• Home
  • Wararka Dalka
  • English News
  • Geeska Afrika
  • Faallooyin
  • Cilmiga Iyo Aqoonta
  • Khayraadka Dalka
  • Suugaanta Iyo Dhaqanka
BREAKING NEWS
Maxkamadeynta Madaxweynihii horre ee Kililka: Sharci mise Sharci darro!
Deg-Deg: Jabhada OLF oo diiday hub-ka dhigis Dr.Abiye u soo bandhigay
Is there a campaign to remove Somali Muslims from eastern Ethiopia, by any means necessary?
Jigjiga: Xog- Yaa ka danbeeya Weerarada Gabdhaha loo gaysanayo
Cabdi Fataax Sheekh Cabdullaahi oo xilka Madaxweynaha Kililka loo soo wado
Madaxweynaha KGM Kililka oo War cusub sheegay
Dozens killed in ethnic conflict in western Ethiopia
EPRDF oo sharci cusub soo saartay midkaas saameynta Qoomiyada Soomaalida
Daawo- Madaxweyne Mustafe Omar oo Golle Wasiiro oo Aqoon leh ee DDSI loo dhisay+ Xog-Kooban
Akhriso Beelaha Liiska Golaha Wasiirada Cusub Iyo Xafiisyadda ee Maamulka Kililka

Odoyaasha Iyo Shacabka Deegaanka oo soo dhaweeyay Xabad Joojinta ONLF

Posted On 13 Aug 2018
By : admin
Comment: 0

OTP- Odoyaasha Deegaanka ayaa si weyn soo dhaweeyay Xabad Joojinta Ururka ONLF ku dhawaaqay kaddib markay go,aamo Siyaasi ah oo si ku meel ah. Taalabadan ayaa sidoo kalle waxaa si weyn u soo dhaweeyay Dadweynaha.

ONLF ayaa liiska argagaxisada ay ka qaaday Itoobiya, waxaana Dowlada Cusub soo daysay Madax sarre oo ONLF ka tirsanaa oo dalalka dariska ah lagga soo dhiibay.

Masuuliyiin ka mid ah ONLF ayaa iyagu safar ku tagay Addis Ababa kuwaas Wasiiro ka mid ah Dowlada soo dhaweeyeen isla markaasna dajiyeen Hotel halkaas oo madaxda ONLF socota aysan arrimo wadda haddal ku galayn iyadoo wadda hadalka la filayo innuu ka dhaci Asmara ama Kenya

Ogadentoday Press

About the Author
  • google-share
Previous Story

Masuuliyiin ONLF oo Addis Ababa ku wajahan!

Next Story

Garaad Kulmiye: oo VOA waraysi siiyay

Leave a Reply Cancel reply

*
*

Daawo- Soo Dhaweyna Wafiga Madaxweynaha KM Somali State

Muuqaallo-Videos

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Somalida

Daawo-Faysal Rooble oo Arrimaha ONLF Iyo Siyaasada Geeska ka hadlaya

Daawo- Barnaamijka Midnimada Ummada- Minneapolis

Hees Waddani ah: Dhulkaygow

Contact Us

  • Email
    Mohamed@Ogadentoday.net

Bad Authentication data.

War-Saxaafadeed