Muwaadin Reer Ogaadeeniya ah oo La toogtay.
Posted by mohamed on June 21 2012 01:23:24
Khamiis- (Ogadentoday Press)- Muwaadin ka soo Jeeda Soomalidda Ogaadeeniya ayaa lagu dilay Dalka Koonfur Afrika, mahan Markii oogu horeysay ee la toogto Dadka Muhaajiriinta ah eek u Nool Dalkaas Koonfur Afrika.Muwaadinka la dilay ayaa Lagu Magacaaba Cabdi Qaadir Xiis, Waxaana Lagu dilay Isagoo Joogaa Tukaankiisa.Dilkan ayaa ka dhacay Nawaaxiga Magaaladda Cape Town gaar ahaan Tuuladda Nespriy oo uu Marxuumku Ganacsi ku lahaa.
Extended News
Muwaadin Reer Ogaadeeniya ah oo La toogtay.

June 21 2012. South Africa

Khamiis- (Ogadentoday Press)- Muwaadin ka soo Jeeda Soomalidda Ogaadeeniya ayaa lagu dilay Dalka Koonfur Afrika, mahan Markii oogu horeysay ee la toogto Dadka Muhaajiriinta ah eek u Nool Dalkaas Koonfur Afrika.

Muwaadinka la dilay ayaa Lagu Magacaaba Cabdi Qaadir Xiis, Waxaana Lagu dilay Isagoo Joogaa Tukaankiisa.

Dilkan ayaa ka dhacay Nawaaxiga Magaaladda Cape Town gaar ahaan Tuuladda Nespriy oo uu Marxuumku Ganacsi ku lahaa.

Dhamaan Jaaliyadda Soomaalidda Ogaadeeniya ee Dalka Koonfur Afrika Iyo Warbaahinta Ogadentoday Press ayaa tacsi u diraya Qaraabadda Iyo Eheladda Marxuumka, waxaana Ilaahay ooga Baryaynaa Janadii Fardowso Aamin Aamin Aamin.

Ogadentoday Press.