Abaaro Xun oo Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya laga baqayo.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on July 31 2012 03:42:32
Talaado (Ogadentoday Press)- Wararka ka imanaya Waddanka Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa sheegaya In Abaaro aad u addag looga cabsi qabo inay ku habsaddaan Dhulka.Abaartan ayaa sabab u ah xilligii roobka oo la waayay Roobkii Guga, Abaartan ayaa laga baqayaa sidoo kale inay ku dhacdo dhamaan Geeska Afrika.Hay,addaha Caalamiga ah ayaa ka digay Abaartan Xooggan oo ku dhufata Dalalka, Kenya, Soomaaliya, Jabuuti Iyo Itoobiya.
Extended News
Abaaro Xun oo Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya laga baqayo.
July 31 2012.
Talaado (Ogadentoday Press)- Wararka ka imanaya Waddanka Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa sheegaya In Abaaro aad u addag looga cabsi qabo inay ku habsaddaan Dhulka.
Abaartan ayaa sabab u ah xilligii roobka oo la waayay Roobkii Guga, Abaartan ayaa laga baqayaa sidoo kale inay ku dhacdo dhamaan Geeska Afrika.
Hay,addaha Caalamiga ah ayaa ka digay Abaartan Xooggan oo ku dhufata Dalalka, Kenya, Soomaaliya, Jabuuti Iyo Itoobiya.
Abaarahan ayaa ku soo aadaya Xilli Xukumadda Itoobiya ay galayso Marxaladdu Adag oo Siyaasadeed.
Ogadentoday Press