Jubooyinka: AU-Midowga Africa oo Ku Dhawaaqay In Ciidamo La Gaynayo Jubooyinka.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 14 2012 08:15:04
(Ogadentoday Press)- Shir uu ku qabtay Ku Xigeenka Ciidamadda AMISOM Wafula Wamunyi Magaaladda Muqdisho ayuu ku sheegay In Ciidamo Police ah la gayn doono Deegaanka Jubooyinka.Qoraal ka soo Baxay Xafiiska Midowga Afrika ayaa sheegay In Ciidamaddan sugi Doonaan Amaanka Gobaladda Jubooyinka isla Markaasna hoos tagi doonaan Ciidamadda AMISOM.AU ayaa sheegay in sidaa looga Dhigay Ciidamadda Kooxo Hubaysan oo ka Madax Banaan Dowladda ama Amison aysan jiri doonin midaan u muuqata Fariin si toos ah oogu socotaa Ma Ciidamadda Raaskanbooni Raaskanbooni.
Extended News
Jubooyinka: AU-Midowga Africa oo Ku Dhawaaqay In Ciidamo La Gaynayo Jubooyinka.
June 14 2012.
(Ogadentoday Press)- Shir uu ku qabtay Ku Xigeenka Ciidamadda AMISOM Wafula Wamunyi Magaaladda Muqdisho ayuu ku sheegay In Ciidamo Police ah la gayn doono Deegaanka Jubooyinka.
Qoraal ka soo Baxay Xafiiska Midowga Afrika ayaa sheegay In Ciidamaddan sugi Doonaan Amaanka Gobaladda Jubooyinka isla Markaasna hoos tagi doonaan Ciidamadda AMISOM.
AU ayaa sheegay in sidaa looga Dhigay Ciidamadda Kooxo Hubaysan oo ka Madax Banaan Dowladda ama Amison aysan jiri doonin midaan u muuqata Fariin si toos ah oogu socotaa Ma Ciidamadda Raaskanbooni Raaskanbooni.
Sidoo kale Ciidamaddan ayaan la gayn doona Gobalka Shabeeladda Hoose.
Siyaasadda AMISOM ayaa ah mid ku xiraan Nidaam Dowladeed oo ka soo Horjeeda Shaqsi Ciidamo Maamula ama Xukuma oo ka Madax-Banaan Nidaamka AMISOM.
Waana tallaabooyinkii lagu xiray Dagaal ooge Maxamed Dheere Isla Markaasna Ciidamadda Iyo Hubka lagala wareegay.
Ogadentoday Press.