Jubadda Hoose: Dagaallo Xoogan oo ka Dhacay Afmadow.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on June 17 2012 07:13:36
Axad ( Ogadentoday Press)- Dagaal xoogan oo Khasaare gaystay ayaa ka dhacay Duleedka Magaaladda Afmadow ee Deegaanka Jubbada hoose. Wararka aan ka helyno Deegaankaas ayaa sheegay In Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen Xarun Ciidan oo Alshabaab ku lahayd Duleedka Magaaladda Afmadow.Labadda Dhan ayaa Warbaahinta u sheegay Inay midba kan kale ka guulaystay.Goobta uu Dagaalku ka dhacay ayaa Jirta 5 Km waxaana walaac dadka ka qabaan In Alshabaab ay u jirto oo kalli ah 5 Km.
Extended News
Jubadda Hoose: Dagaallo Xoogan oo ka Dhacay Afmadow.

June 17 2012.

Axad ( Ogadentoday Press)- Dagaal xoogan oo Khasaare gaystay ayaa ka dhacay Duleedka Magaaladda Afmadow ee Deegaanka Jubbada hoose.

Wararka aan ka helyno Deegaankaas ayaa sheegay In Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen Xarun Ciidan oo Alshabaab ku lahayd Duleedka Magaaladda Afmadow.

Labadda Dhan ayaa Warbaahinta u sheegay Inay midba kan kale ka guulaystay.

Goobta uu Dagaalku ka dhacay ayaa Jirta 5 Km waxaana walaac dadka ka qabaan In Alshabaab ay u jirto oo kalli ah 5 Km.

Dagaalkan ayaa la sheegay in qaar ka mid ah Alshabaab la qabtay balse ma Jiraan illo Madax-Banaan.
Dhimashadda Dagaalkan ayaa la sheegay inay baddan tahay wallow aan la hayn Tiradda Khasaaraha ah.

Ogadentoday Press.