June 20 2013 01:02:04
Users Online
· Guests Online: 34

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo- Odoyaasha Beesha Cowramale oo DF Eedeeyay
Somali
Dhagayso: Hees loo qaaday Ururka "Ogaden Youth"
Somali
Daawo- RW Itoobiya oo sheegay Inaysan Joojin Doonin Dhismaha Biye-Xireenka Kadib Masar Codsatay!
Somali
ONLF iyo Itoobiya oo la filayo Inay wadda Hadalo Dhex-maraan?
Somali(Ogadentoday Press)- Warar dhiblomaasiyadeed oo Ogadentoday Press ay heshay ayaa sheegaya in la filayo wada hadalo dhex mara Jabhada ONLF Iyo Dowladda Itoobiya.Ma jiraan wakhti rismi ah oo wada hadaladini dhici doonaan balse Xogta Ogadentoday heshay ayaa sheegaya in maal mahan la soo dhaafay ay jiraan dadaalo xoogan oo la dhex wado Jabhadda ONLF iyo Dowladda Itoobiya.Dhawaan ayaa Gudoomiye ku xigeenka Jabhadda ONLF mudane Maxamed Ismaaciil oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa sheegay in jiraan dadaalo.Sanadkii 2012 ayay ONLF Iyo Itoobiya is arkeen iyadoo Dalka Kenya ku dhex mareen wada haddalo kuwaas ku dhamaaday natiijo la,aan.
Daawo- Axmed Madoobe oo Kismaayo ku Laabtay Iyo Shir Saxaafadeed uu Qabtay.
Somali
Egypt says dam dispute with Ethiopia not yet a military one
English(Reuters) - Egypt's armed forces are not yet involved in a dispute with Ethiopia over a giant dam on the Nile, a spokesman for the general staff said on Wednesday, playing down bellicose rhetoric between Cairo and Addis Ababa."This is not a military issue at this stage," Ahmed Mohamed Ali told Reuters after days of irate exchanges between Africa's second and third most populous nations over a new hydroelectric plant that Egypt fears will reduce its vital water supply.On Monday, Egyptian President Mohamed Mursi said he did not want "war" but would keep "all options open", prompting Ethiopia to say it was ready to defend the Great Renaissance Dam.Egypt's previous military rulers had warned against such projects in the past and last week Egyptian politicians were caught on camera discussing air strikes or offering support to Ethiopian rebels.
Daawo- Xiisada Masar Iyo Itoobiya oo sarre u sii Kacaysa.
Somali
Dhagayso: Madaxwaynihii Soomaaliya oo Hortiisa Lagu Dharbaaxay Taliyihiisa Ciidanka Police! Ceebta DF
SomaliAskari ka tirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta u joogo dalka Soomaaliya ayaa feer kala daalay Taliyaha Ciidamadda Booliska Somaaliya General C/xakiin Saacid.Arintaan ayaa dhacday kadib markii uu Taliyaha damcay in uu Gudaha u galo Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho balse askari Ilaala ahaa ayaa Taliyaha u diiday uu gudaha u galo Garoonka.Generaal Saacid ayaana la sheegay in uu cod dheer ah ku yiri Waxaan ahay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed, Balse Askarigii ayaa u sheegay in uu Dibada taagnaado amarkiisana uu ka shaqeyn Garoonka Diyaaradaha.
Daawo- Ceeb Iyo Fadeexad uu La Kulmay Safiirka Maraykanka u Jooga Itoobiya!
Somali
Axmed Madoobe oo dib Kismaayo oogu laabtay kana hadlay Kulankii uu la qaatay Xasan Sheekh+ Sawiro.
Somali(Ogadentoday Press)- Madaxwaynaha Maamulka Jubaland state Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa maanta dib oogu laabtay magaaladda Kismaayo isagoo muddo ku sugnaa Magaaladda Nairobi ee caasimada Kenya.Axmed Madoobe ayaa waxaa waheliyay Wafti Iyo Siyaasiyiin ka tirsan Jubaland, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay, Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland oo uu horkacayay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka, Muddane Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, wax garada Iyo Shacab.Axmed Madoobe ayaa sheegay inay kuleem Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud intuu ku sugnaa Nairobi, waxaana ka mid ahaa haddaladiisa.
Somalia: Strengthen Human Rights Law
EnglishThe Somali parliament should revise the draft law establishing a national human rights commission to ensure a robust, independent body with a broad mandate and enforcement powers, Human Rights Watch said in a report released today. Parliament should hold public hearings on the draft law and consult widely with civil society during the revision process.“The proposed human rights commission could play a valuable role in helping to tackle Somalia’s ongoing human rights crisis,” said Leslie Lefkow, deputy Africa director at Human Rights Watch. “But a weak law will cripple the commission from the start and parliament should make sure that doesn’t happen.”Somalia’s provisional constitution provides for the establishment of a national human rights commission. The Justice Ministry presented a version of the draft law to Parliament on May 30, 2013. It is scheduled for a second reading before it will be presented to the Parliamentary Committee on Human Rights, Women and Humanitarian Affairs, which has the power to recommend amendments.
Somali’s unite in London to protest violence against Somalis in South Africa
EnglishTrafalgar Square in London was a hub of activity on the 7th and 8th of June when large numbers of the Somali community gathered in protest outside the South African Embassy. What resulted was a vocal and passionate atmosphere where demonstrators expressed their anger, rage and upset at the horrific stoning to death of 27 year old Somali grocery shop owner Abdinasir Mahmoud in Port Elizabeth.Though this episode is the catalyst for Somali’s around the world to raise their voices, it is not an isolated incident. Aside from the killing of Mr Mahmoud, there has been widespread news of Somali owned businesses being looted, and riots taking place in a township in Johannesburg along with Port Elizabeth.Thousands took to the streets in Mogadishu to air their disgust at the situation, the mayor of the city in his speech to the demonstrators’ spoke of his disappointment at the South African authorities’ lack of protection for the Somali community.
Daawo- Xaflad Balaadhan oo Lagu Taageeray Jubaland ( Norway Oslo).
Somali
Gacan yarayaasha gumaysiga, gad gadoonkooda aan maan galka ahayn, ma garashadoodaa mise ganbashadooda!
Somali(Ogadentoday Press)- Aadamaha waxa uu Eebaha abuuray uu ooga dhigay midka oogu karaamada iyo garashada dheer dunidan kor keeda, in uu ahaado mid go'aamin kara, kalana garan kara saxda iyo khaladka. Hadaba iyada oo ay saas tahay ayaan hadana aadamaha marna la siin awood uu ku ogaado, waxa uu qof kale uurkiisa ku hayo, midaas oo ah mid eebe iyo qofkaas oo kali ah u gaar ah. Isla markaasna iyada oo saas tahay, ayuu waxa uu aadamuhu leeyahay khidado gaar ah, iyada oo lagu xukmin karo qof odhaah uu yidhi, ama ficil uu sameeyay ama dareen cadho ama farxadeed, oo qofkaas ama dadkaas la doonaayo in la ogaado arrintooda.
Daawo- Qaxootiga Oromada ee Masar oo dhibaatooyin la soo Darseen Iyo Fariin u direen UN iyo Shacabka Masar.
Somali
ONLF oo weerartay Baabuur Ciidan
Somali(Ogadentoday Press)- Jabhadda ONLF ee u dagaalanta gooni isu-taaga Dhulka Soomaalida Ogaden ee gacanta Dowladda Itoobiya ku jira ayaa weerar ku qaaday Baabuur Ciidamadda Itoobiya leeyihiin, sidaas waxaa u sheegay Ogadentoday Press Sargaal ka tiran ONLF.Weerarkan ayaa ka dhacay sida uu sheegay Sargaalku jidka isku xidha Magaaladda Qabridahar Iyo Godey.Baabuurtan waxay dhanayd 7 waxayna wadeen qalabka dayactirka Baabuurta Ciidanka, weerarkan waxay Naftood hurayaashu ku gubeen 2 ka mid ah Baabuurtaas waxaana ay dileen 14 Ciidamadda Gumaysiga ah, ayuu yiri Sargaalku.
Hub dalka Masar ugu deeqdey Dowladda Soomaaliya oo Kismaayo lagu arkey.
Somali(Ogadentoday Press)- Dagaallo labbo maalmood ka socday Kismaayo ayaa lagu eedeyay inay Xukumadda DF ay qayb ka qaadatay isla markaasna abaabushay Ciidamo la dagaalama Maamulka Jubbaland ee Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam.Sida ay shaacisay Horseedmedia waxaa la sheegay in Magaaladda Kismaayo lagu arkay hubkii ay Dowladda Masar oogu deeqday Dowladda Soomaaliya midaas oo ka dhigaysa in Masar ay durba bilowday in Dowladda Soomaaliya ka caawiso dhanka Ciidanka.Dagaalka ka dhacay Kismaayo ayaa dhexmarey malayshiyaad uu hoggaaminaayo Nin ka tirsanaa ciidanka Dowladda isla markaana sheeganayey in uu yahay Madaxweyne is magacaabey kaas oo lagu magacaabo Iftiin Xasan Baasto iyo ciidamada maamulka Jubaland. Maamulka Jubaland ayaa sheegay in dagaalka ay ka qaybqaateen malayshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab kuwaas oo ka faa’ideysanaya khilaafka Dowladda iyo maamulka Jubaland, waxaana Jubaland sheegtay in Dowladdu u fududeysey in Shabaabku magaalada soo galaan.
Daawoi- Wasiirka Gaashaandhiga oo Dagaalkii Kismaayo ku Lug Lahaa
Somali
Wejiga cusub ee siyaasadda Soomaaliya gashey, “Dhedo roob noqon weydey” – Qaybta kowaad
Somali(Ogadentoday Press)- Ka hor Bishii Feberaayo sanadkii 2012, qaar kamid ah dadka Soomaaliyeed waxay ahaayeen kuwo wareersan oo garan la halka loo socda markaas oo la qabanayey Shirkii London Confrence Somalia 2012, sababta u weyn ee carada iyo xayraan in ay noqdaan kaliftey ayaa ahayd, xaaladda kala guurka ah ee Soomaaliya ayaa ahayd mid mugdi ku jiro, muddada Dowladda sharciga ay u haysatey waxaa ka harsanaa wax ka yar lix bilood, Road Map-ka la siiyey in looga baxo kumeelgaar waxba kama qabsoomin, waxaa soo baxay warar sheegaya in Soomaaliya la gelin doono Maxmiyad ama dib loogu celinaayo kuwii horey u gumeysan jirey si ay Dowladnimo u gaarsiiyaan, arrimahaas iyo kuwo la mid ah waxay ahayeen kuwo miiska saaran, waxaana la hubaa in isbedel ku yimid arrimahaas wax yar ka hor shirkii London 2012, Bayaanka shirkaas ka soo baxay ayaa ahaa mid la qorey ka hor inta aysan ergooyinka Soomaaliyeed imaan shirka, waxaana uu ahaa mid xaaladda lagu dejinaayo.
UN envoy faces Somalia challenges
English
Daawo- Nickolas Kay oo Dagaalka Kismaayo Iyo Federalisim ka hadlay.
SomaliNairobi (Ogadentoday Press)- Xog-hayaha Qaramadda Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicklos Kay ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, isla markaasna ka hadlay Arrimaha Kismaayo Iyo Federalka.Nickolos ayaa sheegay in Federalka Soomaaliya la isku hayo kaas oo lagu qeexay Dastuurka balse fasiraadiisu uu ka taagan yahay muran, Isagoo la hadlaya Teleefishinka Aljazeera.Wax kismaayo ka dhacay waa wax ku saaban qaabka uu noqonayo Federaalka, Soomaalida kuma hishiin wali Nidaamka Federalka ah, Dastuurku wuxuu qeexaya nidaanka Federalka ah balse qaabka yahay lagu kala duwan yahay.
Accord key to end Jubaland stalemate, says Somali leader
EnglishSomali President Hassan Sheikh Mahmoud has denied relations between Kenya and Somalia had soured following the setting up of a new administration in Jubaland headed by Sheikh Ahmed Madobe.In an interview with Nation’s Rashid Abdi, in Nairobi, President Hassan said his “special retreat” with President Kenyatta had put ties on a sure footing.The Somali leader also hinted an accord was imminent to end the political deadlock over Jubaland. Excerpts from the interviewQ Mr President, there is a great deal of interest in the region over your current trip to Kenya. What was the purpose of the two-day retreatA We had so many things to discuss – principally, security and the well-being of our people.
Maqaal: Gubbo keen, Gidhaaj Udhaqaaq, Gibir Bixi, Gan-Game Usoo bax & Gabankaaga Soo qabo Gayigay Kajirtaa Soo Ogadenia maha?.
Somali(Ogadentoday Press)- Sidaan Lawada socono Waxaa kajira Gayiga Ogadenia Dhibaatooyin aad u fara badan oo isugu jira Dil, Tacadi, Kufsi, Xabsi danbi la'aan ah & nolol cidhiidhi ah. Waxaa kale oo ka jira Dhibaatooyinkaas aan kor kuxusay oo iyagu ah waxyaabaha aan ubaahnayn markhaatiyada.GUBBO keen, waa waxyaabaha oogu badan ee Shacabka Ogadenia een waxba galabsan loogu goodiyo markii loo taxaabo Xabsiyo aysan mutaysan danbigoodana aysan galin. Waxaad Arkaysaa Hooyo, Gabadh (Ugub) Gabban & Gadh cadaa oo ah dadkay bulshadu ku dhisantahay oo lagu xidhayo danbi aan lahayn Markhaati sal & Raad midnaba. Waxaaba Kasii xanuun badan Adigoonba danbi lahayn kusii jir xabsiga oo ay soomaalidu ku Maah-Maahi jirtay Cidna uma Maqna, Ceella uma Qodna, midaas oo aysan jirin Maxkamad xukunta Muwaadinka/Muwaadinada Qalad & Sax Intaba. Waxaa marag madoonta ah in Dadkaas lagu xidho inay bixiyaan Gubbo Heer Lacageed ah kadibna ay usheegaan in lasii dayn doono.
World Mothers Report with Hussein Halane, Director Save the Children
Somali
Jubaland seeks talks with Somalia
EnglishNairobi, Kenya: President of Somalia’s autonomous region Jubaland has said he is ready to engage Federal Government of Somali under Sheikh Hassan Mohamoud.Sheikh Ahmed Madobe said the self-declared State of Jubaland is not seeking secession from Mogadishu but creating a strong administration in Kisimayu.Speaking in Nairobi, Madobe said he was willing to meet Sheikh Mahmoud and the Mogadishu administration to work out a formula of co-operation where the federal government recognises the autonomous State.The former warlord also refuted claims that his administration is composed of members from his clan and thus cannot be acceptable to the people of South Somalia.
Egypt 'war' talk raises Ethiopia Nile dam stakes
English(Reuters) - Egypt does not want war with Ethiopia but will keep "all options open", President Mohamed Mursi said on Monday, turning up the heat in a dispute over a giant dam Addis Ababa is building across the Nile.In a televised speech to cheering Islamist supporters, Mursi voiced understanding for the development needs of poorer nations upstream in the Nile basin, but rammed home in emotive language that Egyptians will not accept any reduction in the flow of the river on which their civilization has been based for millennia.Bellicose rhetoric, including talk of military action by Egyptian politicians last week, had raised concerns of a "water war" between Africa's second and third most populous states.
Soomaaliyey Haybad Waxaad Ku Leedahay Dhulkaagaa Hooyo ( Soomaaliya, Ogaadeeniya, Jabuuti, NFD,)
Somali
Madaxwaynaha Soomaaliya oo Barre Hiiraale ooga yeedhay Xamar!
Somali(Ogadentoday Press)- Madaxwaynaha Jamuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ooga yeedhay Magaaladda Muqdisho Korneel Bare Hiiraale oo ku sugan Magaaladda Kismaayo.Barre Hiiraale ayaa sheegtay inuu yahay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Isagoo Shirka Magaaladda Kismaayo ee Odoyaasha Dhaqanka eeGobaladda Jubooyinka Iyo Gedo ay doorteen Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
Lama garanayo sababta dhabta ah ee ka danbaysa u yeeristaas balse waxay ku soo aadaysa xilli Wasiirka Gaashaandhiga ee Soomaaliya uu oo muddo ku sugnaa Kismaayo uu dib oogu laabtay Xamar.
Daawasho Wacan: Heesta Calanka Jubbaland Iyo Ayaan Tromso, Ayaan Taleex Iyo Caydiid. (OSLO NORWAY)
Somali
Ogaden: 18 civilians arrested in Ogaden Town “ Garbo”.
English(Ogadentoday Press)- Ethiopian troops along side with Local Militia Liyuu Police in Ogaden Region in Eastern Ethiopia have arrested civilians in Garbo town area. A source informed to Ogadentoday Press.The move came after Ethiopian troops and Ogaden Rebel group, ONLF, Ogaden National Libeation Front clashed in the area on last week.According to, Ogadentoday’s Human Right issue has received the names of detainee and was provided by the relatives.Arresting civilians in Ogaden is oppression and is to ‘silence dissent'. On the other way it can be interpreted as political move between the federal government and regional administration, the regional heads believe as long as they punish the civilians their relationship to federal government gets strong, Ahmed Abdi , an expert of Ogaden issue based in Oslo said to Ogadentoday Press Unit of human right.
Dhaawaca Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya uu Xamar La Yimid!
Somali(Ogadentoday Press)- Maamulka Jubbaland ayaa ku cel celiyay in Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya uu u yimdi Kismaayo inuu dagaal ka huriyo isla markaasna uusan u iman wadda haddal iyo waan waan.Arrintan ay maamulku ku cel celiyeen ayaa hadda cadayn waxaa u ah Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya oo sheegay inuu Kismaayo ka soo qaaday Dhaawac kaas oo uu sheegay in waalidiinta dhaawacaas ka codsadeen isaga inuu xamar u qaado si loogu soo daweeyo.Shir-Saxaafadeed oo galabta qabtay ayuu sheegay in Hospital AMISOM ee Muqdisho lagu dawaynayo Dhaawacaas.Maamulka Kismaayo ayaa ku eedeyay in Malayshiyadda Beeleedka dagaalka ka sameeyay Kismaayo uu isagu hubeeyay isla markaasna ku amray inay dagaal ku qaadaan Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe. Haddaba maxay dowladdu ku diidaysa in hal dhan oo ka mid ah ah Soomaaliya ay la safan tahay!

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



maryan
19/06/2013 12:30
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey

mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

Render time: 5.88 seconds 7,300,933 unique visits