Itoobiya oo Mamnuucday, Skype, VOIP, Iyo Dhamaan Shabakadaha Internet Laga Hadlo.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 14 2012 05:37:05
Khamiis ( Ogadentoday Press)- Dowladda Xukumadda Itoobiya ayaa mamnuucday Dhamaan Shabakadaha Internerka ee laga hadlo, loona isticmaalo qaababka Codka ah, ama ha Noqodo ama Telleefoon ama qaabka Codka.War-saxaafadeed ka soo baxay Waaxda Internet ee Dalka Itoobiya ayaa sheegtay In qofkii Isticmaala Shabakadda SKYPE Iyo VOIP uu yahay Danbiile Maxkamadna la soo taagi.Demoqraadiyadda ayaa ah in cid walba ay xor tahay isla Markaasna say doonto oola xiriiri Karta Dadkeedda balse qoddobkab ayaa noqon doono mid ku soo kordhiya Saxaafadda ama Xoriyadda Itoobiya cadaadis kale.
Extended News
Itoobiya oo Mamnuucday, Skype, VOIP, Iyo Dhamaan Shabakadaha Internet Laga Hadlo.
June 14- 2012.
Khamiis ( Ogadentoday Press)- Dowladda Xukumadda Itoobiya ayaa mamnuucday Dhamaan Shabakadaha Internerka ee laga hadlo, loona isticmaalo qaababka Codka ah, ama ha Noqodo ama Telleefoon ama qaabka Codka.
War-saxaafadeed ka soo baxay Waaxda Internet ee Dalka Itoobiya ayaa sheegtay In qofkii Isticmaala Shabakadda SKYPE Iyo VOIP uu yahay Danbiile Maxkamadna la soo taagi.
Demoqraadiyadda ayaa ah in cid walba ay xor tahay isla Markaasna say doonto oola xiriiri Karta Dadkeedda balse qoddobkab ayaa noqon doono mid ku soo kordhiya Saxaafadda ama Xoriyadda Itoobiya cadaadis kale.
Itoobiya ayaa leh hal khad oo Internet ah, (Internet Provider Service) waana waaxda soo saartay Digniinta isla markaasna sheegtay in Maxkamad la soo taagi meeshii ama qofkii isticmaala Labaddan qad oo aad loo isticmaala caalamka.
Xukunka waxaa weeyeen 15 Sanno oo Xarig ah.
Ogadentoday Press.