Dhagayso Raysul Wasaaraha Soomaaliya: Kismaayo waan Qabanaynaa, Somaliland ma Aqoonsanin, Caalamkana Ma Aqoonsana.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 14 2012 10:45:54
(Ogadentoday Press)- Raysul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Professor Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u waramayay Idaacadda VOA La,aanta Afka Soomaaliga ayaa sheegay In Dowladda Soomaaliya aysan Aqoonsan Madax-banaanidda Somaliland sidoo Kal Caalamku uusan aqoonsan Somaliland.Haddalka Mr Gaas ayaa ku soo aadaya xilli Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland uu shaaciyay in Kullan dhex-mari doono Soomaaliya Iyo Soomaaliya isla Markaasna uu kullankaas yahay mid Labba Dowladood ay wadda hadlayaan.
Extended News
Dhagayso Raysul Wasaaraha Soomaaliya: Kismaayo waan Qabanaynaa, Somaliland ma Aqoonsanin, Caalamkana Ma Aqoonsana.
June 14 2012.
(Ogadentoday Press)- Raysul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Professor Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u waramayay Idaacadda VOA La,aanta Afka Soomaaliga ayaa sheegay In Dowladda Soomaaliya aysan Aqoonsan Madax-banaanidda Somaliland sidoo Kal Caalamku uusan aqoonsan Somaliland.
Haddalka Mr Gaas ayaa ku soo aadaya xilli Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland uu shaaciyay in Kullan dhex-mari doono Soomaaliya Iyo Soomaaliya isla Markaasna uu kullankaas yahay mid Labba Dowladood ay wadda hadlayaan.
Dhanka Kalle Cabdiwali ayaa la waydiiyay Arrimaha Kismaayo, Gobaladda Jubooyinka ah, Hoos ka dhagayso Dhamaan Waraysiyadaas.
Halkan Ka Dhagayso- Link