Kismaayo oo la weerarayo maalmahan soo socda.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on August 07 2012 15:07:42
Arbaco –(Ogadentoday Press)- Warar ka soo baxaya Illo Xog-ogaal ah una dhow Dowladda Soomaaliya oo u waramay Warbaahinta Ogadentoday Press ayaa sheegay in Ciidamadda Soomaaliya, Iyo Kuwa AMISOM ay weerar cir, dhul Iyo Bada ah ka weerari doonaan Magaaladda Xeebta ku taalla ee Kismaayo.Illo ku suggan Magaaladda Muqdisho ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta Ogadentoday Press in la filayo Caawo Ciidamadda Cirka ee AMISOM soo gaareen Magaaladda Muqdisho wallow aan la sheegin Tiradoodda Dhabta ah. Diyaaradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ayaa la sheegay inay soo gaari doonaan Muqdisho waxaana ka caawinaya Arrimaha Mukhaabaraadka Dowladdo Reer Galbeedka ah oo adeegsanaya Diyaaradaha wax basaasa.
Extended News
Kismaayo oo la weerarayo maalmahan soo socda.

Ogoosto 08 2012.

Arbaco –(Ogadentoday Press)- Warar ka soo baxaya Illo Xog-ogaal ah una dhow Dowladda Soomaaliya oo u waramay Warbaahinta Ogadentoday Press ayaa sheegay in Ciidamadda Soomaaliya, Iyo Kuwa AMISOM ay weerar cir, dhul Iyo Bad ah ka weerari doonaan Magaaladda Xeebta ku taalla ee Kismaayo.

Illo ku suggan Magaaladda Muqdisho ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta Ogadentoday Press in la filayo Caawo Ciidamadda Cirka ee AMISOM soo gaareen Magaaladda Muqdisho wallow aan la sheegin Tiradoodda Dhabta ah.

Diyaaradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ayaa la sheegay inay soo gaari doonaan Muqdisho waxaana ka caawinaya Arrimaha Mukhaabaraadka Dowladdo Reer Galbeedka ah oo adeegsanaya Diyaaradaha wax basaasa.

La soco wixii ka soo kordha.

Ogadentoday Press.