Kullankii OYSU Minneapolis.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 10 2012 13:51:31
Axad-(Ogadentoday Press)- Ururka Dhalinta Soomaalidda Ogaadeeniya ee OYSU ayaa kullan ku qabsaday Gobalka Minneapolis ee Dalka Maraykanka, Kullankan ayaa ururku ku dhisayay Maamulka Ururkaas. Kullankan oo ahaa Mid kooban ayaa ka dhacay Goobta Lagu Magacaabo Minnehaha Park.Waxaa u jeedad oogu Muhiimsan ahay Dhamaystirka Gudi-Hoosaadka Ururka OYSU ee Gobalka Minneapolis, Xogyaha ayaa ku soo Magacaabay Xubnaha Maamulka.Sidoo Kalle Ururka ayaa ka hadlay Shirwaynaha Ururka OYSU ee Dalka Maraykanka oo Sannadkan lagu qaban Doona Gobalka Minneapolis.

Extended News
Kullankii OYSU Minneapolis.

June 10 2012.

Axad-(Ogadentoday Press)- Ururka Dhalinta Soomaalidda Ogaadeeniya ee OYSU ayaa kullan ku qabsaday Gobalka Minneapolis ee Dalka Maraykanka, Kullankan ayaa ururku ku dhisayay Maamulka Ururkaas.

Kullankan oo ahaa Mid kooban ayaa ka dhacay Goobta Lagu Magacaabo Minnehaha Park.
Waxaa u jeedad oogu Muhiimsan ahay Dhamaystirka Gudi-Hoosaadka Ururka OYSU ee Gobalka Minneapolis, Xogyaha ayaa ku soo Magacaabay Xubnaha Maamulka.

Sidoo Kalle Ururka ayaa ka hadlay Shirwaynaha Ururka OYSU ee Dalka Maraykanka oo Sannadkan lagu qaban Doona Gobalka Minneapolis.

Ururkan ayaa Xubnahiisa ka iman Doonaan Gobaladda Dalka Maraykanka sida Seattle, Californian, North Dakota, Chicago Iowa Iyo Qaybo baddan oo kale.



Ogadentoday Press
Guled Adnan.