Xalay oo London Reer Ogaadeeniya Isku Arkeen- Fillo Muuqaalo, Sawiro Iyo Warbaxin.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 17 2012 06:41:32

Extended News


London oo Xalay Xaflad Balaaran Lagu Qabtay.

Xalay oo London Reer Ogaadeeniya Isku Arkeen- Fillo Muuqaalo, Sawiro Iyo Warbaxin.

Muuqaalkan waa Shirkii ONLF Sannadkii 2010 oo aan Tusaale u soo qaadanay.

June 17 2012.

Axad- ( Ogadentoday Press)- Jaaliyadda Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa si Balaaran Xalay Isugu Timid Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska, Kullankaan ayaa loogu Magac-daray Habeenkii Ogaadeeniya.

Haddaba, Fanaaniin, Dhalinyaro, Hooyooyin, Siyaasiyiin, Iyo Wax-garad ayaa Habeenkaas Iskugu Tagay.

Fanaaniinta Halkas Joogay Waxaa ka mid ah, Abwaan Maxamud Jaango, Fanaanka Da,ada Yar Cabdi Khaaliq Maxamed Siraad, Maxamed Yuusuf, Iyo Xaawo Luul.

Barnaamijkan oo Xiiso Baddan, Muuqaaladiisa, Sawiradiisa Iyo Warbaxinadiisa Fillo Saacadahan soo Socda.

Ogadentoday Press.