Fariinta Qoraaga Warbaahinta Ogadentoday Press: Mahadnaq.
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on August 09 2012 07:36:53
Khamiis ( Ogadentoday Press)-Tafatiraha Warbaahinta Ogadentoday Press wuxuu Mahad-naq balaadhan u dirayaa Dhamaan Akhristayaasha warbaahinta Ogadentoday Press, Tallooyinka aad soo Jeediseen ee ku saabsanaa Warbaahinta Ogadentoday Press oo Sannadkii Seddexaad Jirsatay. Qoraalka aan soo gudbinay wuxuu Noqday mid Farxad wayn noo ah waxaana Akhristay 1800 qof meesha 40 qof faallooyin ka dhiibeen, Rayiga aan aruurinay ee Warbaahinta Ogadentoday Press oo Dadwaynaha u codeeynayeen ayaa Dhamaa 273 qof kuwaas oo ku Tilmaamay in Warbaahinta Ogadentoday Press Aad baa loo Xiiseeya. 83.52% (228 votes).
Extended News
Fariinta Qoraaga Warbaahinta Ogadentoday Press: Mahadnaq.
Ogoosto 09 8 2012.
Khamiis ( Ogadentoday Press)-Tafatiraha Warbaahinta Ogadentoday Press wuxuu Mahad-naq balaadhan u dirayaa Dhamaan Akhristayaasha warbaahinta Ogadentoday Press, Tallooyinka aad soo Jeediseen ee ku saabsanaa Warbaahinta Ogadentoday Press oo Sannadkii Seddexaad Jirsatay.
Qoraalka aan soo gudbinay wuxuu Noqday mid Farxad wayn noo ah waxaana Akhristay 1800 qof meesha 40 qof faallooyin ka dhiibeen, Rayiga aan aruurinay ee Warbaahinta Ogadentoday Press oo Dadwaynaha u codeeynayeen ayaa Dhamaa 273 qof kuwaas oo ku Tilmaamay in Warbaahinta Ogadentoday Press Aad baa loo Xiiseeya. 83.52% (228 votes).
Waxaan leenahay Tallooyinkii aad soo Jeediseen oo ka mid ahaayeen Inaan Webka Naqshadda ka baddalno, Inaan Sida uu yahay ku wadno Luuqadda Afka Soomaaliga Iyo English ah, Inaan Barnaamijyadda Diinta ku soo darno waanu ballan qaadaynaa.
Halkan ka eeg Qoraalkii Taabo Meeshan Link
Mahadsanidin
Ogadentoday Press.