June 18 2013 18:10:08
Users Online
· Guests Online: 24

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Buuq ka Dhex Taagan Itoobiya Iyo Somaliland oo Ku Saabsan Raysulwasarahi Hore Muddane Cali Khaliif.
SomaliOTP- Raysul Wasaarahii Hore ee Soomaliya, Muddane Cali Khaliif Galayr ayaa booqosho uu kaga qayb galayo Shirka lagu xalinayo Khilaafka ka taagan Deegaanadda Sool, Sanaag Iyo Cayn kaga qayb galaya Magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex.Cali Khaliif Galayr oo ah Aqoonyahan, Siyaasi rug cadaa ah, kana Dhiga Jaamaccad ku Taalla Dalka Maraykanka ( Public Relation) ayaa Taleex u jooga sidii loo soo afjari lahaa Siyaasadda Gobaladda sool Sanaag Iyo Cayn oo uu Asal ahaan ka soo jeedo. Waxaa Jira xog aan illaa iyo hadda la xaqiijin oo sheegaya in Maamul Gobaleed lagu dhawaaqaya lagu magacaabo, Daraawiish State.
Xildhibaannadii Xilka ka qaaday Shariif Xasan oo Guddoomiye cusub doortay.
SomaliArbaco, January 04, 2012(HOL): Xildhibaannadii Xilka ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed.Xildhibaannada doortay Madoobe Nuunow Maxamed ayaa waxay ku shireen Xarunta Golaha Baarlamaanka, waxaaney xildhibaannada kulankaas ka soo xaadiray ay dhammaayeen 287 mudane.Wariyaheena magaalada Muqdisho ayaa soo sheegay in doorashada guddoomiyenimada Baarlamaanka ee Madoobe Nuunow lagu doortay ay isu sharaxeen lix mudane oo kala ah:
Wargayska The Standard iyo Mar Kale: ONLF Waxay Leedahay In Ka Badan30,000 oo Ciidan Ah.
SomaliOTP:- Waxaa laga Joogaa Muddo Yar, Kadib Markii Wargayska The Standard oo ka mid ah kuwa ugu Afdheer Wadanka Kenya uu markii labaad soo qoray Warbixin Qodo Dheer oo ku saabsan Jabhada ONLF ee u Dagaalanta Xoriyada Dadka Soomaalida Ogaadeenya.Wargayska ayaa Warbixntiisa ku bilaabay in ay adag tahay in la helo Madaxda ONLF ee ku sugan Dalka Kenya oo uu sheegay inay aad uga taxadaraan Sirdoonka Ethiopia. Wargayska ayaa Ogaadeenya ku tilmaamay lama-galaan marka la fiiriyo Xaga Saxaafada, Hay’adaha Xuquuqul Insaanka iyo Hay’adaha Gargaarka. Laakiin Wargayska ayaa sheegay in MadaxdaJabahdu ay maareeyeen in ay galiyaan qaar kamid ah Wariyayaasha Wadanka Ogaadeenya si ay Caalamka Dibada u tusaan waxa ay ka Dagaalamayaan.

ONLF: Ethiopia’s secessionist group that is hunted in Kenya.
EnglishIt is hard to find the leaders of Ogaden National Liberation Front (ONLF), the rebel group fighting Ethiopian government for southeastern Ethiopia’s self determination, to talk to. They are paranoid fearing that anyone seeking them is part of the Ethiopian intelligence network that they claim is hunting them down in Kenya.But when they are certain that one is not an agent of the Ethiopian government, they open up.Ogaden region is a no go zone for media, human rights activists and aid agencies. But from Kenya, the organisation’s leaders have managed to sneak journalists into Ethiopia where they try to justify their rebellion to the outside world.
Ciidamada Ethiopia oo dad ku qabtay magaalada Baladweyne.
SomaliBaladweyne: (Sh. M. Network) Ciidamada Ethiopia ee dhawaan la wareegay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa la sheegay in howlgal ay ka samaayeen magaaladaasi ay ku qabteen dad lala xiriirinayo in ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab.Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Wararka laga helayo waxa ay sheegayaan in ciidamada Ethiopia ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta magaalada ay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 10 ruux oo lagu eedeynayo in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al Shabaab kadib howlgal ay ka sameeyeen magaaladaasi.Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in 4 ka mid ah dadka ay qabteen ciidamada Ethiopia ay yihiin ganacsato halka 5 kale oo ka mid ah dadkaasi ay yihiin dadka deegaanka ee ku dhaqan magaalada Baladweyne kuwaasi oo ciidamadaasi ay la xiriirinayaan in xiriir dhaw ay la leeyihiin ciidamada Al Shabaab ee laga saaray magaalada Baladweyne.
Vicki Huddleston comments on Ethiopia, Horn of Africa: ESAT
English
Ethiopia's Oromo rebel group in surprise drop of secession demand.
EnglishEthiopia's oldest armed rebel group Oromo Liberation Front(OLF) has allegedly announced the abolishment of its long held secession agenda and says it will now fight for unity and freedom.Political commentators analysing what would be a remarkable and significant move in Ethiopian politics say it could potentially further weight the opposition to Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi's government.The rebel group was established in the late 1960s and was recently together with Al-Shabaab and Al-Qaeda designated as a terrorist organisation by the Ethiopian government.
Shirka Germany: Shir Muujiyay Awooda Taageerdadda Jabhadda ONLF..
Somali



























(OTP)-Wufuud aad u badan oo ka kala socda Qayaba Ururka Dhalinyarada ee Aduunka uu ku leeyahay Urur Waynaha OYSU Ayaa iskugu soo Xoomay Magaalada Frankfurt ee Dalka Germany. Wufuudii ugu danbaysay ayaa soo caga dhigatay Duhurnimadii maanta Magaalada Dalka Germany. Shirka ayaa saacadu markay ahayd 2:00 ka furmay Hool wayn oo ku yaala Badhtamaha Magaalada Frankfurta. Shirka oo ay soo buux dhaafiyeen Dhalinyaro aad u badan oo ka kala yimid America,Europe Iyo Australia ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb galay Marti Sharaf si gooni ah loogu marti qaaday Shirka, Shirka oo socon doona ilaa 6 Bisha ayaa ku Bilowday Warbixino ay si waafi ah u jeedinayaan wax Qabadkoodii Sanadkii la soo dhaafay Maamulad laamaha ururku uu ku leeyahay Dacalada Aduunka.
Ethiopia-ONLF: The 2012 expected peace negotiations.
EnglishThe students of Ethiopian politics perceive the forth coming peace talks between the ONLF (Ogaden National Liberation Front) and the Ethiopian Government as one of the toughest talks ever entertained by any Ethiopian government. Even though the peace talks weren’t officially proclaimed by the concerned parties, yet there is reliable information to that effect from trustworthy sources that the Ethiopian government informed formally the Kenyan government that it wants to talk to the ONLF in the presence of a third party. The ONLF all the way through its history was maintaining that they are willing to talk to the Ethiopian government, in a neutral country, provided Ethiopia accepts the presence of a third party to witness the progress of the talks.
Maxamed Shariif: ONLF haday wadda haddal Gasho, Shacabkay la Tashan waana Mid Rabitaanka Shacabka ku Xiran( Shirwaynihii Kenya).
Somali
























OTP- Caasimadda Dalka Kenya ee Nayroobi waxaa ka furmay Shirkii Jaaliyadda Soomalidda Ogaadeeniya ee Dalkaas, waxaana Shirkaas ka soo qayb galay Maamulka Jaaliyadda, Dad waynaha ka soo Jeeda Ogaadeeniya, Iyo Madax ka socota Jabhadda ONLF .Waxaa shirka furey Gudoomiyaha Jaaliyada Mudane Cabdinaasir uurdoox isaga oo sheegay in shirkan Abaabulkiisu uu si heer sare ah u fulay isla markaasna Maamulka Jaaliyadu ay si gooni ah ooga digtoonayd xubno uu ku sheegay inay Jaaliyadda ku soo gabanayeen isla markaas tuhuno laga qabay, “” waa sida uu haddalka u dhigayee”
Daawo- CNN oo k hadlaysa Shidaalka Ogaden, Xariga Wariyaasha Iyo ONLF.
Somali
Five dead in New Year blast in Garissa.
EnglishFive people were killed Saturday night in a blast in a bar in the eastern Kenyan town of Garissa, close to the border with Somalia, police officers said.“There was an explosion in a club in town shortly before midnight and five people died,” a senior police officer at north eastern provincial headquarters told AFP, asking not to be named.“After the explosion in the club there was shooting outside and people were running all over. It appears they targetted New Year celebrations,” the officer added. Regional police chief Leo Nyongesa confirmed an attack took place.
Itoobiya oo cadaysay Inuu Shariif ka Dalbatay In Ciidamadooda Soo Galaan Soomaliya..
Somali(OTP)--Afhayeenka dowladda Itoobiya, Bereket Simon oo wareysi siiyay BBC-da ayaa Xaqiijiyay in ciidamadda Itoobiya ay galeen Gudaha Soomaliya gaar ahaan Magaaladda Baladweyn.Bereket Simon, oo ka gaabsaday inuu sheego tirada dhabta ah ee galay ayaa isagu cadeeyay in Tiri ciidan oo awood baddan ay galeen Soomaliya.Afhayeenka oo la weydiiyay su'aal kale oo ahayd: In dadka ku nool Gobalka Hiiraan ay aaminsan yihiin in la soo faragaliyay Dalka balse aysan ahayn in ay caawinayaan Dowladda Soomaliya ayaa ku jawaabay.Maya sida aas-aasiga ah anagaa waxaa na Dalbaday Dowladda Shariif wuxuuna Codsigaas waydiistay Itoobiya Dhowr mar,
War-Deg Deg ah: Dil ka dhacay Xeryaha Qaxootiga ee Iffo.
Somali(OTP)- Sargaal Sare oo katirsanaa Shaqaalaha Hay'ada LWF ee Security-ka u qaabilsan Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ayay Daqiiqado kahor Dableey hubaysan oo aan haybtooda lagaran haynin ku toogteen Xerada Qoxootiga IFO.Marxuumkan ladilay oo lagu Magacaabo Cabdi-deeq balse aanaan ina Magaciisa Seddexan aanan haynin.Sargaalkan ayaa la toogtay Abaarahii 2:35 xili ay Saacada Afrikada Bari ku taagnay ay labo nin oo Bastoolado ku hubaysani dil Toogasho ah ugu gaysteen Badhtamaha Suuqa Xerada Qoxootiga IFO kadib Goobtii ayay iskaga baxsadeen.
Kenya Ma Weerari Karto Kismaayo, Balse Itoobiya Waa Qabsan Kartaa Beled-Weyne! Waa wax lala Yaabo: By Dr. Maxamed Cabaas
SomaliKenya oo ogolaansho ka haysata DKMG ee Soomaaliya ayaa ciidamo u soo dirtay Soomaaliya bishii Oktoobar 2011 si ay ula dagaalamaan Alshabaab, balse waxaa isla markiiba faragalinta Kenya ka hor yimid madaxweyne Sh.Shariif, Golaha Dhaqanka Odayaasha beesha Hawiye, Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar iyo Soomaali kale. Itoobiya oo aan wax ogolaansho ka haysan DKMG ee Soomaaliya ayaa ciidamo u soo dirtay Soomaaliya gaar ahaan Gedo, Hiiraan iyo Galgaduud, maanta oo taariikhdu tahay 31/12/2011 waxaa ay ciidamada Itoobiya dagaal kula wareegeen Beled-Weyne.
Ethiopian troops capture Beledweyne from Somalia militants- BBC.
English(BBC)-Ethiopian forces have captured the central Somali town of Beledweyne from al-Shabab Islamist militants. Al-Shabab said its forces were surrounding the town after making what it called a planned withdrawal.Eyewitnesses said armoured vehicles and heavy artillery were used in the attack, which Ethiopia said was made at the request of the Somali government.Somalia's prime minister meanwhile announced an operation "to liberate the tyranny of... al-Shabab from Somalia"."Early this morning, the Somali National Army recaptured some al-Shabab-occupied territories engaging the enemies in Hiiraan and other regions of the country," said Abdiweli Mohamed Ali, head of Somalia's Transitional Federal Government (TFG)"We are officially requesting for momentous support from neighbouring countries such as Ethiopia and the international community at large to assist the Somali people and its government with this historic operation."
'Planned withdrawal'
Ethiopia troops attack rebels in Somali town-residents.
EnglishMOGADISHU, Dec 31 (Reuters) - Ethiopian troops and clan militia fighters forced al Qaeda-linked militants to flee a Somali town after heavy clashes on Saturday, residents said. Al Shabaab rebels were not immediately available to comment after the reports of the attack, but earlier said they had repelled three Ethiopian assaults north of the town.Both Ethiopia and Kenya have sent troops into Somalia to fight Islamist al Shabaab militants, following a wave of cross-border attacks and kidnappings Nairobi blamed on the rebels."Ethiopian troops are now in Baladwayne town. Al Shabaab fighters have run away," resident Osman Farah told Reuters.
Minnesota- Daawo Mudaaharaad lagaga soo Horjeedo Maraykanka oo Joojiyay Xawilaadihii.
Somali
Ciidamadda Itoobiya oo qabsaday Magaaladda Baladweyne.
SomaliCiidamadda Itoobiyo oo ay la socdaan Malayshiyo Qabiilo ayaa la wareegay Magaaladda Baladweyne ee Caasimadda Gobalka Hiiraan, Saaka Subaxnimaddii ayay Ciidamada is gaashaan-buursaday weerar ku qaadeen Hareeraha Magaaladda Baladwayne, Waxayna 6 Subaxnimo la wareegeen Bariga Magaaladda Baladweyne ee lagu Magacaabo Janta-Gujiso oo ah Buur Caan ku ah Magaaladaas. Wararku hadda waxay intaas ku sii darayaan in Ciidamadda Itoobiya oo wata Baabuurta Gaashaaman ay galeen Gudaha Magaaladda.
Prof. Samatar oo rajo ka muujiyay mustaqbalka Soomaaliya, kuna baaqay in la is cafiyo.
Somali


































Jimce, December 30, 2011(HOL) Nairobi , Kenya - Hogaamiyayaasha xisbiga Soomaaliyeed ee Hiil Qaran oo shir maanta ku qabtay Hotelka Laico Regency ee magaalada Nairobi ayaa ka hadlay safar ay dhawaan ku tageen magaalada Muqdisho iyo sida xal loogu heli karo dhibaatada Soomaaliya.Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah hogaamiyayaasha xisbiga Hiil Qaran ayaa ka sheekeeyay waxay ku soo arkeen magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay burburka ka muuqda Muqdisho inay u ekeetay magaalo lagu dhuftay hubka Nuclearka.“Waxaan tagay 58 wadan oo dunida ku yaalla oo ay kamid yihiin magaalooyinka Heroshima iyo Nekesaki ee waddanka Japan oo lagu dhuftay Nuclear, balse muuqaalka Muqdisho ayaa igala naxdin badnaa, 90% way burburtay magaaladu waxay u ekayd magaalo lagu dhuftay Nuclear”. Ayuu yiri Samatar oo jeediyay khudbo qiiro galisay dadkii halkaas joogay.
Somali staff member kills 2 MSF aid workers in Mogadishu
EnglishA paramedic from Medecins Sans Frontieres (MSF) attends to Mohamed Hassan, a four-year-old malnourished male refugee from Kansah village in Somalia, at the MSF stabilization centre in Melka Dida, about 75 km (47 miles) from Dolo Ado, near the Ethiopia-Somalia border August 12, 2011. REUTERS/Thomas Mukoya. MOGADISHU, Dec 29 (Reuters) - A Somali staff member of Medecins Sans Frontieres shot dead two of the aid agency's foreign workers in Somalia's capital Mogadishu on Thursday, police said. Police spokesman Abdullahi Barise said the gunman had been taken into custody. A Reuters witness said the man was dragged from the building, still holding a pistol."The man was armed with a pistol and we understand he had a quarrel with the coordinator. It is very shocking," Barise said. He said the gunman had worked as a logistics officer for the agency.
Reporting Is Not Terrorism.
EnglishTwo Swedish journalists face up to 11 years in prison after a court in Ethiopia convicted them of supporting terrorism and entering the East African nation illegally. The case has attracted international attention and condemnation from human rights and free press groups because of the harsh sentence for a conviction that appears to conflate reporting on terrorist groups with support for them. The United States finds the guilty verdict’s implications for working journalists in Ethiopia particularly concerning.The two men, a reporter and a photographer working with him, were arrested June 30 in Ethiopia’s Ogaden region while traveling with members of the Ogaden National Liberation Front, a rebel group fighting for regional autonomy.
War Deg deg ah: Sargaal UN u shaqeeya oo lagu toogtay Xeradda Xagar Dheer.
SomaliOTP- War hadda naga soo gaaray Xeradd Qaxootiga ee Xagar Dheer ayaa sheegaya in Sargaal u shaqeeya Hay,adda UN una qaabilsanaa Xiriiriyaha Dowladda Kenya lagu toogtay Daqiiqadda kahor, Warkan oo ku soo dhacay Warbaahinta Ogadentoday ayaa lagu soo koobay Ninka Magaciisa, Sanyare, In kastoo aanan haynin Magaca oo Seddexan, Dilkan ayaa lagu tuhmay Kooxa Alshabab oo maal mahan Qaraxyo ka gaysanayay Dalka Kenya Dhexdiisa.
Shaqaale u shaqeynayay MSF-Belgium oo Muqdisho dil iyo dhaawac loogu geystay.
SomaliKhamiis, December 29, 2011-Samafalayaal u shaqeynayay Hay’adda MSF-Belgium ayaa dil iyo dhaawac loogu geysay magaalada Muqdisho, iyadoo dilka iyo dhaawacaasna uu geystay nin hay’adda u shaqeynayay oo Soomaali ah. Nin la dilay oo magaciisa lagu sheegay Phillip ayaa u dhashay dalka Faransiiska, wuxuuna ahaa madaxa mashaariicda Hay’adda MSF-Belgium ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho. Nin kale ee la dhaawacay oo isna magaciisa uu nagu soo gaaray Dr. Kayse ayaa wuxuu u dhashay dalka Indonesia, wuxuuna ka mid ahaa dhaqaatiirta Hay’adda.
Idaacadda VOA Somali oo Wareysatey Mudane Cadaani.
SomaliOTP- Idaacadda VOA la,aanta Afka Soomaliga Ayaa waraysatay Muddane Cadaani Hirmooge, Cadaani ayaa waxaa uu waraysi ka siiyay Idaacadda Labadda Wariye ee u dhashay Dalka Sweden ee Maxkamadda Magaaladda Addiss Ababa ku xukuntay 11 Sanno ee Xariga ah, Wariyaayaashan ayaa la xiray Kadib markii ay soo galeen Dhulka Soomalidda Ogaadeeniya Iyagoo baaritaan ku samaynayay Doorka Shirkadda Lundin ay ku leedahay Xasuuqa loo gaystay Ogaadeeniya.
Hees-Maamulka Gobaladda Jubooyinka ee Azania.
Somali
For Somali Women, Pain of Being a Spoil of War
EnglishMOGADISHU, Somalia — The girl’s voice dropped to a hush as she remembered the bright, sunny afternoon when she stepped out of her hut and saw her best friend buried in the sand, up to her neck.Her friend had made the mistake of refusing to marry a Shabab commander. Now she was about to get her head bashed in, rock by rock.“You’re next,” the Shabab warned the girl, a frail 17-year-old who was living with her brother in a squalid refugee camp.Several months later, the men came back. Five militants burst into her hut, pinned her down and gang-raped her, she said. They claimed to be on a jihad, or holy war, and any resistance was considered a crime against Islam, punishable by death.
Dawladda Germany oo Hakinaysa Deeqdii Ay Ethiopia Siin Jirtey
SomaliOTP:- ka dib markii ay maxkamadda Addis Ababa ku sheegtay wariyayaashii dalka Sweden inay yihiin dambiilayaal waxaa isasoo taraysa cadhada iyo jawaabaha ka imanaya wadamo iyo ururo caalami ah.Hadaba dawlada Germany oo ka mid ah wadamada ugu waawayn Midowga Yurub ayaa si cadho leh uga jawaabtay xukunka wariyayaasha. Wasiirka Horumarinta ee dawlada Germany Dirk Niebel ayaa sheegay in ay tahay dawlada Ethiopia in ay ixtiraamto xuquuqul insaanka iyo inay xoriyad siiso saxaafada.

Daawo:Shalay Iyo Maanta: Kooxdii Silent Cry oo Leh Beenaalayaal Ayaan Ahayn
SomaliOTP- Kooxda Ururka Silent Cry oo Fadhigoodu ahaa Dalka Ingiriiska Hogaamiyana uu u ahaa Cabdi Shugri oo ku Magac Dheer, Qararaf ayaa TV Dalka Itoobiya siiyay waraysi Dheer oo ku saabsan Muuqaaladdii ay ka sii daayeen Warbaahinta Caalamka ee ku saabsanaa Xasuuqa Ciidamadda Itoobiya u gaysteen Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya, Cabdi Shugri Iyo Saaxiibadii ayaa mararka qaar Ilmayn jirey marka ay soo daynayaan Cajaladdaha ay soo duubeen, Haddaba Muuqaalka TV Itoobiya laga soo daayay ayay Kooxdu ku sheegeen in Silent Cry uu ahaa Been ay soo maluuqeen xilli ay Dalxiis Tamash layn ah ku tageen Kenya, Isla markaasna ay 54 Dowladood oo caalamka ah soo mariyeen.
Daawo Warbaahinta Caalamka oo si wayn u haddal haysa “ Ogaden Iyo Wariyayaaash Dalka Sweden..
Somali


PRESS RELEASE- Ogaden Human Rights Committee.
EnglishOn December 21st 2011, an Ethiopian court, in Addis Ababa, convicted Johan Person and Martin Schibbye, two Swedish journalists for supporting terrorism and entering the Ogaden illegally.Today, Tuesday 27th of December 2011, the same Ethiopian kangaroo court sentenced them to eleven years in prison. The Ogaden Human Rights Committee (OHRC) is shocked and distressed by the Ethiopian court’s unjustifiable sentence and considers it a gross miscarriage of justice and demands their unconditional and immediate release.The Ethiopian government’s policy in the Ogaden is based on; deliberate economic strangulation, political marginalization and use of brutal military force to suppress all legitimate demands from the population including the right to self-determination.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 5.60 seconds 7,285,007 unique visits