Marshaalle oo Muqdisho Lagu Dilay.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on July 31 2012 10:31:09
(Ogadentoday Press)- Abaarihii Salaadii Makhrib ayaa Dabley hubaysan oo aan la aqoon Cida ay yihiin ay ku dileen Xaafadda Waabari ee Magaaladda Muqdisho Jilaaga caanka ahaa ee Soomaaliyeed Lagu Magacaabo Cabdi Jeylaani Maarshaalle.Dhaawaca gaaray Marxuumka ayaa loola cararay Hospitalka Madiina Halkaas oo uu ku geeriyooday. Marshaale wuxuu ku soo can baxay majaaajillooyinka iyo ruwaayadaha inta baddan laga daawado TV Soomaalidda gaar ahaan Universal TV.
Extended News
Marshaalle oo Muqdisho Lagu Dilay.

July 31 2012.

(Ogadentoday Press)- Abaarihii Salaadii Makhrib ayaa Dabley hubaysan oo aan la aqoon Cida ay yihiin ay ku dileen Xaafadda Waabari ee Magaaladda Muqdisho Jilaaga caanka ahaa ee Soomaaliyeed Lagu Magacaabo Cabdi Jeylaani Maarshaalle.

Dhaawaca gaaray Marxuumka ayaa loola cararay Hospitalka Madiina Halkaas oo uu ku geeriyooday.

Marshaale wuxuu ku soo can baxay majaaajillooyinka iyo ruwaayadaha inta baddan laga daawado TV Soomaalidda gaar ahaan Universal TV.

Ogadentoday Press
Muqdisho
Soomaaliya.