June 19 2013 13:23:52
Users Online
· Guests Online: 34

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Abdiweli Mohamed Ali: 'Ready to move on'
English
Daawo-Mudaharaadkii la magac baxay Quusiye oo ka dhacay Minnesota.
Somali


















(OTP)-Ayaadoo ay guud ahaan Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee dunida dacaladeeda ku nooli ay ku can beheen la dagalaanka iyo burburinta qorshayaasha gumaysiga Ethiopia ee ay hadba gacanyarayasha dhaba dhilif ka u ah kaligii taliye Males Zanawi lagu soo lugooyo ayagoo loo soo safriyo dibadaha si ay u suuq geeyaan beenta iyo borabagabdada gumaysaiga ayaa manta ay ku hongoobeen beentoodii kadib markii ay jaliyada Somlida Ogadenya ay soo buux dhafisay Hotel la shaaciyaya inuu shir ku qabanayo Safiirka gumaysiga u fadhiya wadanka Maraykanka. Ayadoo ay cimilada hawadu ay aad u qaboobayd oo uu barafku aad u da’ayay ayay Jaliyada Somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota muujisay mintidnimo iyo wadaninimo ayagoo u soo badheedhay una dhabar adaygay hawada qaboq iyo barafka dhexdiisa inay shacabka dulaman ee Ogadenya ugu hiiliyaan gacanyarayaasha gumaysigana ku qabjabiyaan mudaaharaad baladhan.
DKG ah ee Soomaaliya oo ku dhowaaqday inay bedeleyso Waraaqaha Lacagta 1000-ka Sh.so
SomaliWasaaradda Maaliyadda iyo lacagta ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku gudo jirto qorshe la doonayo in dhawaan lagu soo daabaco lacago cusub oo Shilin Soomaali ah kuwaas oo lagu bedeli doono lacagta Kunka shilin ah. Wasiirka warsaaradda Maaliyadda Dr Cabdinasir Maxamed Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jabuuti ayaa sheegay in dowladdu qorsheeyneyso in la soo sameeyo lacago cusub oo lagu bedelo lacagta Kunka ah ee haatan la isticmaalo.Sidoo kale wasiirku waxa uu tilmaamay in lacagtaasi ay ka koobnaan doonto Shan Kun, Toban Kun, Ilaa Konton Kun iyadoo isla markaana wasiirku uu xusay in lacagtani noqon doonto mid fudud iyadoo dadweynaha loogu bedeli doonto tan iminka la isticmaalo.
Safiirka Ethiopia oo Loogu Awood Sheegtay Minnesota
SomaliOTP:- sidaan horay idiinku soo tabinay waxaa jiray shir iyo mudaharaad isku mar ku balansanaa magaalada Minnesota ee cariga maraykanka.

Safiirka Ethiopia u fadhiya wadanka Maraykanka Girma Biru ayaa iclaamiyay shir uu sheegay in tabrucaad loogu uruurinayo biyo xidheen la sheegay in laga dhisayo wabiga Nile.

Dhinaca kale waxaa isna jiray banaanbax ay abaabulayeen jaaliyadda xooga badan ee Soomaalida Ogaadeenya iyo ururka Dhalinyarta iyo Ardayda Ogaadeenya ee OYSU.

Hadaba iyadoo balantu ay maanta ahayd ayaa waxaa goobtii shirku ka dhici lahaa soo buux dhaafiyay dad tiro badan oo mudaharaadayaal ah iyo tiro wax yar ka badan hal darsin oo u socotay inay shirka ka qayb galaan.

Dadka kasoo qaybgalay shirka ayaa la sheegay inay noqdeen tiro yar oo waliba intuu shirku socday ku dhex caajisay sida ay muujinayaan sawirada hoose.


Qorshaha IGAD iyo AMISOM ee Kismaayo iyo Gobalada dhexe (Faallo).
Somali(OTP)-Xiligan oo uu dalka Soomaaliya ka socdo dhaq dhaqaaqyo militari oo ay wadaan ciidamada AMISOM, Kenya iyo Ethiopia, ayaa waxaan faaladan ku eegaynaa qorshaha militari oo la sheegay inay sida wajirka ah u fulin doonaan ciidamada AMISOM iyo kuwa IGAD ee horkacayaan Kenya iyo Ethiopia.Qorshahan ayaa ahaa mid soo bilowday sanadkii 2009kii, xiligaasi oo ay Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Muqdisho soo bandhigeen qorshe ay ku doonayeen in ay ku qabtaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.Qorshahan ayay saraakiisha AMISOM ku sheegeen mid lagu dhabar jabinayo xoogaga Al Shabaab, si looga saaro meesha awooda dhaqaale ee magaalada Kismaayo oo ay ahmiyad gaar ah ulleh xarakada Al Shabaab.Qorshahan oo horey loogu gudbiyey Guddiga Amniga ee Midowga Afrika ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa, ayaa waxaa horey uga horyimid dowlada Itoobiya oo sheegtay inaysan ciidamo u diri doonin dalka Soomaaliya.
President Ismail Omar Guelleh leaving power in his words “In 2016, I will go. This time, I can swear”
English
Dagaal ka Dhacay Duleedka Magaalada Qabridahar iyo Ethiopia oo Taangiyadeeda Kicisay
SomaliOTP:- wararka aanu ka helayno magaalada Qabridahar ayaa xaqiijinaya in dagaal aad u wayni ka dhacay meel aan saas uga fogayn magaalada.

dagaalkan oo ka dhacay meel u muuqata magaalada oo lagu magacaabo Gomoshaleey ayaa bilawday kadib markii ay ciidamo tiro badan oo aad u hubaysan kana tirsan jabhada ONLF ay wadada u galeen ciidamo Ethiopian ah oo ka yimid dhanka magaalada Godey.

dagaalka oo laga dareemay magaalada gudaheeda ayaa la sheegay in uu gaystay khasaare nafeed oo badan.

dad ku sugan magaalada Qabridahar ayaa noo sheegay in shaqsiyaad Soomaali ah oo la shaqeeya ciidamada Etghiopia ay sheegeen in laga dilay ciidanka Ethiopia tira gaadhaysa 27 askari kadib markii daqiiqadihii u horeeyay ee dagaalka uu mid kamid ah qoryaha culus oo ay rideen ciidamada ONLF uu haleelay gaadhi ay saarnaayeen, iyadoo ay jirto tiro kale oo ciidamada kaga dhimatay dagaalka iyadoo sidoo kale uu jiro dhaawac tiro badan.

dadka ku sugan magaalada ayaa sheegay in ay arkayeen ciidamada Ethiopia oo kiciyay taangiyadooda una dhaqaaqay dhinaca dagaalka oo la sheegay inuu ahaa mid culus.

Dagaal deegaanka Xayo ee gobolka Jubbada hoose ku dhexmaray Ciidanka dalka Kenya iyo Xarakada Al-shabaab.
SomaliJimco, December 02, 2011 (HOL) − Dagaal u dhexeeya ciidamada Kenya iyo xoogag taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa saakay aroortii hore ka dhacay deeaanka Xayo ee gobolka Jubbada hoose, halkaasoo ay saldhig ku lahaayeen ciidamada Kenya.Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyada weerarka dagaalka, waxaana saraakiil u hadlay ay sheegeen inay dagaalkaas ku qabsadeen gaadiid dagaal oo ay leedahay dowladda Kenya."Mujaahidiintu waxay saakay weerar ku qaadeen deegaanka Xayo oo u dhexeeya Taabto iyo Qooqaani, halkaasoo saldhig u ahaa ciidamada Kenya, waxaana looga qabsaday dagaal gaari oo isugu jira gaari xamuul iyo sideed kuwa dagaalka ah," ayuu yiri sarkaal u hadlay Al-shabaab.
Amnesty International Under Fire for Demanding Bush's Arrest During Trip to Africa.
EnglishFormer members of the George W. Bush administration assailed Amnesty International Thursday for demanding the former president's arrest while he and his family are in Africa, calling Amnesty's campaign at best a form of "harassment" and at worst a threat. The world's largest human rights group said Thursday "there is enough evidence in the public domain" to justify Ethiopia, Tanzania or Zambia arresting the former president during his visit to the region on charges of committing "crimes under international law." The president is traveling in the three nations between Thursday and Monday to promote AIDS and cancer awareness.
Ogaysiis: Minneapolis oo Bari La Isku Arkayo
SomaliOTP:- waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha soomaalida Ogaadeenya iyo kuwa Jamhuuriyada Soomaaliyaba in Jaaliyadda Ogaadeenya ee Minneapolis iyo Ururka Dhalinyarta iyo Ardayda Ogaadeenya OYSU ay abaabulayaan mudaharaad balaadhan oo ay kala hortagayaan safiirka dalka Ehiopia u jooga wadanka maraykanka oo shir ku qabanaya Minneapolis.

hadaba iyadoo la filayo in halkaas la isku arko si wayna ay dadweynuhu u muujiyaan dareenkooda ayay jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Minneapolis ay nasoo gaadhsiisay faahfaahinta goorta iyo goobta oo ah:-

Saturday December 3rd, 2011 @ 12:00 PM - 6:00 PM

Hyatt Regency Hotel (Down Town Minneapolis)
1300 Nicollet Mall
Minneapolis, MN, 55403

For more Info Contact: 612-876-7474
Daawo Liyuu Booliska: Muxubo Ceelaabe Garbasaarteedii baan ku Dilnay
Somali
Somalia: Suicide bomber in Somalia tries to attack army HQ
EnglishA Somali officer says a suicide bomber dressed in a military uniform tried to enter the headquarters of the Somali army in Mogadishu but was shot dead by troops.Lt. Hassan Hussein said seven Somali troops were wounded after the bomber detonated the explosives on Tuesday. Hussein says that only the bomber was killed.Al-Qaida- linked militants with the al-Shabab group have carried out several suicide bomb attacks in Mogadishu.
Weerar ismiidaamin ah oo saakay lala beegsaday xarunta Villa Baydhabo oo talis u ah ciidamada DKMG ah
SomaliArbaco, November 30, 2011 (HOL) − Ugu yaraan shan ruux oo u badan askarta DKMG ah ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo saakay aroortii lala beegsaday taliska ciidamada milateriga Soomaaliya ee Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho.Weerarka oo uu fuliyay ruux xiranaa dharka ciidamada milateriga DKMG Soomaaliya ayaa wuxuu ka dhacay gudaha xarunta oo ku taalla degmada Wadajir, iyadoo ay sheegeen saraakiisha dowladda inay weerarkaas ku dhaawacmeen sideed ka tirsan askartii xerada ku sugnaa. "Qaraxa wuxuu ahaa ismiidaamin, waxaana markiiba goobta ku dhintay saddex ruux oo uu ku jiro ruuxii qaraxa fuliyay, labada kalena way u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray," ayuu yiri Faarax Barre oo ka tirsan saraakiisha ciidamada DKMG ah oo la hadlay warbaahinta.
Meles iyo Sh. Shariif: Ogaadeen Ha Nalaga Qabto!
SomaliOTP:- kadib kulankii ay magaalada Addis Ababa ku yeesheen wadamada ku bahoobay ururu goboleedka IGAD horaantii todobaadkan ayaa waxaa soo baxayay xogo diblamaasiyadeed oo ka waramaya arin shirka dibadiisa lagaga hadlay.

Sida ay qoreen qaar kamid ah warbaahinta ka waranta arimaha Afrika waxaa jiray qodob ka baxsan kuwii shirka sida tooska ah loogu gorfaynayay kaasoo ahaa walaac ay muujiyeen Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia iyo madaxwaynaha dawlada ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku saabsanaa saamayn badan oo ay sheegeen in uu qabiilka Ogaadeenku uu ku yeelanayo guud ahaan Geeska Afrika.

Madaxwaynaha DKM ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa isagu si cad uga hadlay sida uu uga walaacsan yahay in qabiilka Ogaadeenku uu la wareego dalka Soomaaliya.

Museveni Discusses Somali Fears With Kibaki
EnglishNew details have emerged that show that despite the display of diplomatic niceties and pledges of co-operation between Kenya and the Transitional Federal Government in Somalia, deep misgivings remain in Mogadishu that Kenya's engagement is likely to shift the power balance in Somalia in favour of the populous Ogaden clan.

Apparently, the inner circle in Mogadishu is uncomfortable with the visibility and prominence in the Kenyan military operation of Kenyan ethnic Somalis -- a good number of whom are members of the Ogaden clan.

A top Kenya government official involved in the negotiations told The EastAfrican last week that the elite of the TFG were also still not agreed on the appropriate level and extent of Kenya's engagement in the crisis. (READ: 'A coalition should take over next phase of mission')

Horn of Africa Crisis: Somalia's Famine
English
Urur-Goboleedka IGAD oo Lagu dhaliilay Inuusan Waxba ka Qabanin Colaada Ogaadeenya
SomaliOTP:- machadka ugu wayn dalka Ingiriiska ee falanqeeya siyaasada arimaha dibada ee caalamka ayaa warbixin uu soo saaray ku dhaliilay urur-goboleedka IGAD.

machadka Chatham house ayaa warbixin uu soosaaray oo ku saabsan gobolka Geeska Afrika ku sheegay in ay jiraan caqabado xaga amaanka ah oo haysta urur-goboleedka IGAD oo ku guulaysan waayay inuu xaliyo colaado badan oo ka jira gobolka.

warbixinta dheer ee machadka ayaa dhinacyo badan ka fiirinaysa arimaha murigsan ee ka taagan gobolka Geeska Afrika iyadoo warbixintu shrrgtay in arimaha shidaalku ay sabab u yihiin colaadaha raagay ee ka taagan Sudan iyo Ogaadeenya.

Kenya court rules out, arrest if Al- Bashir visits.
English
Ethiopian journalists worry after editor flees.
EnglishADDIS ABABA, Nov 28 (Reuters) - The managing editor of one of Ethiopia's few remaining independent Amharic-language newspapers publishing critical analysis of local politics said he left the country last week for fear of arrest, a U.S.-based press freedom group said.Dawit Kebede, managing editor of Awramba Times, spent two years behind bars until 2007 over treason charges, alongside dozens of opposition officials who were rounded up following disputed polls in 2005.He said he had been warned he would be arrested and that his paper was unlikely to continue publishing, according to the New York-based Committee to Protect Journalists (CPJ), citing what it said Kebede had told the group.
Daawo-Khudbadii Shirkii OYSU Swizerland.
Somali
Ethiopian troops 'advancing' into central Somalia
English(OTP)-More troops from Ethiopia were spotted Saturday advancing towards Beletweyne, the capital of Hiran region in Central Somalia, 335 km north of Mogadishu.The strong force had moved from its previous position at Kalabayr, a strategic road junction 25 km away from the town and about 17 km from Fer-Fer, a town at the border between Ethiopia and Somalia.Residents in the affected areas are bracing for heavy confrontation between the Ethiopians and Al-Shabaab militiamen who have been strengthening their defences.The residents who refused to be named for security reasons also confirmed that Ethiopian forces had been camped just across the border for the past few days.
Addiss Ababa:Madaxwaynaha Maamulka Kililka oo Hadlay.
SomaliOTP- Madaxwayanaha maamulka kililka cabdi Maxamud Cumar ayaa markii oogu horeysay sheegay in tiro dad xoolo dhaqato ah la soo rari lana soo dajin doono deegaamo beeralaydda, Madaxwaynaha oo ku sugan magaaladda addiss ababa un waramayay warbaahinta deegaanka qaar ka mid ah ayaa sheegay in barnaamijkan noqon doono midka oogu horeeya ee uu markuu jigjiga tago gali doono.Mar wax laga waydiiyay tiradda dadka la soo rarayo ayuu sheegay inay kor u dhaafayso illaa Boqol Kun oo qof, kuwaas oo deegaamadda Godey, Liban Iyo Afdheer dadkan la dajin doono, waxaan illaa iyo hadda kala cadayn in dadkan yihiin xoolo-dhaqatadda Deegaamadaas ama Xoolo Dhaqatada Deegaamo kale laga soo rari.
War-Saxaafadeed ka soo Baxay Shirkii IGAD ee Arimaha Soomaaliya (Warbixin).
SomaliAddis Ababa (RBC) Waxaa la soo gabagabeeyay shirkii madaxda Urur goboleedka IGAD oo maalintii shalay [Jimce] ka dhacay magaalada Addis-Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia iyadoo ay ka soo qeybgaleen madaxweynayaal, raysul wasaarayaal iyo wasiiro ka socday wadamada ku jira IGAD.Gabagabada shirkaasi oo ahaa kii 19-aad ee caadiga ahayn ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban 15-qodob kaasoo lagu cadeeyay go’aankii ay madaxdu ku gaareen shirkan. Shirka waxaa DKMG Soomaaliya uga qeybgalay madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, waxaana gudoominayey raysul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi. Waxaana ka qeybgalayaasha ka mid ahaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki, wasiiru dawlaha arimaha dibadda Sudan Salaheldien Wanasi, Wasiirka ganacsiga ee Koonfurta Sudan Garang Diing Akuong, wasiirka difaaca Uganda Dr. Crispus Kiyonga iyo ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya Jerry Rawlings.
Ciidamo Ethiopian oo hor leh oo gaaray Hiiraan.
SomaliBaladweyn: (Sh. M. Network) - Ciidamo hor leh Ethiopian ah ayaa gaaray deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan halkaasi oo sidoo kale ay ka jiraan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo u dhaxeeya ciidamadaasi iyo Xarakada Al Shabaab. Xilli ciidamo ka tirsan dowladda Ethiopia ay horay ugu sugnaayeen qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya ayaa hadana waxaa la sheegay in ciidamo hor leh oo ka mid ah dowladaasi ay gaareen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay fariismo ka sameysteen sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.
Happy Birthday Nuruddin Farah.
English(OTP)-If the world has to name one person who has taken the name of Somalia to every corner of the globe, then that person would be, without any dispute, the internationally-known writer and Somalia’s gifted novelist Nuruddin Farah. He deserves to be named as Somalia’s sole intellectual ambassador. Africa has produced many intellectuals with enormous talents, but unfortunately it became a long-established habit that people from the third-world countries usually forget their origin once they become famous and gain world recognition. Many of them write about other countries and pick up a new citizenship that is more appealing to their new fame. Contrary to this custom, Nuruddin Farah has never forgotten his homeland, but chosen it as his sole imaginative territory in all his novels. When he was asked about his mission? He replied: “To keep my country alive by writing about it.” More interestingly, he still holds his Somali passport at a time when this passport carries no value to its holders. Somalia!
Ethiopia: Stop Using Anti-Terror Law to Stifle Peaceful Dissent.
EnglishThe anti-terror law itself is a huge problem. The international community, especially the European Union, United States, and United Kingdom, should ask the Ethiopian government hard questions about why it is using this law to crack down on peaceful independent voices.Rona Peligal, deputy Africa director at Human Rights Watch. (Nairobi) – The Ethiopian government should cease using its overly broad anti-terrorism law against journalists and peaceful political activists, Human Rights Watch and Amnesty International said today. On November 23, 2011, the trial of 24 people charged with terrorism offenses on November 10 will continue. Those charged include six journalists and two members of the opposition Unity for Democracy and Justice (UDJ) party. Sixteen of the 24 are being tried in absentia. Several other terrorism trials of journalists and opposition activists are ongoing.
Hambalyo Dhalasho: Halgame Caddaani iyo Halganto Cibaado Daahir
SomaliDhamaan jaaliyadaha Ogaadeenya ee caalamka, Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya, Kaadirka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya, Golayaasha Jabhahada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya, Odayaasha reer Ogaadeenya iyio asxaab aad u tira badan oo aanaan kalakan kusoo koobi karin ayaa waxay halkan hambalyo uga dirayaan Mudane Cabdiqaadir Sheekh Xasan Hiirmooge ( Cadaani) iyo marwadiisa Cibaado Daahir wayd oo uu wiil ugu dhashay Magaalada Perth ee Dalka Australia.

Dhamaan bahda Ogadentoday ayaa iyaguna diraya hambalyo taas la mid ah anagoo leh noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa anfaca sida waalidkaa oo kale waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu gu'ga koobaad u buuxsamo Ogaadeeniyoo xor ah Aamiin.
Kulankii Hawlwadeenka Jaaliyada Denmark oo Guul ku soo Dhamaaday
SomaliOTP:-Maanta oo ay taariikhdu ahayd 25/11/2011 ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Jaaliyada Denmark kulankii hawladaeenka Jaaliyada.



Kulanka ayaa waxaa war bxin balaadahn ka soo jeediyay Gudoomiyaha Jaaliyada Denmark Mudane Xasan Macallin,xogwarankaas ka dib waxaa lagalay xisaabtankii xubnaha ee wixii qabsoomey sandakan oo gabogabo maraaya, waxaana si dhab ah loo xisaabtamay wixii u qabsoomay iyo waxa aan u qabsoomin sanadkan 2011ka.

Waxaa kale oo laga wada hadlay qorshii sanadak waxaayabaha noo hadhsan ee aan wali laqabaniin iyo waliba sidii looga wada hadli lahaa dajinta qorshaha & miisaaniyada Jaaliyada Denmark ee sanadaka 2012ka.

Waxaa shirkan lagu go’aamiyay in xubnaha hawladaeenada Jaaliyada Denmrak in ay safar ku tagaan dhamaan gobolda ay Denmark ka kooban tahay halkaas oo ay la kulmi doonaan bulshada ka soo jeeda Somalida Ogadeniya ee ku nool gobladaas, halkaas oo ay war bixino dhincyo badan taabanaya gaar ahaan war bxino ku saabsan halganka lagula jiro gumaysiga Ethiopia meesh uu maanta marayo iyo waliba in la dhagaysto talooyinka ay soo jeedin doonaan.

Waxaa goob jooge marti sharf ka ahaa shirkan mudane Musatafe Cabdi Xasan oo ah aqoonyahay ka tirsan ururka cilmi baadhista ee IHASA.

Faaqidaadda: Faragelinta Ethiopia ee Somalia.
SomaliBarnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegaynaa dib u soo gelista ciidamada Ethiopia ee dalka Soomaaliya.Ethiopia ayaa la filayaa inay ku biiraan howlgalka ciidamada AMISOM iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda al-Shabaab.Madaxda dalalka IGAD ayaa shir ay maanta ku yeesheen magaalada Addis Ababa waxay dowladda Ethiopia ugu baaqeen inay gacan ka geysato dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab, taasoo ka dhigan in Ethiopia laga dalbay inay Soomaaliya gasho.Haddaba dib u gelista ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya maxay soo kordhin karaan? muxuuna kaga duwan yahay kii sannadkii 2006? arrimahaasi ayaan ku eegaynaa barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka.
Regional Summit Urges Ethiopia to Send Troops to Somalia.
EnglishOfficials Friday said Ethiopia has not begun operations in Somalia, though news agencies have quoted witnesses saying Ethiopian troops have taken up positions several kilometers inside the border.Ethiopian foreign ministry spokesman Dina Mufti said Addis Ababa would respond to the IGAD call “as soon as possible”Diplomats say the Kenyan troops that entered Somalia nearly six weeks ago are expected to become part of the AMISOM force as soon as the United Nations Security Council approves an increase in the size of the mission. AMISOM currently has an authorized strength of 12,000, but the Security Council is considering a request to increase it to 20,000.
Hanbalyo Aroos-Honorable Cumar Aadan idaan (Candidate of Wajir South 2012) iyo Hilaal Ugaas mohamuud Ugaas Ahmed.
Somali(OTP)-Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin oogu gudbinaynaa Honorable Cumar Aadan idaan (Candidate of Wajir South 2012) iyoHilaal Ugaas mohamuud Ugaas Ahmed Ugaas Buraaleoo meherkooda ka dhacay magaalada Minneapolis Minnesota taariiqdu markay ahayd 11/19/2011 hadab anaga oo kala aha dhamaan dadka hoos ku qoran waxaan Habbalyo iyo bogaadin u direynaa lamaanaha.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



maryan
19/06/2013 12:30
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey

mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

Render time: 6.65 seconds 7,295,782 unique visits