Siyaasiyadd Itoobiyaan ah oo London Lagu Xukumay.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on August 02 2012 09:22:44
(Ogadentoday Press)- Haweenay Siyaasiyad ah (Ethiopian diplomat woman) kana tirsan Safaaradda Itoobiya ee ku taalla Maraykanka Magaaladda Washington ayaa lagu qabtay Iyadoo si dhuumasho ah ku galinaysa London Daroogadda loo yaqaan “ Cannibas”Haweenayddan oo lagu magacaabo Amelework Wondemagegne ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaraddaha ee London Heathrow Airport.Haweenayddan ayaa isku daysay Inay isku difaacdo maadaamo tahay Siyaasasid ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya balse ay socon waysay arrintaas.
Extended News
Siyaasiyadd Itoobiyaan ah oo London Lagu Xukumay.
Aguest 02 2012.
(Ogadentoday Press)- Haweenay Siyaasiyad ah (Ethiopian diplomat woman) kana tirsan Safaaradda Itoobiya ee ku taalla Maraykanka Magaaladda Washington ayaa lagu qabtay Iyadoo si dhuumasho ah ku galinaysa London Daroogadda loo yaqaan “ Cannibas”
Haweenayddan oo lagu magacaabo Amelework Wondemagegne ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaraddaha ee London Heathrow Airport.
Haweenayddan ayaa isku daysay Inay isku difaacdo maadaamo tahay Siyaasasid ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya balse ay socon waysay arrintaas.
Maxkamadda ku Taalla Galbeedka London ayaa la saaray waxaana Lagu Xukumay 33 Bilood oo Xarig ah.
Haweenayddan ayaa lagu qabtay 56 kilograms (123 pounds) oo ah Daroogadda loo yaqaan Cannibas.
Haweenadan ayaa ka shaqaysa Safaradda Itoobiya ee Maraykanka waxayna dhashay Labba Ilmood waxay u sheegtay Maxkamadda In waxay waday ahayd Bas-Baas Iyo Hillib balse Maxkamadda ayaa ka diiday.
Ogadentoday Press.
London.