Dagaal Khasaare Xoogaan gaystay oo ka Dhacay Jubadda Hoose.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on July 22 2012 08:13:17
Axad (Ogadentoday Press) – Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo ay caawinayaan Ciidanka Kenya ayaa Dagaa Xoogaan ay ku soo qaadeen Alshabaab ee joogaa Deegaano Jubbada hoose ka tirsan sida Illo Xog-ogaal u sheegeen Warbaahinta Ogadentoday Press. Alshabab ayaa soo weerartay Xarumo Ciidamadda Kenya Iyo Soomaaliya ku lahaayeen Deegaanadda Qooqaan, Kulbiyow. Dagaalkan ayaa la sheegay in Khasaare Xoogaan ka dhashay wallow aan la haynin Tiradda Dhabta ah, waxaana laga maqlayay sawaxanka Madaafiicda Deegaanadda u dhow Qooqaani Iyo Kulbiyow.

Extended News
Dagaal Khasaare Xoogaan gaystay oo ka Dhacay Jubadda Hoose.

July 22 2012.

Axad (Ogadentoday Press) – Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo ay caawinayaan Ciidanka Kenya ayaa Dagaa Xoogaan ay ku soo qaadeen Alshabaab ee joogaa Deegaano Jubbada hoose ka tirsan sida Illo Xog-ogaal u sheegeen Warbaahinta Ogadentoday Press.

Alshabab ayaa soo weerartay Xarumo Ciidamadda Kenya Iyo Soomaaliya ku lahaayeen Deegaanadda Qooqaan, Kulbiyow.

Dagaalkan ayaa la sheegay in Khasaare Xoogaan ka dhashay wallow aan la haynin Tiradda Dhabta ah, waxaana laga maqlayay sawaxanka Madaafiicda Deegaanadda u dhow Qooqaani Iyo Kulbiyow.

Ciidamadda Kenya Iyo Soomaliya ayaa sheegay in doonayaan inay qabtaan Magaaladda Kismaayo bishan fooda nagu soo haysa.

Kala soco Warbaahinta wixii ka soo Kordha..

Ogadentoday Press.