Zenawi oo Laga hadalay? Maxaa la Yiri?
Posted by Ogadentoday-Chief Editor on August 09 2012 08:11:41
Khamiis (Ogadentoday Press)- Wargaysyadda Caalamka ayaa soo qoray xog ku saabsan Zenawi kuwaas sheegay in aysan haynin illo lagu kalsoon yahay balse Hadii uu Zenawi Caafimaad qabbo la maqli lahaa. Wargayska Guardian ee ka soo baxa Dalka Britain ayaa qoramadiisa waxaa ka mid ahaa. " “It is a mystery what has happened to Meles and not even his own ministers know his fate," an exiled Ethiopian source said. "Media in Ethiopia have been getting it wrong and have now dropped the story altogether." Some analysts have claimed that Meles will not return to power at all, after a senior member of the TPLF, Sibhat Nega, stated that the party was working on a power succession and that the regime could continue in the event of "individuals" dying or leaving the government”
Extended News
Zenawi oo Laga hadalay? Maxaa la Yiri?
Ogoosto 09-8-2012.
Khamiis (Ogadentoday Press)- Wargaysyadda Caalamka ayaa soo qoray xog ku saabsan Zenawi kuwaas sheegay in aysan haynin illo lagu kalsoon yahay balse Hadii uu Zenawi Caafimaad qabbo waa la maqli lahaa.
Wargayska Guardian ee ka soo baxa Dalka Britain ayaa qoramadiisa waxaa ka mid ahaa
“It is a mystery what has happened to Meles and not even his own ministers know his fate," an exiled Ethiopian source said. "Media in Ethiopia have been getting it wrong and have now dropped the story altogether." Some analysts have claimed that Meles will not return to power at all, after a senior member of the TPLF, Sibhat Nega, stated that the party was working on a power succession and that the regime could continue in the event of "individuals" dying or leaving the government”
Waa mucjso wax ku dhacay Melez, xataa Wasiiradiisu waxba kama ogo waa “ Gaas-Dhagoolayaal” Saxaafadda Itoobiya si qaldan ayay wax u fahmeen haddana Sheekaddii way Joojiyeen. Qaar ka mid ah dadka Siyaasadda ka faaloodda ayaa sheegtay in Zenawi uusan Xilka ku soo laaban doonin, Iyagoo ka soo Xignaya siday sheegteen Sebhad Negga oo sheegay in Xisbiga TPLF uu ku howlan yahay sidii Awooda u wareejin lahaa, Taliskana Dowladda way ka tagi ama mid mid u dhiman doonaan”
Wargayska oo sii wata haddalka ayaa qoraay
“A century ago Emperor Menelik II, the founder of modern imperial Ethiopia, was buried in 1913 without any public announcement after he had been incapacitated by a stroke for several years, leaving the administration of the country in the hands of a specially appointed council.
Muddo qarni ka hor ah Menelik, oo ahaa aas-aasihii Nidaamka Casriga ah ee Boqortooyadda Itoobiya ayaa si qarsoodi ah loo xabaalay sannadkii 1913, Iyadoo aan loo sheegin dadwaynaha, waxaana muddo sannado ah hayay Xanuunka Wadnada “ Stroke” wuxuuna Maamulka Dalka ooga tagay Gudi khaas ah oo uu magacaabay”
Xaalka Zenawi wuxuu u muuqadaa Inuu ku daayay.
Ogadentoday Press.