Ogaysiis: Buug Taariikhda Ogaadeeniya ka Hadlaya oo soo Baxaya
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 16 2012 03:01:54
Sabti ( Ogadentoday Press)- Muwaadin ka Mid ah Dhalinyaradda Ogaadeeniya ayaa daabacaya Book ku saabsan Xaaladda Ogaadeeniya, Taariikhda Ogaaadeeniya, Inta Baddan Book wuxuu ku saabsan yahay soo aruurinta Qisooyinka ka dhacay Ogaadeeniya.Buug Magaciisa ayaa la dhahaa “ Qisadda Halganka Ogaadeeniya”Muwaadintan ayaa u baahan qoraallo baddan ama qisooyin, Sheekooyin goob jog loo ahaa oo ka Dhacay Ogaadeeniya.
Extended News
Ogaysiis: Buug Taariikhda Ogaadeeniya ka Hadlaya oo soo Baxaya
June 16 2012.

Sabti ( Ogadentoday Press)- Muwaadin ka Mid ah Dhalinyaradda Ogaadeeniya ayaa daabacaya Book ku saabsan Xaaladda Ogaadeeniya, Taariikhda Ogaaadeeniya, Inta Baddan Book wuxuu ku saabsan yahay soo aruurinta Qisooyinka ka dhacay Ogaadeeniya.

Buug Magaciisa ayaa la dhahaa “ Qisadda Halganka Ogaadeeniya”

Muwaadintan ayaa u baahan qoraallo baddan ama qisooyin, Sheekooyin goob jog loo ahaa oo ka Dhacay Ogaadeeniya.

Haddaba Hadii aad haysid, Sheeko, Qiso, Dhacdo, Tallo, Tusaalle la Xiriir Ciwaankan Hoose ama Telleefoonkan hoose si toos ah u garaac.

+254722673598
mr.wadani@yahoo.com

Ogadentoday Press.