Maamulka Ogadentoday: Hanbalyo Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on July 02 2012 11:24:43
Isniin (Ogadentoday Press)- Madaxa Warbaahinta Ogadentoday oo ku hadlaya Dhamaan Magaca Shaqaalaha Warbaahinta Ogadentoday Press Iyo Akhristayaasha Warbaahintan, Waxaan Hanbalyo Balaaran u diraynaa Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay Joogaan Hanbalyo Dhalashadda Xornimadda Soomaaliya oo ku beegnayd 1 Luulyo.Waxaan leeyahay, Soomaaliya allaha u soo celiyo Nabad, Barwaaqo Iyo Dowladnimo Waarta, Sharax Iyo Ciso.
Extended News
Maamulka Ogadentoday: Hanbalyo Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.
July 2 2012.
Isniin (Ogadentoday Press)- Madaxa Warbaahinta Ogadentoday oo ku hadlaya Dhamaan Magaca Shaqaalaha Warbaahinta Ogadentoday Press Iyo Akhristayaasha Warbaahintan, Waxaan Hanbalyo Balaaran u diraynaa Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay Joogaan Hanbalyo Dhalashadda Xornimadda Soomaaliya oo ku beegnayd 1 Luulyo.
Waxaan leeyahay, Soomaaliya allaha u soo celiyo Nabad, Barwaaqo Iyo Dowladnimo Waarta, Sharax Iyo Ciso.
Soomaaliya waxay qaadatay Xoriyadda Sannadkii 1960, Calanka Soomaaliya waxaa u soo Halgamay umadda Soomaali meel walba Joogto, Waxaana u hurey Dhiiga Kumaankun Shacabka Soomaaliyeed ah oo la dirayay, Gumaysigaa Ingriiska, Talyaaniga Sidoo Kalle Damacii waalnaa ee Xabashidda oo doonaysay Inay Badaha Soomaliya ku qabsato.
Waxaan leenahay Soomaaliya Dib u noolaan Soomaaliya ha israaco, Aaamin Aamin Aamin.