Daawo: Shirkadda SouthWest Energy oo Shidaalka Ogaden Shaxaadaysa. Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 15 2012 07:27:29Extended NewsDaawo: Shirkadda SouthWest Energy oo Shidaalka Ogaden Shaxaadaysa.
June 15 2012.
(Ogadentoday Press)- Shirkadda SouthWest Energy oo ah Shirkad Laga leedahay Dalka Itoobiya, Britian ahna Shirkadda doonaysa In Shidaalka Ogaden soo saarto ayaa doonaysa Inay Dadka Deegaanka ku soo Jiidato wax aan u qalmin Shidaalka Iyo Khayraadka Ogaden.
Shirkadda ayaa sheegtay In Iskuulo ay Dhiso Balse Su,aasha ayaa ah Dadka Ogaadeeniya Miyaysan Iskuullo Dhisan Karin oo aysan Waxba qabsan karrin. Odey ka Mid ah Dadka Deegaanka ayaa sheegay In Dadkan Iskood Iskuulka u dhisteen, Bal Hoos Ka Daawo Muuqaalka Shirkaddan ka soo Qaaday Ogaadeeniya.
Jabhadda ONLF ayaa diidan in Shidaalka Ogaden la soo saari Illaa Xalka Gobalka Ogaden laga gaaro Xal Siyaasadeed oo Afti Laga qaado Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya.