Barlamaanka Masar oo La Kala Diray.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 14 2012 10:52:52
Khamiis ( Ogadentoday Press)-Maxkamadda Sare ee Dastuurka Dalka Masar ayaa shaacisay In Golaha Barlamaanka Dalka Masar la kala diray Kadib Markii Buuq Baddan uu ka Dhashay Kooxaha Islaamiyiinta ah ee oogu Baddan Barlamaanka Dalka Masar.Sidoo Kalle Maxkamadda Sare ayaa ku Dhawaaqday In Jeneral Axmed Shafiiq oo ahaa Raysul Wasaarahii oogu Danbeeyay ee Maamulka Mubaarak uu yahay Musharax la loolamaya Hogaamiyaha Ururka Akhwaan Muslimiin u Sharaxan Maxamed Mursi.

Extended News
Barlamaanka Masar oo La Kala Diray.

June 14 2012.

Khamiis ( Ogadentoday Press)-Maxkamadda Sare ee Dastuurka Dalka Masar ayaa shaacisay In Golaha Barlamaanka Dalka Masar la kala diray Kadib Markii Buuq Baddan uu ka Dhashay Kooxaha Islaamiyiinta ah ee oogu Baddan Barlamaanka Dalka Masar.

Sidoo Kalle Maxkamadda Sare ayaa ku Dhawaaqday In Jeneral Axmed Shafiiq oo ahaa Raysul Wasaarahii oogu Danbeeyay ee Maamulka Mubaarak uu yahay Musharax la loolamaya Hogaamiyaha Ururka Akhwaan Muslimiin u Sharaxan Maxamed Mursi.



Qoddobka loo adeegsaday Barlamaanka ayaa ah in Seddex-Meelood meel aan si sharci ah loo soo dooraan Barlamaanka isla Markaasna lagu celin doono Doorashadda Barlamaanka.

Aqalka Hoose ee Barlamaanka Dalka Masar ayaa la soo dooraan Doonaa Bishan Dhamaadkeeda, Waxaana Dalka ka dhacaya Doorahadda Madaxnimadda ee Dalka Masar Labba Maalin Kadib oo ku Beegaan16 - 17 Bishan June.

Arrimaha Carabta
Ogadentoday Press.