Deegaanka Jubooyinka ayaa sheegaya Inuu Dagaal Dhex Maray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al Shabaab oo sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay maanta deegaano ka tirsan gobolka Jubada hoose. Maanta Barqankii ayuu dagaalkani oo aad u culus u dhaxmaray ciidamada dowladda KMG iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Taabta iyo Qooqaani oo ka tirsan gobolka J/hoose. Wararka ayaa tilmaamaya in dagaalka uu bilowday kadib markii kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada dowladda KMG oo kasoo anbabaxay degmada Dhooblay kuna jeeday deegaanka Qooqaani ay dhaxda u galeen ciidamo ka mid ah Al Shabaab, iyadoo la tilmaamay in halkaasi ay ku geeriyoodeen 9 ruux oo ka tirsanaa dhinacyadii dagaalamay sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.
Heesta Maanta: Heesta Shilaabo.
Somali
Sudan, Egypt and Ethiopia to meet for talks over Blue Nile dam
EnglishFebruary 26, 2012 (ADDIS ABABA) - The Ministers of water from Sudan, Egypt and Ethiopia will meet in Addis Ababa in March for more talks over the controversial dam project Ethiopia is building on the Blue Nile, according to Sudan’s official news agency (SUNA). Sudan’s Minister of Water Resources, Saif-Eddin Hamad Abdulla said on Friday that Egypt’s Minister of Water Resources and Irrigation, Ethiopia’s Minister of Water and Energy and the Minister of Irrigation and Water Resources of the Republic of Sudan will all attend the meeting. The three party meeting will discuss Ethiopia’s Grand Ethiopian Renaissance Dam and the future of the Nile Basin Initiative, which is led by Ethiopia aiming to distribute the Nile’s water more equitably among all the countries in the Nile Basin.
Ururka OYSU Iyo Jaaliyadda Ogaadeeniya ee South Afrika oo Shir-Wadda qabtay+Sawiro.
Somali


























February 27, Isniin 2012 (OTP)- Shir`ay Siwada jir ah u soo wada qaban qabiyeen Ururka Dhalinyarada & Ardayda Somalida Ogadenia (OYSU) iyo waliba Jaaliyadda Somalida Ogadenia Ee South Africa (JOKA) iyo waliba Ururka iskutaga Jaaliyada Somalida South africa (SASA) Ay siwadajir ah u soo wada Qaban Qaabiyeen, Ayaa waxa uu ka dhacay Magalada Cape town gaar ahaan Xafada Somalida Ku badan tahay ee Bellville Shirkan oo ahaa shir horay loo sii Ogaysiiyay Dhamaan Shacabka Somaliyeed & Waliba Hay`addaha kala duwan & Saxaafada Wadanka South Africa & Culumada Muslimka ee Cape town ayaa waxa uu Shirka furmay Salaadii Casar kadib, Saacadu marka ay aheyd 5:00Pm.
Dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose.
SomaliIsniin, Feberaayo 27, 2012 (OTP)- Wararka aan ka helayno Deegaanka Jubooyinka gaar ahaan deegaanka Kulbiyoow iyo Degmada Badhaadhe ee ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayay Dagaalo ku dhex Mareen Ciidamadda Kenya Iyo Xoogaga Alshabaab ee la midoobay Ururka Alqacida. Dagaalkan ayaa la sheegay Inuu dhacay Kadib Markii Ciidamo Gadiid saaraan oo Kenyan ah weerareen Alshabaab Halkaas oo Dagaal uu socday Muddo ku dhow Saacad. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Alshabab ay sheegtay Inay Gubeen Baabuur Ciidankaas Kenya isla markaas ay dileen Askar gaaraysa Illaa 6 qof. Balse Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay In Dagaalkaas ay ku dilleen Dhowr Iyo Tobban ka mid ah Ciidamadda Alshabaab isla markaasna ay carareen. Dagaalkan ayaa ku soo aaday xilli Dowladda Kenya ay sheegtay Inuu meesha ka baxay walaacii ay ka qabtay Alshabab Isla markaas ay dhul-Baddan gacanta ku hayso.
Yemen's Saleh to seek exile in Ethiopia.
EnglishOusted president Ali Abdullah Saleh is expected to leave the country within two days amidst fears his continued presence in the country woudl spark further unrest AP , Monday 27 Feb 2012 Aides to Ali Abdullah Saleh said Monday that the ousted Yemeni president plans to go into exile in Ethiopia, as pressures mounted on him to depart the country for fear of sparking a new cycle of violence. Saleh's presence in Yemen is a major source of discontent, and undermines confidence that his departure from office will lead to lasting political change. Thousands marched against him in the capital Sanaa on Monday. Many Yemenis will not be satisfied until he actually leaves the country, if then. Saleh has frequently indicated over the past year that he is about to take a step away from power, then backed down at the last moment.
Addis Ababa: Mucaaradka Itoobiya oo ka hadlay Xarig loo gaystay Xubin Ka mid ah.
Somali(OTP)- Madax waynihii Hore ee Dalka Itoobiya, Negaso Gidada oo haatan ah Hogaamiyaha Ururka Mucaaradka Democracy and Justice Party, ayaa xukumadda Addiss Ababa ku eedeyay Xarig ay u gaysteen Xubin ka mid ah Mucaaradka Isla markaasna lagu jirdilay Jeelka. Andualem Aragie,oo ahaa Madaxii Xiriirka Dadwaynaha ayaa haatan la soo daayay Isla Markaasna u baahan in lagu sameeyo Baxnaanin “Baanasho” Ayuu yiri Negaso Gidada Isagoo u waramayay Wakaaladda Wararka ee Bloomberg. Xubinkan la xiray ayaa ka cabanaya Sahmaynta ay leedahay Xariga loo gaystay Isla markaasna aan lahayn awood uu isku miisaamo dareemayana Madax-Xanuun Baddan midaas sabab u ah Jirdil loo gaystay Markii uu Xabiska Ku jiray ayuu Yiri Negaso Gidada.
Ethiopia Opposition Says Official Needs Care After Jail Assault.
English(Bloomberg.)-An imprisoned Ethiopian opposition leader needs urgent medical attention 12 days after being assaulted in his cell, former President Negasso Gidada said. Andualem Aragie, head of public relations for the Unity for Democracy and Justice Party, was kicked in the head and beaten by a fellow prisoner on Feb. 15, Negasso, the chairman of the party, said by phone today from Addis Ababa, the capital. Andualem, who is being tried on terrorism charges, had to be supported by prison guards when his wife went to see him, Negasso said. “He complained yesterday he has a headache and has problems with his balance,” the ex-president said. “He needs urgent treatment and examination by a private medical doctor.”
Life on hold: the story of a Somali teenage refugee - video
English





Daawo-Minneapolis Iyo Filim Sillent Cry+Sawiro.
Somali






















Feb 27, 201 (OTP)- Waxaa habeenkii Sabtida ahaa 2/25/12 lagu daadaway gobolka Minnesota qaybtii labaad ee filimkii la magac baxay oohinta qarsoon. Filimkan ayay si wada jir ah uu soo abaabuleen ururka dhalinyarada Ogadenya (OYSU) iyo jaaliyada Somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota. Filimka oohinta qarsoon oo in muda ahba la sugayay ayay dadwayne aad u farabadan ka soo qayb galeen ayadoo la soo buux dhaafiyay madashii filimlka lagu daawanayay. Kaso qaybgalayaasha ayaa isugu jiray Jaaliyada Somalida Ogadenya, Walaalaha somaliyeed iyo siyasiyiin u dhashay wadanka Maraykanka.
Madaxweyne Shiikh Shariif oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay baxayaan marka ay howgallada dhameeyaan
SomaliIsniin, Feberaayo 27, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay markii ugu horreysay in ciidamada Itoobiya ee DKMG ah ka taageeraya dagaallada lagula jiro Al-shabaab ee ka socda Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ay dib ugu laaban doonaan dalkooda markii howlgalladooda dhameeyaan. Sheekh Shariif ayaa hadalkan ku sheegay shir jaraa'id oo uu shalay ku qabtay Muqdisho, isagoo sheegay in goobaha ay ciidamada Itoobiya qabsadaan ay kala wareegi doonaan ciidamada AMISOM, markaasna ay dalka ka bixi doonaan. "Go'aankii golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ay ku kordhiyeen tirada AMISOM waxay fursad u tahay dowladda, waayo ciidamadaas waxaa la geyn doonaan deegaanada laga qabsaday Al-shabaab," ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif.
Saxaafadda Britain oo kashiftay danta dowlada Britain ee ay ka leedahay Soomaaliya Iyo Britain oo Dafirtay.
Somali(OTP)-Wargeyska The Observer ee ka soo baxa magaaladan London ayaa boggiisa hore ku qoray cinwaan "Britain waxa ay hogaamineysaa orod loogu jiro shidaal ka soo saaridda Soomaaliya". Laakiin dowladda Britain ayaa arrintaasi beenisay, oo ku tilmaantay in aanay waxba ka jirin isla markaana wax dan ganacsi ah ka lahayn Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa iyana sheegtay in wax shidaal qodis ah aanay kala hadlin madaxda Britain intii ay wada hadalka u joogeen Soomaaliya. Wareysi uu siiyay barnaamij subaxda Axada ka baxa Idaacadda telefishinka ayaa waxaa uu arrintaas wax laga weydiiyey, Wasiirka Horumarinta iyo Gar-Gaarka Dibadda ee dalkan Britan, Andrew Mitchel.
Wilson Center’s Project on Leadership and Building State Capacity.
EnglishThe Horn of Africa is one of the world’s most conflicted regions, experiencing over 200 armed conflicts since 1990. In recent months, the region has been afflicted with drought, famine, refugee migrations and military confrontations. All of these dynamics have catapulted the Horn of Africa upwards on the priority list for US policymakers. In response to this on-going crisis, the Wilson Center’s Project on Leadership and Building State Capacity established a Horn of Africa Steering Committee in 2010 that focused on developing a regional US policy framework for the Horn. A conflict mapping report that analyses the major patterns, cross-cutting issues, and interrelationships in the Horn’s ongoing armed conflicts was subsequently commissioned, as well as a set of recommendations for US policy in the region going forward.
Daawo-Shirkii Xubnaha Norway ee Jaaliyadda Ogaadeeniya.
Somali
Shariif-Soomaaliya waa Mid: Shirkii London waa Lagu Cadeeyay-Somaliland waan la hadlaynaa.
SomaliMuqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Somaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeybgalay shirkii London isagoo ay wehlinayeen wafdi ka socda DKMG ah.Madaxweyne Shariif ayaa markii uu tagay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya hadal kooban siiyey saxaafadda ayaa shaaca ka qaaday in dawladiisu ay bilaabeyso wada hadal toos ah oo ay la geli doonto maamulka Somaliland oo sanadkii 1992 ku dhawaaqay inuu Soomaaliya inteeda kale ka go’ay. Madaxweyne Shariif ayaa cadeeyey in qodobadii shirka London ay si aan mugdi ku jirin u cadeeyeen in Soomaalida ay mid tahay isla markaana wax kasta oo Soomaalida danaheeda ah dadka Soomaaliyeed loo daayo, taasina ay abuurtay fursad lagula hadli karo maamulka Somaliland. Shirka jaraa’id madaxweyne Shariif Axmed wuxuu ku sheegay in DKMG ah ay diyaar u tahay shuruud la’aan wada hadal toos ah oo ay la fureyso madaxda Somaliland ayna ogosghahay dawladu in la xaliyo wixii dhib ah ee ay tirsanayaan walaalaha waqooyi galbeed, sida uu sheegay.
Addis Ababa.: Ciidanka Police oo diiday Inay Ku Biiraan Liyu Police.
Somali(OTP)- Wararka aan ka helayno Magaaladda Jigjiga ayaa sheegaya In Ciidamadda Police caadiga ah ay diideen inay ku biiraan Ciidamadda Liyuu Police ee Madaxwaynaha Maamulka Kililku uu sanmeeyay. Ciidamaddan Police ayaa laga dalbaday Inay ku Biiraan Liyuu Police, balse Maxaa sababay inay diidaan, Hadii laga eego Dhanka Dhaqaalaha Ciidamadda Liyu Police ayaa ka dhaqaalo Baddan Kuwa Police balse, sababta oogu way ee loo fasirtay diidamadda ayaa ah, inaysan doonaynin inay la xiriiraan falal danbiyeed baddan oo lagu eedeeyay inay sameeyeen Ciidamadda Liyu Police.
Britain leads dash to explore for oil in war-torn Somalia
EnglishBritain is involved in a secret high-stakes dash for oil in Somalia, with the government offering humanitarian aid and security assistance in the hope of a stake in the beleaguered country's future energy industry. Riven by two decades of conflict that have seen the emergence of a dangerous Islamic insurgency, Somalia is routinely described as the world's most comprehensively "failed" state, as well as one of its poorest. Its coastline has become a haven for pirates preying on international shipping in the Indian Ocean. David Cameron last week hosted an international conference on Somalia, pledging more aid, financial help and measures to tackle terrorism. The summit followed a surprise visit by the foreign secretary, William Hague, to Mogadishu, the Somali capital, where he talked about "the beginnings of an opportunity'' to rebuild the country.
Sudan: Khartoum Accused of Fresh Crackdown On Ethiopian Opponents
EnglishKhartoum — An exiled Ethiopian human rights group has accused the Sudanese government of further intensifying crackdown against Ethiopian political refugees. The Berlin based, Solidarity Committee for Ethiopian Political Prisoners (SOCEPP) alleged that Sudanese police have raided houses and rounded up Ethiopians in Omdurman and many parts of the capital, Khartoum, for forcible deportation. Following the crackdown, a truck carrying Ethiopian refugees, who were held for deportation, had an accident, leaving dead 42 Ethiopians and two Sudanese police men.
Itoobiya Oo Sheegtay Iney Qaban Doonto Magaalooyin Kale Oo Muhiim Ah
SomaliAdis Ababa, February 26, 2012 (Mareeg): Dowladda Itoobiya sheegtay iney qorsheyneyso iney Alshabaab gacanta uga dhigto magaalooyin kale oo muhiim ah kaasoo ka mid ah magaalooyinka dalka Soomaaliya kadib maalmo ka hor oo ay gacanta ku dhigtay Baydhabo, Baledweynana kasii horeysay. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada Ethiopia Dina Mufti oo maanta la hadlay warbaahinta dalkaas ku sugan ayaa sheegay inuu hadda socdo qorshe ay ku doonayaan inay hawl galo ka sameeyaan magaalooyin kale oo ku yaalla gudaha dalka Soomaaliya, inkastoo uusan magacaabin magaalooyinka ay weerarayaan. Sarkaalkan ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya aysan ka bixi doonin magaalada Baydhabo inta amaankeeda laga hubinayo, isagoo tilmaamay in marka amaanka la sugo ay magaaladaas wareejin doonaan.
Ogaden Region: High Profile Senior Delegation visits Ogaden Region.
English(OTP)- A senior Ethiopian delegation from Ethiopian Prime Minister Office has arrived on yesterday in Jigjiga, the Somali Ogaden Region Capital, a source confirmed Ogadentoday Press. The report says, the Ethiopian Prime Minister office has sent the delegation to gather information of security of the region a mid, Ogaden National Liberation Front has accused Ethiopian troops for killing of 16 civilians Guna-Gado District of Ogaden Region. The delegation led by Political and security Advisor of Ethiopian Prime Minister, Sageye Barihe includes Ethiopian Defense chief of staff Samora Yunus, Ethiopian Chief of Police, Ethopian Federal Minister Mulugeta Wuleta, and Chief of Ethiopian Eastern Command Army. The delegation had a close meeting with Somali Ogaden Regional President Abdi Mahamud Omar, and senior of the Local Administration in Jijiga.
Isbuucan-Dhanka Suugaanta: Abwaan Jaango Iyo Abdi Baaddil.
Somali
Yemen car bomb blast leaves 25 dead.
EnglishAt least 25 people were killed in a car bomb attack outside the gate of a presidential compound in Mukalla, south Yemen, hours after the country's new president Abed Rabbo Mansour Hadi was sworn in and vowed to fight al-Qaida. The attack was carried out by a suicide bomber and bore the hallmarks of an al-Qaida operation, a security official said. Both al-Qaida and southern separatists are active in the region. Hadi has replaced longtime leader Ali Abdullah Saleh, following an election aimed at ending more than a year of political turmoil in Yemen. Hadi was the only candidate in the election. In his televised speech before parliament, Hadi vowed to keep up Yemen's fight against al-Qaida-linked militants, who have seized control of towns and swathes of territory in the country's restive south.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 5.82 seconds 7,282,378 unique visits