Tuullooyin Ciidamadda Itoobiya Gubeen.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 14 2012 11:29:38
Khamiis ( Ogadentoday Press)- Ciidamadda Dowladda Itoobiya ayaa gubay Labadda Tuullo oo ka tirsan Ogaadeeniya gaar ahaan Deegaanka Dhagaxbuur. Dhamaan Dadka Deganaa Tuullooyinkan ayaa qaxay isla markaasna la sheegay Inay galeen Dhulka Baadiyaha ah. Falkan ayaa la sheegay inuu yimid Kadib Markii Ciidamadda Itoobiya oo wata Baabuur Gaashaaman ay ku amreen Dadka inay guuraan balse Dadka ay diideen.
Extended News
Tuullooyin Ciidamadda Itoobiya Gubeen.

June 14 2012.

Khamiis ( Ogadentoday Press)- Ciidamadda Dowladda Itoobiya ayaa gubay Labadda Tuullo oo ka tirsan Ogaadeeniya gaar ahaan Deegaanka Dhagaxbuur.

Tuuladda Lebiga Iyo Hunjuri ayaa lagu sheegay in yihiin Labadda Tuullo.

Dhamaan Dadka Deganaa Tuullooyinkan ayaa qaxay isla markaasna la sheegay Inay galeen Dhulka Baadiyaha ah.

Falkan ayaa la sheegay inuu yimid Kadib Markii Ciidamadda Itoobiya oo wata Baabuur Gaashaaman ay ku amreen Dadka inay guuraan balse Dadka ay diideen.

Mahan Markii Koobaad ee Dowladdu Itoobiya lagu eedeyay inay Guben Tuullooyinka.

Warbaxintan oo Buuxda Dib ka soo Gudbin Doonaa.